Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Cali Maxamed Axmed Cali Daacuun ayaa eedeemo xoogleh dusha uga tuuray maamulka Dawlada Puntland, isaga oo sheegay in lagaga guulaystay loolankii siyaasadeed ee Soomaaliya awoodii dalka ay maroorsadeed xoogaga kasoo jeeda nawaaxiga magaalada Muqdisho.
Hadaba nala dhagayso Cali Daacuun oo maryti ku ahaa caawa Madasha 60ka.Cali Daacuun Jan 24 2017
Ceegaag.com
Figradihiina