Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ciidamada Xooga Dalka oo weerar Oo Qabsaday Xarunta Imaaraadka Ee Kismayo halkas oo taalay Dhuxul fara badan oo Imaaraadka halkas u taal gacanta oga dhigay. Dhinaca kale madaxwaynihii wakhtigu ka…
In an effort to curb the anticipated peak of COVID-19 in the coming days, Mayor Walsh today announced strict new measures for social and physical distancing for residents in the City of…
Kadib markii beesha Cali Bare ee Habarjeclo iyo beesha Cabdile Axmed ee Xuseen Siciid(Hayaag) ku kulmeen deegaanka Guumays ee gobolka Sool ayaa waxay is dhaafsadeen magdhaw dhan 200 oo halaad…
Iyada oo uu jiray iska horimaadyo u dhexeeyay qoysas kawada tirsan beesha Siciid Harti ayaa waxaa hada muuqata in nabadgalyo rasmi ahi ka dhalatay deegaanada Baharasame iyo Qayaad. Colaadan ayaa…
Muqdisho, Maarso 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga samata-bixin…
Kadib markii cudur Hargabeed xayawaanka ee coronavirus uu bilaabay inuu ku dhaco biniaadamka ayaa waxaa gabi ahaanba istaagay isusocodkii dunida iyo waliba isku socodkii degmooyinkii isku wadanka ah. Madaxda wadamada…
Wasiirka arrimaha dibeda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku hadlayay magaca wafuuda dowladda federalka Soomaaliya ee ka qeyb galaya shirka wadatashiga Puntland, ayaa ugu baaqay madaxda Puntland in tabashadooda ay…
Magaalada Dharkayngeenyo ee Gobolka Sool, ayaa maanta lagu caleemo saaray Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraalle, waxaana ku caana shubay Garaad Jaamac Garaad Cali. Caleemo saarka ayaa waxaa kasoo qayb galay…
‘Maanta waxaan si wada jir ah uga dhagax dhignay magaalada Baraawe aniga iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) xarun loogu talagalay daryeelka caafimaad ee hooyada…
Kooxda kubada kolayga ee jaamacada Emmanuel, Emmanuel Saint ayaa sanadkii labaad noqotay kooxda ku guulaysatay koobka waqooyi bari ee gobolada New England USA. Kooxdan oo ay u ciyarto Jamaad H.…
Health officials said this week that a novel coronavirus outbreak in the United States is a question of “not if but when,” and we should all prepare. But how? Boston-area experts on…
Habeenimadii sabtida ayaa waxaa magaalada Boston ka dhacay is arag aad u salbalaadhnaa oo jaaliyada Soomaalida Boston ay kula kulmeen arday wax ka barata midkamida Jaamacadaha ugu wayn ee ku…
Muqdisho, Febaraayo 21, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay Sharciga Doorashooyinka…
Wariya Cali Xaraare ayaa waraysi layeeshay Asadnaa Suudi oo u qaabilsan Tvgaa Falanqaynta Siyaasada Soomaalida. Waraysiga oo taabtay qaybo badan oo ay ka mid tahay soo cadho celinta shacabka u…
Abuukaate: Yuusuf Cismaan Samatar (Bardacad) oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ugu horeeyay ee ay yeelato Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa xalay ku geeryooday magaalada Boston ee carigan Maraykanka oo uu daganaa ilaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu soo gabo-gabeeyey howlihii la xiriiray ururinta…
Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan (Cadde) Alle ha u naxariistee, wuxuu kamid ahaa aasaasayaashii Ururka Midnimada Afrika, hadda loo baddalay Midowga Afrika, waxaana farxad noo ah in saaka sawirkiisa lagu dhajiyay…
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan…
Wararka ka imanaya magaalada ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso oo uu booqday wasiir goboleedka maamulka Puntland u qaabilsan waxbarashada isaga oo booqashadiisa u doortay dugsiga sare ee Boosaaso. una sheegay in…
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Baladxaawo oo saacado ka hor ay la wareegeen ciidamada Danab ee dawlada dhexe ee Soomaaliya iyaga oo kala wareegay wasiirkii Arimaha Amniga ee maamulka Jubaland kasoo…
Figradihiina