Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Askari katirsan Ciidamadda Maamulka Puntland ayaa shalay Galabtii ku dilay Gudaha magaalada Garowe ee Caasimada Haweenay Caan ka ahayd Magaalada Garowe kana Ganacsan Jirtay Qaadka Taas Oo lagu magacaabo Qaali Jabuuti
Lama hayo sababta Rasmiga ah ee uu Askarigan ku Dilay Haweenaydan qaadka ka qanacsata ee lagu magacaabi jiray qaali Jabuuti Balse waxaa lo anaynayaa inay lacag kuleehay Askarigaas Kadibna uu Muran xoogan soo kala dhex Galay Hawenaydaas Geeriyootay iyo Askarigaas
Taliyaha madaxtooyada Puntland G/sare Cumar Cabdilaahi Maxamad ooxalay warbaahinta gudaha la hadlayay ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timi Qaali Jabuuti Xirsi,wuxuna ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday alle uga baryay inuu samir iyo iimaan buuxa ka siiyo.
Cumar Cabdilaahi Taliyaha Madaxtooyada ayaa sheegay In ninka falkaas geystay la qabtay Isla markaasna la xiray lana Hor keeni Doono maxkamad.
GARYAQAAN
Figradihiina