Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Gudoomiyihii Dhinaca Somaliland ee Buuhoodle Xariir Maxamuud Axmed ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Xilkaasi iska Casilay, kadib Shirwayne Balaadhan oo Saaka Buuhoodle ka dhacay oo Goob joog ahaayeen Wasiiro katirsan Maamulka khaatumo iyo Cuqaasha iyo Waxgaradka Buuhoodle ayuu ku Caddeeyey inuu Xilkaasi ka Tanaanusal, isagoona Faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababaha keenay inuu is Casilo.
Cali Dhagjar
Buuhoodle
Figradihiina