Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 15)

Madaxwaynaha Turkiga oo furay Masaajidka Cambridge ee UK.

Madaxwaynaha Turkiga oo furay Masaajidka Cambridge ee UK.

Madaxwaynaha wadanka Turkiga Rajiib Dayib Odogan ayaa furay masaajid wayn oo laga dhisay magaalada Cambridge ee wanka boqortooyada Ingiriiska. Madaxwayne Odogan ayaa haatan sidda tooshka hogaaminta wadamada islaamka ayaa maanta…

Gudiga isxilqaan oo qado sharaf soo dhaweena u sameeyay Safiirkooda Cali Shariif

Gudiga isxilqaan oo qado sharaf soo dhaweena u sameeyay Safiirkooda Cali Shariif

Gudiga isxilqaad oo haatan ka dhismaya wadankan Maraykanka goboladiisa kala duwan si wax looga qabto siyaasada Soomaaliya iyo tan Maraykankaba ee qusaysa Soomaalida iyo waliba is garab taaga Safaarada Soomaliya…

Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka Cali Shariif Axmed oo la kulmay jaaliyada Boston USA.

Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka Cali Shariif Axmed oo la kulmay jaaliyada Boston USA.

Waxaa habeeninadii xalay 12/01/2019 ka dhacay Magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka shir aad loosoo agaasimay oo uu jaaliyada kula kulmayay safiirka Soomaaliya ee wadanka Maraykanka Cali Shariif Axmed oo…

Urur Jaaliyadeedka SAYPA oo magaalada Boston kusoo casuumay Biftu Jillo

Urur Jaaliyadeedka SAYPA oo magaalada Boston kusoo casuumay Biftu Jillo

Urur Jaaliyadeedka Somali American Youth Parents Association (SAYPA) ayaa magaalada Boston oo xaruntiisa ah ku soo casuumay gabadh u ololaysa ka hortaga mukhaadaraadka ay dhalintu ku dhalan rogmaan. Biftu Jillo…

Almas elman oo ku jirtay Safaaradda Kenya ee Muqdisho oo ku dhextaal Xarunta Xalane ayaa xabad madaxa uga dhacday.

Almas elman oo ku jirtay Safaaradda Kenya ee Muqdisho oo ku dhextaal Xarunta Xalane ayaa xabad madaxa uga dhacday.

Lama yaqaan cidda xabadda riday iyo meesha ay ka timid lakin in lagu dhuftay xabada ayey warka qaar sheegayaan. Weyna geeriyootay Almas waxey kasoo jeedaa qoyska Elman. Waxey guursatay sanadkii…

Ogaysiis: Safiirka Soomaaliya ee USA oo Boston imanaya

Ogaysiis: Safiirka Soomaaliya ee USA oo Boston imanaya

Safiirka Cusub ee dawlada Soomaaliya usoo magacawday wadanka Maraykanka Cali Shariif Shariif Axmed ayaa booqasho shaqo ah ku imanaya magaalada Boston caasimada gobolka Massachussete. Safiirka ayaa maalinimada Axada ee bisha…

Aqoon isweydaarsiga sannadalaha shanaad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2019) Oo muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

Aqoon isweydaarsiga sannadalaha shanaad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2019) Oo muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

Waxaa maanta lasoo xiray aqoon isweydaarsiga sannadalaha shanaad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2019), oo muddo seddax maalmood ah ka socday magaalada Moqdisho. Aqoonisweydaarsigan oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed ee…

Ciidamo uu lasocday Afhayeenka Gobolka Bari Zakariye oo la wareegay Boosaaso

Ciidamo uu lasocday Afhayeenka Gobolka Bari Zakariye oo la wareegay Boosaaso

Magaalo Ganacsiyeedka Boosaaso Deeqa ayaa u gacan gashay ciidamada xasalinta gobolka Bari. Ciidamadan ayaa waxaa la socday afhayeenka gobolka bari Zakariye Xaaji Saciid. Magaalada ayaa xasiloon ciidamada Maamulka Puntland ayaa…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO NAIROBI KAGA QAYB-GELAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE DADWEYNAHA IYO HORUMARKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO NAIROBI KAGA QAYB-GELAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE DADWEYNAHA IYO HORUMARKA

Muqdisho, Nofeembar 11, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kaga qayb-gelaya Shirka Dadweynaha iyo Horumarka oo ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobey. Shirkan oo uu…

