Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Axmed Islaam oo Qalbidhagax ku booqday Guri Xabsiyeedka AdisAbaba

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe) ayaa xabsiga ku booqday Sarkaalka OLF, Cabdikarim Sheekh Muuse Qalbidhagax Addis Ababa, Ethiopia Sabti 5ta Maajo 2018.

Qalbi Dhagax ayaa sirdoonka Soomaaliya iyo Kan Itoobiya si wada jir ah uga Afduubeen magaalada Gaalkacayo, ka dibna isaga oo aan helin cadaalad loo duuliyay caasimada Itoobiya ee Adisababa. Taasoo banaanka soo dhigtay meesha cidhiidhiga ah ee ay gashay dawladnimada Soomaaliya iyada oo dawlada hada joogtaa ku hawlantahay inay ka dhirindhiiriso dawladnimada Soomaaliya  hogaa ay ku dhacay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply