Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Axmed S aakin Faarax oo ahaa wariye dhexdhexaad ah ayaa dablay aan wali la qaban ku dileen magaalada Laascaanood dilkan wariyaha loogu gaystay Laascaanood ayaa ah dhacdo ugubku ah gobolada waqooyi ee Soomaaliya. iyada oo gobolada koonfureed ay ahaayeen halaqmareen lagu gumaado suxufiyiinta.
Dilkan ayaana ilaa hada wax hadal ah aysan kasoo saarin ciidamada nabadgalyada ee gobolku, taasoo far ku godidoonta Maamulka Somaliland oo haatan gacanta ku haya Laascaanood, hadii aysan si dhaqso ah usoo qabanin gacan ku dhiiglayaashaas.
Dhinaca kale Kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaana lahayn ilaa hada awood ay ku fuliyaan weerar noocan oo kale ah maadaama dadku is yaqaanaan Laascaanood Gudeheeda,
Hadaba waraysi ayaanu ka qaadnay Wariye Cali Dhagjar DhagaysoAxmed Saakin Faarax OO LADILAY
Figradihiina