Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ciidamada RRU-da ee loo tababaray ka hortasga argagixisada oo uu watay Wasiirka arimaha gudaha ee mamulka Somaliland Cali Max’ed Warancade ayaa manta feedh iyo gacan ulatagay qaar katirsan xildhibaanada golaha deegaanka degmada Berbera iyaga oo dhaawacyo gaadhsiiyay laba ka mida xildhibaanada oo waqtigaas howl shaqo ugu socday xafiiska duqa degmada Berbera.
Xildhibaanada la garaacay iyo Shacab cadheysan oo saxaafada la Hadley ayaa sheegay in aysan jirin wax dowlad la yiraahdo falkana ay geesteen reero gobolo kale kasoo duulay ayna tahay in reer Berbera ay is difaacaan..
Figradihiina