Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Cabdimaalik Askar oo ah shaqsi waxbadan galiyay deegaanada SSC ilaa iyo shirkii Washington DC August 1999, Shirarkii Columbus Ohio 2001 iyo 2007, kuwii Minnesota ee ay dadka deegaanadan kaga tashanayeen ayaahooda inay gacanta ku qabsadaan ayaa maanta madasha 60ka oo ah madal lagu falanqeeyo siyaasada Soomaalida ka ga dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan jagada Madaxwaynenimda Maamulka Khaatumo.
Cabdimaalik ayaa ah nin shaqsiyadiisu Fiican tahay sidoo kalena leh karti iyo hufnaan uu ku hanankaro inuu gashaanka u daruuro duruufo aad u adag oo haatan lasoo darsay dadyowga reer Khaatumo.
Cabdimaalik oo uu waraysanayo Farxaan Axmed Nuur ‘Sugaal’ Dhagayso.Madasha 60ka oo lagu waraystay Musharaxa Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Cabdimaalik Askar
Ceegaag.com
Figradihiina