Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Argagixisada Al-shabaab oo weerar qarsoodi ah ku soo waday Kismaayo oo ka soo gudbi waayay Gaashaanka Ciidamada Jubaland

Xalay saqdii dhexe ayaa weerar ismiidaamin ah ay kusoo wadeen Kooxaha nabadiidka UGUS ay ka warheleen sirdoonka Jubaland kadibna iyaga oo kaashanaya kuwa dowlada dhexe ee Soomaaliya ay kala hortageen difaac aad u adag.

Wiilasha Soomaaliyeed ee la’qalday ayaa ka dhergay dhamacda rasaasta, ciidmada Jubaland ciidmadan oo in badan ka sariiganayay inay gumaadaan wiilasheena la qalday ayaa ka fursan waayay inay cashar lama ilaawaana siiyaan, hadana kusii sinqaya inay ka sifeeyaan dhamaan gobolada hoos yimaada maamulka Jubaland.

Daawo waxa dhacay anaga oo ka xun geerida caruurteena la’qalday

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply