Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho, Ogosto 05, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum…
Aniga oo og: Raysalwasaare Xasan Cali Khayre ? In waxii maanta golaha shacabka ka dhacay ay ahaayeen sharci darro, loona marin habraacii saxda ahaa ee xil ka qaadis xukuumadeed.? In…
Muqdisho,Luuliyo 25, 2020: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sii socodsiinta iyo…
Dhuusamareeb, Luuliyo 22, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer…
WAR-MURTIYEED Dhusamareeb, July 22, 2020 Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah, kana dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug 19–22 Luuliyo,…
Deegaanada Caymeed ee Soomaaliya ayaa waxay yihiin kuwo taariikh facwayn ku leh taariikhda Aduunka siiba tan Soomaalida. deegaanada qaar ayaa ku bartilmaameesan baro dhegta dhiiga laysku daray oo Muslim iyo…
Iyada oo baryahan ay dawladii Soomaaliya ku dhantahay magaalada Dhuusamareeb caasimada Dawlada Galmudug ayaa waxaa maanta madasha 60ka lagu soo xidhay si loo waraysto wasiirka warfaafinta ee Maamulkaa. Wasiirka ayaa…
Iyada oo la’og yahay in deegaanadan Cayn ay kusoo siniqday maamulka Somaliland iyada oo Isimada Dhulbahante iska diidayaan inay joogaan deegaanada ay Somaliland ciidamada ka qoratay. Hadaba waxaa loo raray…
Dhuusamareeb, Luuliyo 20, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa…
Muqdisho, Luuliyo 18, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta…
Isbataalka Carafaad ee magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ka bilowday qaliinka Indhaha, qaliinkan ayaa waxaa fulinayaha haayada Manhal iyada oo doonasa inay ka fuliso qaliinkan deegaanada Buuhoodle iyo nawaaxigeeda. Hadaba daawo…
Waxaa si wadajir ah ay garoonka diyaaradaha ugu soo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaan, madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.…
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa Caawa ku Geeriyooday Naorobi alla haw naxariistii Maxamed Cabdi Xaashi, oo horay Puntland Madaxweyne uga soo noqday, sharaf Iyo Miisaan weyna ku dhex…
Garaadka ayaana Bulshada Deegaanka Dhilaalo u duceeye” Garaadka ayaana sheegay in Nabadaytii Labada Beelood Meel wanaagsan Marayso. DaawoCaliDHegjaroo warbixinkasoo diyaariyay. Ceegaag.com…
Colaada u dhaxaysa beelaha wada dega gobolka Cayn ayaa caqabad ku noqotay horumarka iyo kudhiirashada maalgashineed ee deegaanka ayaa haatan waxay gaadhay meeshii ugu hooseesay marka laga qiyaas qaato damiirka…
‘Abdi Xaaji Cali Cilmi oo Kamid ah Waxgaradka Degmada Ceegaag ayaa soo dhawayn Balaadhan iyo Casuumaad Maanta ugu sameeye Magaalada Ceegaag Gaar ahaan Magaaladiisa uu Degan yahay Ergooyinkii Nabadeed ee…
Horaan u daawaday amuurahaan “Saca naasa adag iyo wheedha maxaa kulmiyay?” Reisal wasaare Kheyre ayaa ku baaqaya in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo xoogana lasaaro sidi ay ku qabsoomi lahayd, islamarkaana…
Muqdisho, Luuliyo 09, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada, hormuudka Olalaha Isxilqaan iyo Maamulka Warbaahinta gaarka loo…
Bishii May 2005 ayaa shabakada Ceegaag booqasho shaqo ah ku tagtay Laascaanood goobihii aan booqanay ee aan warbixinta idiinka diyaarinay waxaa ka mid ahaa dugsiga hoose dhexe ee Gateway kaasoo…
Waxaa magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn lagu qabtay xaflad aad u balaadhan oo lagu maamuusayay ardaydii sanadkan ka qalin jabisay macadka Islaamiga ah ee daarul Biri. Daawo Ceegaag.com…
Figradihiina