Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 101)

C/qaadir Nuur Gurxan oo ku geeryooday magaalada Qardho.

C/qaadir Nuur Gurxan oo ku geeryooday magaalada Qardho.

Inaalilaahi inaa ilayhi raajicuun, C/qaadir Nuur Gurxan oo ku geeryooday magaalada Qardho Nov 23, 2012, dhamaan shaqaalaha shabakada Ceegaag.com waxaan tacsi u diranaa dhamaan reer Gurxan meelkasta oo ay joogaan. iyo…

Shikii beesha Cali Gari uga socday Buuhoodle oo lasoo afmeeray daawo qodabadii beeshu isku afgaratay

Shikii beesha Cali Gari uga socday Buuhoodle oo lasoo afmeeray daawo qodabadii beeshu isku afgaratay

     (Caaqil Cali Cabdi Cali O akhrinaya Go’aamadii Tawfiif2 ee Buuhoodle) Shirwaynihii Beesha Cali Axmed( Cali Gari) ayaa Magaalada Buuhoodle gaar ahaan Baliga Buuhoodle Saaka Lagu soo gabo Gabeeyey…

Ma Darasad Loogu Magacdaray Al_ Amal oo Carruuta Agoomaha ah Lagu Barayo Quraanka Kariimka ah oo Buuhoodle Laga Hirgaliyey( Daawo Full Video)

Ma Darasad Loogu Magacdaray Al_ Amal oo Carruuta Agoomaha ah Lagu Barayo Quraanka Kariimka ah oo Buuhoodle Laga Hirgaliyey( Daawo Full Video)

Magaalada Buuhoodle ayaa laga Hirgaliyey Malcaamada Lagu Baranayo Barashada Quraanka Kariimka ah oo Loogu Magacdaray( Al_Amal) Waxaana Malcaamadaasi Quraanka Kariimka ah loogu Dhigayaan Carruurta Yar yar ee agoomaha ee Kunool…

Shirweynihii Towfiiq2 ee beesha Cali Gari uga socdey Baliga Buuhoodle oo lagu wado in go’aamo laga soo saaro maalinta Sabtida ah.

Shirweynihii Towfiiq2 ee beesha Cali Gari uga socdey Baliga Buuhoodle oo lagu wado in go’aamo laga soo saaro maalinta Sabtida ah.

Iyadoo Mudooyinka Magaalada Buuhoodle gaar ahaan Baliga Buuhoodle uu ka socday Shirwaynaha ay leeyihiin Beel Waynta Cali Gari ayaa shirkaasi Waxaa uu haatan Galay Wajigii ugu Danbeeyey Waxaana beesha Shirkaasi…

Prof. Jawaari oo kulan la qaatay wafdi ka socdey Qaramada Midoobay.

Prof. Jawaari oo kulan la qaatay wafdi ka socdey Qaramada Midoobay.

Afhayeenka Baarlamanka Soomaaliya Maxamad Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Laamaha Qaramada Midoobay kuwaas oo maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho. Kulankan uu la qaatay guddoomiyaha…

Gudiga Fulinta ee Maamulka Khaatumo oo Dagaal u iclaamiyay kuwa ku soo duulay deegaanadooda

Gudiga Fulinta ee Maamulka Khaatumo oo Dagaal u iclaamiyay kuwa ku soo duulay deegaanadooda

Gudiga Fulinta ee Maamulka Khaatumo oo Dagaal u iclaamiyay in lagagasaaro kuwa ku soo duulay deegaanadooda. Warsaxaafadeed shalay kasoo baxay gudiga fulinta ee Khaatumo ayaa dagaal kama danbaysah ugu danbayn…

Akhriso Go’aamadii kasoo baxay shirkii Qurbo Joogta Beesha Maxamed Garaad (Bah-ararsame).

Akhriso Go’aamadii kasoo baxay shirkii Qurbo Joogta Beesha Maxamed Garaad (Bah-ararsame).

Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen qurba joogta beesha Maxamed Garaad (Bah-ararsame) oo lagaga arinsanyey xaaladda guud e deegaannada Khaatumo State, shirkaas oo ahaa nooca looyaqaan telephone confrece, ayaa beeshu…

Kulan looga hadlayay amaanka xaafada Islii oo lagu qabtay magaalada Nairobi.

Kulan looga hadlayay amaanka xaafada Islii oo lagu qabtay magaalada Nairobi.

Kulankan balaadhan ee looga hadlayay amaanka Xaafada Islii ee magaalada Nairobi  ayaa waxaa ka soo qeyb galay xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kaamakunji oo ay Islii ka tirsantahay Xildhibaan Yuusuf…

Madaxwene Xasan Sheekh oo isbedel siyaasadeed sameeyay (Warbixin Xasaasi ah)

Madaxwene Xasan Sheekh oo isbedel siyaasadeed sameeyay (Warbixin Xasaasi ah)

Madaxwene Xasan Sheekh oo isbedel siyaasadeed sameeyay, kana war bixiyay xaalada siyaasadeed iyo shaqooyinka uu ilaa hada qabtay.        …

Hay’adda Waabari African Development oo Buuhoodle Olole ka bilowday, deeq Lacag ahna gaadhsiisay Dhaawacyadii Kalshaale.

Hay’adda Waabari African Development oo Buuhoodle Olole ka bilowday, deeq Lacag ahna gaadhsiisay Dhaawacyadii Kalshaale.

Ha,yada Waabari African Development Association oo fadhigeeyu yahay Magaalada Nairobi ayaa olole Balaadhan oo Nadaafadeed Buuhoodle ka samaysay Isla Markaana Deeq Lacag ah u Qaybisay Qaar kamid ah Dhaawacyadii Ku…

Cuqaasha Beesha Cali Gari oo ka Hadlay Halka uu Marayo Shirwaynaha Towfiiq2 oo si Habsami ah Buuhoodle uga socda

Cuqaasha Beesha Cali Gari oo ka Hadlay Halka uu Marayo Shirwaynaha Towfiiq2 oo si Habsami ah Buuhoodle uga socda

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beelwaynta Cali Gari oo Shirwayne Balaadhan uga soco Baliga Buuhoodle ayaa Maanta Waxay Warbaahinta Ceegaag.com uga War Bixiyeen Halka uu Shirkoodu haatan uu Marayo Waxana kaloo Cuqaashu…

Dumarka Jubooyinka oo ka dhawaajiyay waxa ay raga Jubooyinku ka xishoodeen( Daah ka rogida Qiyaanadii Madaxwayne Xasan Sheekh)

Dumarka Jubooyinka oo ka dhawaajiyay waxa ay raga Jubooyinku ka xishoodeen( Daah ka rogida Qiyaanadii Madaxwayne Xasan Sheekh)

Hadii cadaalada lagarab maro Soomaaliya waxay ku noqonaysaa meeshii ay u huleeshay 22 sanadood ka hor. waa daryanka rasaasta ay ka dul ridayaan  Dumarka Jubooyinku Madaxwayne Xasan SHeekh. Xaliimo Soofe…

Raisul-wasaare Saacid oo ka been sheegay mabaadii’da ay aaminsan tahay Fowsiya Yusuf Xaji Adan, sida Distuurka NDP faqradda labaad qorayo waxay ‘aminsan tahay ilaalinaysaana, gooni isu-taagga iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland’

Raisul-wasaare Saacid oo ka been sheegay mabaadii’da ay aaminsan tahay Fowsiya Yusuf Xaji Adan, sida Distuurka xisbigeedii NDP faqradda labaad qorayo waxay ‘aminsan tahay ilaalinaysaana, gooni isu-taagga iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland’ Raiisul-salwasaaraha…

Shirweynaha Beesha Cali Gari ee Towfiiq2 oo maanta ka furmay magaalada Buuhoodle.

Shirweynaha Beesha Cali Gari ee Towfiiq2 oo maanta ka furmay magaalada Buuhoodle.

Daawo Xafladii reer Boston ku Saacideen Xukuumada raysalwasaare Saacid

Daawo Xafladii reer Boston ku Saacideen Xukuumada raysalwasaare Saacid

Xaflada oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada waxaa si wayn tageero loogu muujiyay xukuumada kooban iyo wasiirka 1aad ee soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon(saacid). Jaaliyada reer…

Xaflad lagu taageerayay Xukuumada Raysalwasaare Saacid oo ka dhacday Maglaada Boston carigan Maraykanka

Xaflad lagu taageerayay Xukuumada Raysalwasaare Saacid oo ka dhacday Maglaada Boston carigan Maraykanka

Boston Nov 12, 2012. Xaflada oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada waxaa si wayn tageero loogu muujiyay xukuumada kooban iyo wasiirka 1aad ee soomaaliya Cabdi…

Warsame Tubeec Yuusuf iyo Hodan Said Omar oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti. Daawo Sawirada

Warsame Tubeec Yuusuf iyo Hodan Said Omar oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti. Daawo Sawirada

“BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Dh Hijja 24th, 1433 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan November 9th, 2012 tariikhda Milaadiga Meher koodu ka…

Ogaysiis: Waxaa Jaaliyada reer Boston lagu wargalinayaa in Xafladii lagu Tageerayay Xukuumada Soomaaliya ee Raysalwasaare Saacid Dhacaso Nov 11, 2012

Ogaysiis: Waxaa Jaaliyada reer Boston lagu wargalinayaa in Xafladii lagu Tageerayay Xukuumada Soomaaliya ee Raysalwasaare Saacid Dhacaso Nov 11, 2012

Ogaysiis: Waxaa Jaaliyada reer Boston lagu wargalinayaa in Xafladii lagu Tageerayay Xukuumada Soomaaliya ee Raysalwasaare Saacid Dhacaso maalinimada Axada Nov 11, 2012 goobta ayka dhacasana aytahay goobtii hore loogu qabtay…

Ogaal TV oo idin soo bandhigtay munaasabadii Eid Al-Adhaa ee magaalada Boston

Ogaal TV oo idin soo bandhigtay munaasabadii Eid Al-Adhaa ee magaalada Boston

        …

Xaflad lagu soo dhawaynayay guddoomiye kuxigeenka Baarlamanka Kenya oo ka dhacday Edmonton.

Xaflad lagu soo dhawaynayay guddoomiye kuxigeenka Baarlamanka Kenya oo ka dhacday Edmonton.

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay Hotelka Mayfield eek u yaalla magaaladaEdmontonee dalkaCanada. Xafladdaas oo ay ka soo qaybgaleen dadwayne farabadan oo ka kala…