Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Balnaamijka oo wiigan uu marti ku ahaa wasiirku xigeenkii wasaarada Maaliyada ee xukuumadii badbaado qaran Cali Faarax Dirir (Cali Faysal) ayaa lagu qaadaa dhigay sabahabaha keenay ina gudoomiyayaasha bangiga dhexe ee soomaaliya shaqooyinkoodii isga tagaan iyo saamaynta ayku yeelan karto in laga midho dhaliyo dadaalkii xukuumadii Badbaado qaran u gashay in madaxda Soomaalida lagu aamino arimaha maamul ee wadankeena.
Daawo
Ceegaag.com
Figradihiina