Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa malin shalay ahayd ka dhacay banaan baxyo lagaga soo hor jeedo madaxwaynaha cusub ee maraykanka oo isagu xukunka ku yimid hab qabyaaladaysan oo cunsinimo ah ayaa waxaa dhamaan badanaa caasimadaha goboladan maraykanka iyo meelo badan oo kamida wadamada gaashaanbuurta Qarbiga.
Banaanbaxyadan oo ay hor kacayeen hooyooyinka ayaa waxaa badanaa hagayay dad iyagu sumcad ku leh wadamadan oo ay ugu horeeyaan jilayaasha waawayn ee filimada. waxaa iyana ka qayb qaadanayay ururada shaqaalaha, siyaasiyiinta xisbiga Dimuqraatiga iyo bulshada rayidka.
Banaanbaxyadan dadkii ka qaybqaadanayay ayaa u ee kaa shacabka wadanka maraykanka halka xafladii madaxwaynaha lagu dhaariyay ee caleemo saarka ay ahayd mid dadka cadaanka ahi gabi ahaanba ay ku kaliyeesteen 99%.
Ceegaag.com
Figradihiina