Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa aastay laba ilmood oo dhalaana oo lagu oo gabdhihii Garcaday iyaga oo nool tuureen. Arinkan ayaa imanaya kadib markii ay magaalada kusoo badatay dhaqan xumida ka’imanasa dhinaacaa iyo Itoobiya.
Magaalada Hargaysa ayaa waxaa aad u buux dhaafiyay Itoobiyaan doonaya inay u tahriibaan Carabaha. Balse Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku soo dhigay Haweenay reer Hargaysa ah oo lagu eedeenayo inay iyadu tuurtaymid kamida labada ilmood ee dhalaanka aan waxba galabsan ahaa.
Mar aanu la xidhiidhnay Saldhiga xaafada New England (Xero Awr) ayaa naloo sheegay inay dawlada hoose Aaseen iminka Caruurtaa kadib markii ay Qaboojiyaha ku jireen in kabadan mudo Bil ah.
Ceegaag.com
Figradihiina