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO MAREYKANKA KA BILOWDAY DARDAR-GELINTA OLOLAHA LOOGU GURMANAYO DADKA FATAHAADDU AY SAAMEEYEEN

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO MAREYKANKA KA BILOWDAY DARDAR-GELINTA OLOLAHA LOOGU GURMANAYO DADKA FATAHAADDU AY SAAMEEYEEN

Columbus, Nofeembar 11, 2019: Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa Gobollada dalka Mareykanka ka bilowday Olole loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu ay kasoo gaartay fatahaadda Gobollada…

Beesha Warsangali Oo Go’aan Ka Qaadatay Puntland Fariina u Dirtay deegaanada kale ee SSC

Beesha Warsangali Oo Go’aan Ka Qaadatay Puntland Fariina u Dirtay deegaanada kale ee SSC

Shirar isdaba jooga oo reer Maakhir ku ku galayaan dalka iyo dibada ayaa isasoo taraya hadaba nala daawo laba shir oo kala dhacay Xingalool iyo Minneapolis. Shirkii Minneapolis Shirkii Xingalool…

Gudoomiyaha Maamulka Puntland Dhoobo-Daareed oo shir saxaafadeed ku qabtay Xingalool

Gudoomiyaha Maamulka Puntland Dhoobo-Daareed oo shir saxaafadeed ku qabtay Xingalool

Gudoomiyaha Maamulka Puntland ayaa shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag, Gudoomiyaha oo geed hoostii fadhiya ayaa sheegay inuu wali yahay gudoomiyaha xaqa ah ee Puntland. Hadaba nala…

Somalia needs Turkey’s help: Turkish foreign minister

Somalia needs Turkey’s help: Turkish foreign minister

The Turkish foreign minister on Sunday said Somalia needs Turkey’s help to ensure political stability, to restructure national security forces and to create an environment that will allow economic development.…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN GURMAD DEG-DEG AH LOO FIDIYO MUWAADINIINTA KU DHIBAATEYSAN FATAHAADAHA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN GURMAD DEG-DEG AH LOO FIDIYO MUWAADINIINTA KU DHIBAATEYSAN FATAHAADAHA

Muqdisho, Oktoobar 28, 2019; Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in gurmad…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA ISKAASHIGA RUUSHKA IYO AFRIKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA ISKAASHIGA RUUSHKA IYO AFRIKA

Sochi, Oktoobar 23, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo maanta ka furantay Magaalada Sochi ee dalka…

Madaxwayne Farmaajo oo u anba baxay Ruushka

Madaxwayne Farmaajo oo u anba baxay Ruushka

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Ruushka, halkaasoo uga qeyb galayo shirkii u horeeyay ee u dhaxeeya Ruushka iyo Afrika. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa 23-ka…

Hormarka Caasimadeena Muqdisho

Hormarka Caasimadeena Muqdisho

Dawlada N&N ayaa xusulduub ugu jirta soocelinta haybadii dalka ee luntay kadib markii ay yay maxaysati ahi diirteen caasimada dalka iyo dhamaan dalka meelo badan oo ay ka mid ahaayeen…

Aktoobareey Adaa Lahaa Waa Sanad Guuradii 50 Kacaankii Barakaysnaa Ee 21 October.

Aktoobareey Adaa Lahaa Waa Sanad Guuradii 50 Kacaankii Barakaysnaa Ee 21 October.

Maanta waxay ku beegan tahay Sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegtay markii kacaankii barakaysnaa uu xukunka kala wareegay dawladii rayidka ahayd kadib markii quwado shisheeye ku guulaysteen inay dilaan Madaxwayne…

Mudaaharaad isu baaqa oo ka dhacaya Garoowe iyo Kismaayo

Mudaaharaad isu baaqa oo ka dhacaya Garoowe iyo Kismaayo

Magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo ayaa shacabka joogaa maanta ku mudaaharadayaan Maamulka wakhtigu ka dhamaaday ee ka ariminaya qayb kamida Magaalada Kismaayo. Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee…

Dawlada N&N oo u xusul duuban xaalmarinta Xamar

Dawlada N&N oo u xusul duuban xaalmarinta Xamar

Waxaa maanta si lama filaan ah shaashadaha u qabsaday in isku mar dib loo yagleelay Taalooyinkii halgamayaashii Soomaaliyeed, waxaa booskoodii dib loogu celiyay taaladii Axmed Guray, Sayid Maxamed, Maxamed Soomaali,…