Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Baro ama Bar Gobolada Soomaaliya

1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah 
baki 
boorame ,oo caasimada gobolka ah 
lug hayo 
zaylac

2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdisho
waxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 15 degmo waana kuwan

cabdi casiis 
boondheere 
xamar jajab 
xamar weyne 
hawl wadaag 
heliwaa ama huri waa 
hodan 
kaaraan 
shangaani 
shibis 
waaberi 
wada jir 
wardhiigley 
yaaqshiid 
dharkeynley

3- Bari oo isaguna wuxuu ka kooban yahay 11 degmo

boosaaso oo caasimada ah 
caluula 
badarbeyla 
rako 
ufayn 
waaciya
qandala 
qardho 
xaafuun 
isku shuban

4- Togdheer oo isaguna ka kooban afar degmo

burco waa caasimada 
buuhoodle 
shiikh 
oodweyne

5- Sool wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

laas caanood waa caasimada gobolka 
caynabo 
xudun 
taleex

6- Galguduud wuxuu isna ka kooban yahay sideed degmo.

dhuusa mareeb oo caasimada gobolka ah 
cadaado 
alad 
balanbale 
ceelbuur 
ceeldheeren 
caabud waaq 
gel hareeri

7- Hiiraan wuxuu isna ka kooban yahay shan

baladweyne waa caasimada gobolka 
buula barde 
jalalaqsi 
masax 
matabaan

8- Gedo wuxuu isna ka kooban yahay lix degmo

garbahaarey oo caasimada gobolka ah 
baardheere 
beledxaawo 
doolow 
ceelwaaq 
luuq

9- Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

hargeysa oo caasimada gobolka ah 
dacar budhuq 
ber bera 
gebilay

10- Mudug isaguna wuxuu ka kooban yahay shan degmo

gaalkacayo oo caasimada gobolka ah 
galdogob 
xara dheere 
hobiyo 
jiriiban

11- Shabeelada Dhexe wuxuu ka kooban yahay todobo degmo

jawhar oo caasimada gobolka ah 
balcad 
mahadaay 
cadale 
aadan yabaal 
warshiikh 
run rugood

12- Shabeelada hoose wuxuu ka kooban yahay todoba degmo

marka oo caasimada gobolka ah 
afgooye 
aw-dhiigle 
baraawe 
kuntiwaarey 
qoryooley 
sablaale

13- Bay wuxuu ka kooban yahay shan degmo

baydhabo waa caasimada gobolka 
buurxakabo 
diinsoor 
qansaxdheere 
bardaale

14- Bakool wuxuu isna ka kooban yahay shan degmo

xudur waa caasimada gobolka 
ceelbarde 
rab dhure 
tiyeglow 
biyooley

15- Jubada dhexe wuxuu ka kooban yahay afar degmo

bu’aale oo caasimada ah 
dujuma 
jilib 
saakow

16- Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo

ceerigaabo waa caasimada gobolka 
ceel afweyn 
laasqoray 
badhan

17- Jubada hoose wuxuu ka kooban yahay shan degmo 

kismaanyo oo caasimada ah 
afmadow 
badhaadhe 
xagar 
jamaame

18- Nugaal wuxuu ka kooban yahay afar degmo

garoowe waa caasimada gobolka 
dangorayo 
ayl 
burtinle

Intaas waxaa kudhan gobalada iyo degmooyinka Soomaaliya.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply