Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Beelha Harti Waqooyi ee Khaatumo iyo Maakhir oo baryahan doonaya inay yagleelaan maamul goboleed ay ku mideesan yihiin dadka deegaanka iyada oo ay hada taageereen amaamurta Daarood ee horay u yagleelan Maamulka Jubaland. Hogaamiyaayaashan ayaa u muujiyay Taageero Hiil iyo hoobaleh balse codsi u jeediyay dadka deeganada Gobolada Sool Sanaad iyo Cayn inay layimaadaan midnimo iyo Maamul wanaag. Daawo
Ceegaag.com
Figradihiina