Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xidigta kubada kolayga Soomaaliya Jamaad Fiin oo ay weheliyaan Hooyadeed Yaasmiin, walaaladeed Jamal iyo Liibaan iyo waliba Musharixii madaxwaynaha Soomaaliya 2022 Bashiir Xaaji Cali ayaa booqday magaaalda Ceegaag ee Gobolka…
Tunis: Sept 21, 2022. Mogadishu City Clubayaa ka qaybqaadanasa tartanka kubada kolayga ee gabdhaha kasoo ka dhacaya wadanka Tuuniisiya caasimadiisa Tunis. Ciyaarahan ayaa ah kuwo dhaca sanad walba, iyada oo…
Barxada Timilty oo ah barxada ay Soomaalidu badanaa isugu yimaadaan magaalda Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa ururka madaniga ah ee ay Soomaalidu maalgaliyaan SAYPA ku qabteen xaflad ay…
Iyada oo caabuqa Karoonuhu saameeyay dunida ayaa hadana waxa uu aad u saameeyay shacabka Soomaaliyeed kuwooda saboolka ah, iyada oo taa ay ka duulaso ayaa Jamaad Fiin oo ka tirsan…
Fanaan numcaan oo baryahan safar ku mararayay wadamada Yurub ayaa waxa uu ka qayb galay tartan ciyaareen alagu qabtay Magaalada Stocholm ee wadanka Sweden isaga u mahad celinaya dhalinta reer…
Waxaa nagu soo noqnoqotay in aan webka laga daalacan karin teleefoonada markii aan ciladaa baadhanay waxaan ogaanay in uu baaxada webku aad u waynaaday oo uu dhaafay cadadka telefoonada, hadaba…
Ciyaaraha gabdhaha ee wadamada Carabta ayaa si habsami ah uga socda magaalada Shaariqa ee wadanka Iskutaga Imaaraadka Carabta. Ciyaarahan oo ka ka kooban Kubada Kolayga, Kaarateega, Qaanso Ridida, Fooli Boolka,…
Dear Friends, To donate Click Here I’m a Somali American born in Sool and raised in Mogadishu. I began playing basketball at the age of 7 and credit the sport…
Laascaabood: Garoon casriya oo kubada cagta ah oo loogu magac daray halyeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bille Cabdi oo maanta uu xadhiga ka jaray isla Cabdi Bille ayadoo lagu furay ciyaar…
By Christopher Frangolini | GLOBE CORRESPONDENT Warfa Abdillahi scored 16 of his game-high 22 points in the fourth quarter as Charlestown defeated visiting BC High, 65-59, Saturday in a nonconference…
Taariikhdu markay ahayd 17/11/2014 ayaa waxaa ciyaaraha kubadda cagta ee jaamacada muqdisho ka bilawdeen garoonka kubadda cagta ee minashiibiyo ee magaalada muqdisho. koob loogu magacdaray Dr. Axmed Jimcaale Maxamed (KAASTARO)…
Mogadishu- Somali Football Federation and the United Nations Office in Somalia (UNSOM) have jointly organized a football for peace event as an observation for the international day of peace. The…
Xulka kubadda cagta Jarmalka ayaa xalay ku guuleystay koobka kubadda cagta ee adduunka 2014-ka, kaddib markii uu 1-0 kaga badiyay xulka dalka Argentina oo ay ciyaar adag yeesheen. Cayaarta oo ahayd…
CAF president Issa Hayatou has expressed his condolences to the people of Somalia and the East African football community following the death of Somalia’s first national team captain Mohamed Qalaf…
Tartanka ciyaaraha kooxaha heerka koowaad ee magaalada Kismaayo oo uu soo qaban qaabiyey maamulka Jubbaland ayaa ka furtay garoonka kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo, waxaana furitaankiisa kasoo qayb galay…
Tartankan Kubadda Cagta ah waxaa ka qeyb qaadanaya 128 Iskuul Arday ka kala socota, tirada ciyaaryahannada ka qeyb qaadaneysa waa 2,304 (Laba Kun, Seddex Boqol iyo Afar) Ciyaaryahan waxaana soo…
Koobkii kubada cagta ee gobolada New England oo lasoo gabo gabeeyay axadii dhawayd ayaa waxaa 3: 0 koobkii kula caraabay kooxda Libaaxyada Lewiston iyaga oo ciyaartii Gabgabada kaga adkaaday kooxda…
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf (Timojilic) ayaa soo kormeeray garoonka kubadda cagta ee Kismaayo, kaasoo maalmihii u danbeeyay lagu waday howlo dayactir ah. Garoonkan oo lagu…
Magaalad Kismaayo waxaa manata lagu soo gaba gabeeyay tartankii kooxaha heerka koobaad ee magaalada Kismaayo kaasoo socday mudo dhan bil iyo bar. Xarunta Dhalinyarada Daryeel ee xaafada callanley ee magaalada…
Ciyaartaan oo lagu soo gaba gabaynaayey koob lagu soo dhowaynaayey golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubba ayaa ka dhacday garoonka kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo, waxayna dhexmartay kooxo kala…
Figradihiina