Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn lagu qabtay xaflad aad u balaadhan oo lagu maamuusayay ardaydii sanadkan ka qalin jabisay macadka Islaamiga ah ee daarul Biri. Daawo Ceegaag.com…
Iyo Waxgaradka Deegaanka oo Ka Hadlay hadaba nala daawada hadaldii masuuliyiinta. Ceegaag.com…
Muqdisho, Juun 30, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay…
Soomaaliya ayaa ku guuleystay kursiga madaxweyne ku-xigeenka golaha guud ee Qaramadda Midoobay, sida ay goor dhow shaaciyeen howl-galka Soomaaliya ee QM. Madaxweynaha Golaha Guud ee QM ayaa horraantii bishan loo…
…
Muqdisho, 26 Juun, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed, Rugta Ganacsiga iyo shaqaalaha…
Muqdisho, 26 Juun, 2020: Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna ayaa ubax…
Muqdisho, Juun 25, 2020; Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay…
Gudiga nabadaynta gocondhaale ayaa warbixin ka bixiyay meesha ay maraso nabadayntii u dhaxaysay labadii beelood ee dilalka isdaba jooga ahi ku dhex marayay deegaanadaa. Daawo Ceegaag.com…
Kadib markii aydawlada dhexe ee Soomaaliya la fadhiisatay dawlada Somaliland ayaa waxaa soo ifbaxaya go’aamadii shirkaa in ugu danbayn laysku waaafaqay. hadaba nala akhriso warbixinadaa. ceegaag.com…
Gudi ay ku bohoobeen shacabka reer Buuhoodle asal ahaan kasoo jeeda kuna nool badankoodu qurbaha ayaa gaadhsiiyay dhaqaale lagu nabadanayo deegaankooda, kasoo hada si habsami ah uga socda deegaanada Horufadhi…
Iyada oo nabadaynta beelaha ku dagaalamay Gocondhaale ayaa waxaa soo gadhaya dhaqaale ay beelaha reer Caymeed doonayaan inay ku taakuleeyaan nabadaynta deegaamadooda colaadu ka holcaso. Ceegaag.com…
We are writing to express our deep concern about the recent conference in Djibouti between the Federal Government of Somalia (FGS) and the Somaliland Regional Administration (SL) and the glaring…
Madasha 60ka oo haatan isu diyaarinasa doorashooyinka Soomaaliya iyo tartanka hada bilowday hadaba waxaa intaaba isku fuuqsaday shirka heshiisiinta Maamulka Somaliland iyo Dawlada Dhexe ee Soomaaliya. Siyaasiyiinta deegaanada Sool, Sanaag,…
Baaq Nabadeed Oo ku wajahan walaalaha colaadu ku dhex martay Deegaanka Gocondhaale, hadaba waakan baaqaasi ee daawasho wacan. ceegaag.com…
Shirka Jabuuti oo Soomaalidu aad u hadal haysay baryahan ayaa waxaa madasha lixdanka lagu waraystay laba aqoonyahan oo kasoo jeeda deegaanada gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Wariye Sugaal ayaa su’aalo badan…
Maadaama ay soo baxayaan warar sheegaya in dawlada dhexe ee Soomaaliya ku ixtiraamtay in Somaliland loo aqoonsado dhulkii Ingiriisku gumaysan jiray ee Soomaalida ayaa waxaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle…
Iyada oo ay isasoo taraso xasiloonida dalka Soomaaliya ayaa waxaa dawlada dhexe ee Soomaaliya u tafa xaydatay soo xero galinta Maamulka Somaliland oo gooni isutaag haatan Qayooday dalka iyo dadka…
Maaxwaynaha Maamulka Somaliland ayaa qudbad ay ka muuqatay rabitaanka Gooni isu taaga Somaliland ka jeediyay shirka heshiisiinta Dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo Somaliland ee haatan ka socda wadanka Soomaalida Jabuutiyaanka…
Waxgaradka Magaalada Qararo ayaa baaq u diray Madaxwaynaha DDS mudane Cagjar dhinaca kalena ugu baaqay dadka asal ahaan kasoo jeeda Qararo ee qurbaha ku nool inay dadkooda soo kaalmeeyaan. Daawo…
Figradihiina