Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Aktoobareey Adaa Lahaa Waa Sanad Guuradii 50 Kacaankii Barakaysnaa Ee 21 October.

Maanta waxay ku beegan tahay Sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegtay markii kacaankii barakaysnaa uu xukunka kala wareegay dawladii rayidka ahayd kadib markii quwado shisheeye ku guulaysteen inay dilaan Madaxwayne Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Kacaankii Barakaysnaa

Kacaanka oo hogaaminayay Alle ha u naxriistee Maxamed Siyaad Bare oo ahaa madaxwayne laga abaal dhacay kadib markii uu xukunka ka dagi waayay mudo 21 sanadood ah.

21ka octoobar waxaa ay hayd maalin  siwayn looga dabaal dagi Jitray curashada Kacaankii barakaysnaa ee uu hogaaminayey allaha u naxariistee general Maxmad Siyaad Bare.

Tawradii barakaysnayd waxaa ay dalka Soomaaliya gaarsiisay meel sare waxaana ay ku talaabsatay horumar lataaban karo, waxaa ay dalka ka hirgaliyeen waxkasta oo dalka iyo dadka waxtar u ahaa, xiligii ay jirtay dawladii kacaanku umada Soomaaliyeed waxaa ay ahaayeen kuwo aad looga haybayso oo sharaf ku leh dunida meelwalba ooy ka joogaan.

Dawladii barakaysnayd ee kacaanka waxaa ka horyimid dad Soomaali ah oo qabiil iyo qabyaalad wax kudoon ah ,waxaana ay been u sheegeen shacabkii Soomaaliyeed, waxaana si wadir ah looriday dawladii barakaysnayd , kadibna shacabkii waxaa ay waayeen wixii ay danbiilayaashu u sheegaan, waxana ay shacabkii soomaaliyeed ku danbeeyeen meel aan laga sheekayn karin iyo in xabashi Xamar timaad iyo in gabdhahooda ay booyaasooyin u noqdaan carab.

Bal nala yara milicso wax qabadkii xukunkii Milatary ee soo maray dalkeena.

Ceeagaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply