Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Munaasada Maalmaha Ciida ah awgeed ayaa Jaaliyada ka soo Jeeda Deegaanka Khaatumo ee Degan Wadanka asturilia Waxay Deeq Lacag ah oo Xoolo lagu iibiyey soo gaadhsiiyey Qoysaska agoomaha Barakacyaasha iyo…
Iyadoo Guud ahaanba Dalalka Caalamiga siwayn Looga Ciiday Munaasada Ciidul adxaa ayaa Dhinaca kale Magaalada Buuhoodle saaka salaadii Ciida Siwayn looga Ciiday, Misaajidyada ayaana lagu tukaday Salaadii Kadib Roobab Xoogan…
OGAAL TV oo waraysi layeelatay Madaxa SDC Abdirahman Yusuf, Su’aalihii aan waydiinay waxaa ka mid ahaa… 1. Wax manooga Sheegi kartaa Taariikh ahaan Sidii, Habkii, iyo dadkii ay maskaxdooda ka…
Shir ay isugu yimaadeen bishan October 21-keedii 2012 waxgaradka beesha Daarood ee ku nool magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda ayaa lagu lafaguray xaaladaha siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee ka jira dalka Soomaaliya…
Magaalada Buuhoodle Waxa Maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Garaad Abdilahi Garaad soofe oo kamid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn, Waxana…
Caawa Fiidkii Waxaa Deegaanka Goobwaynev oo dhinaca itoobiya ka Xigta Magaalada Buuhoodle lagu soo dhaweeyey Wafti uu Hogaaminayo Garaad Abdiahi Garaad Soofe oo kamid ah Madaxda Dhaqanka ee Gobolada Sool…
Waraysi aad u Xiiso badan oo OGAAL TV la yeelatay madaxa ACEDONE Cabdulqaadir Yaasiin, waraysigan ayaa lagu falanqeenayaa macnaha codaynta doorashooyinka, iyo noocyada doorashada iyo sida ay ugu kala muhimsan…
Moqdisho, 17, Oct, 2012 Waxaa maanta shir isugu yimid Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaas oo kalsoonida lagu siinyayey Ra’iisul wasaare Dr. Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) kadib markii 6 bishaan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada…
(Mogadishu, Somalia, October,16, 2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ballaaran ee uu hogaaminayey Xogahayah Guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin…
Dawlada Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa si wada jir ah ay u soo saareen wasaaradaheeda Maalyadda, Ganacsiga iyo warshadaha iyo tan arimaha dibadda boqortooyada sacuudiga ayaa waxa ay ku sheegeen inay fulinayaan…
Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda SCERDO ayaa ka mid noqday 30 qof oo ku guulaystay billadda dheemanka ah (Queen’s Diamond Jubilee Medal 2012) ee ay bixiso boqoradda Ingiriiska Queen Elezebeth II. Xaflad caawa lagu qabtay hoolka lagu magacaabo Howard Theatre ee ku yaala magaalada Edmonton ee dalka Canada xafladaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu guddoonsiinayay 30 shakhsi oo loo aqoonsaday in ay waxqabad muuqda u qabteen bulshada iyo hay’adaha ay masuulka ka yihiin. Bashir Xaaji Cali (Jamaal) oo ah guddoomiyaha guddiga fulinta hay’adda SCERDO ayaa ka mid ahaa dadkii loo aqoonsaday in ay wax badan ka qabteen horumarinta bulshada ku nool dalka Canada iyo dalka Soomaaliyaba isagoo wakhti badan ugu tabarucay sidii uu wax ugu qaban lahaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Edmonton iyo Dalkii hooyaba. Waxaa si gaar ah loogu ammaanay Bashir Xaaji Cali (Jamaal) sida uu u caawiyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee dhibaatadu ka haysato dhinacyada waxbarashada, shaqada iyo hoggaamintaba. Dadkii ku guulaystay biladaha ayaa waxaa gudoonsiinayay wakiilka Boqoradda Ingiriiska ee gobolka ALBERTA ee dalka Canada Xurmadle Donald Ethell oo si wayn ugu dheeraaday muhimadda ay leedahay billaddani iyo isagoo salaam iyo farriin uu ka sido Queen Elizabeth II boqorada Ingiriiska ahna boqorada dalka Canada u soo gudbiyay dadkii ku guulaystay billaddaas, qoysaskooda iyo asxaabtoodaba. Waxaa kaloo isna halkaas khudbad qiimo badan ka soo jeediyay Mudane Peter Goldring oo ah mudane baarlamanka federaalka Canada oo isna ku ammaanay dadkan ku guulaystay billaddan wax qabadka dhabta ah ee ay u qabtoon bulshadooda iyo dadka sida gaarka ah ugu baahan gargaarka. Xafladdaas oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin iyo madax ka socota qaybaha kala duwan ee dawladda Canada iyo martis haraf aad u badan ayaa ku soo gabagabowday jawi-farxadeed oo aad u sarreeya. …
Jamaacada Ummadda Soomaaliyeed Ee Buuhoodle (SNUB) UJeedo:- Ogaysiis Waxaa loogu bushaaraynayaa loo la ogaysiisanayaa dhamaanba dadka reer Buuhoodle in la furay Jamaacadda magaceedu kor ku xusan yahay sanad Jaamacaddeedka 2012-2013. Waxaa sharaf…
Sheekh Maxamed Idiris oo Booqasho ku yimid Magaalada Boston isagoo Dawro(Kulamo) isugu jirtay Muxaadarooyin iyo wax iswaydiin ah ugu tabarucay Jaaliyada Muslimiinta reer Boston. …
Isbitaalka Alxayaad ee kamid ah Isbitaalada ugu Waa Wayn ee ka Hawl gala Magaalada Buuhoodle ayaa haatan Waxa Baadhitaano Caafimaad ka Bilaabay Dr Xasan Wanaag oo Qaabilsan Xanuunada ku dhaca…
Cajaladahan oo ka kooban sadex qaybood waxaa duubay uguna tabarucay Jaaliyada Cabdulaahi Afgaab hadii aan nahay gudigii qabanqaabada Xafladana waxaan mahad celin baladhan u soo jeedinanaa Meerasane ee(Altaqwa Youth Channel). Qaybata…
Banaan Bax Balaadhan oo lagu Taageersan yahay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa Waxa uu Maanta ka dhacay Magaalada Buuhoodle Waxan Banaan Baxani ka soo Qayb Galay…
Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Pro.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daqiiqad ka hor u dhawaaqay raisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya. Waxaana xilka raisalwasaaronimada loo magacaabay Cabdi faarax Shirdoon { Saacid } Magacaabistan waxaa…
Mid kamid ah Enjineerada ku takhasudsay Dhisamayaasha Garoomada Diyaaraha ayaa Saaka Booqday Goobta laga dhisayo Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Buuhoodle Waxana socdaalkiisa ku Wehelinayey Gudiga Garoonka Diyaarahaha ee Buuhoodle isimo…
Jaamacada Bariga Africa oo ka dhisan gobolada kala duwan ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah magaalada Buuhoodle uga hirgelisey qayb Cusub oo kamid ah faracyadda Jaamacada. Qaybta Cusub…
Ha’yada Maxaliga ah ee SRO oo gacan ka helaysa ha’yada kale ee NBA ee Xarunteedu tahay Magaalada Laascaanood ayaa Degmada Widh Widh ee Gobolka Cayn ku Qabatay Siminaar ku saabsan…
Figradihiina