Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 16)

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre ayaa caawa u soo amba baxay Magaalada Washington ee dalka Mareykanka.

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre ayaa caawa u soo amba baxay Magaalada Washington ee dalka Mareykanka.

Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Somaliya ayaa ka dhoofay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyagoona transit ku ah Magaalada Addis Ababa, halkaasoo ay uga sii gudbi doonaan dhinaca Magaalada Washington. Wafdiga…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY DALKA ITOOBIYA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY DALKA ITOOBIYA

Muqdisho, Oktoobar 10, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Bole si diirran ugu…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA JABUUTI IYO WAFDIGIISA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA JABUUTI IYO WAFDIGIISA

Muqdisho, Oktoobar 09, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka aan walaalaha…

Go’aamadii kasoo baxay shirkii Dawlada Soomaaliya & Beesha Caalamka.

Go’aamadii kasoo baxay shirkii Dawlada Soomaaliya & Beesha Caalamka.

Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulankaasoo ka mid ahaa kulamadii Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka. Ka soo qeybgalayaasha waxay…

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo noqday

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo noqday

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka uu kaga qayb-galay Kulanka…

Xubno matalaya Jaaliyada Boston oo ka qayb qaatay sii sagootontii Madaxwayne Farmaajo

Xubno matalaya Jaaliyada Boston oo ka qayb qaatay sii sagootontii Madaxwayne Farmaajo

Waxaa magaalada New York ee cariga dalka Maraykanka ka dhoofay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo safar shaqo ah ku yimid xarunta qaramada midoobay oo uu ka dhacayay shirkii…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GOLAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY UGA WARBIXIYEY XAALADDA DALKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GOLAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY UGA WARBIXIYEY XAALADDA DALKA

New York, Sebteembar 26, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan dhaqaale iyo amni ee…

Kulan sadax geesood ah oo New York Ku dhex maray madaxweynayaasha Soomaalliya,Masar iyo Kenya.

Kulan sadax geesood ah oo New York Ku dhex maray madaxweynayaasha Soomaalliya,Masar iyo Kenya.

NEW YORK, 24ka Sebteembar, 2019: Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo…

Trump oo Xukunka laga Tuurayo

Trump oo Xukunka laga Tuurayo

Madaxwaynaha wadankan Maraykanka Donald J Trump ayaa lagu soo oogay dacwad ka dhan ah kadib markii uu isticmaalay lacag aad u badan oo uu ku qasbay madaxwaynaha Ukrine inuu baadhitaan…

Live: General Assembly: General Debate, 74th session

Live: General Assembly: General Debate, 74th session

24 Sep 2019 –  The annual General Debate of the United Nations General Assembly (from Tuesday, 24 September, to Saturday, 28 September, and on Monday, 30 September 2019.) is the occasion for…

Madaxweynaha ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarinta Sanadlaha ah ee Hoggaaminta Suubban ee Concardia ee 2019-ka

Madaxweynaha ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarinta Sanadlaha ah ee Hoggaaminta Suubban ee Concardia ee 2019-ka

Madaxweyne Farmaajo waxaa abaalmarintan la qeybsaday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eriteriya Mudane Isaias Afwerki kaalintii ay saddexda hoggaamiye ka qaateen nabadaynta iyo is dhexgalka dhaqaale ee…

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka

Halkaasoo uga qeyb galayo shirka sanadlaha ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey. Ajandeyaasha ugu waaweyn ee Hoggaamiyayaasha Caalamku ay kaga arrinsan doonaan Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey…

Dufcadii 23-aad ee Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo Loo Soo Gabagabeeyay Todobaadka Dhaqanka Jaamacadda Muqdisho Sanad Waxbarashadeedka 2019-2020

Dufcadii 23-aad ee Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo Loo Soo Gabagabeeyay Todobaadka Dhaqanka Jaamacadda Muqdisho Sanad Waxbarashadeedka 2019-2020

Munaasabad aad u balaaran si wayn loosoo agaasimay kuna saabsanayd todobaadka dhaqanka jaamacadda muqdisho loona qabtay ardayda cusub ee dufcadii 23-aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay xarunta ugu…

WAR SAXAAFADEED KU SAABSAN DANJIRAHA CUSUB EE SOOMAALIYA EE DALKA MAREYKANKA

WAR SAXAAFADEED KU SAABSAN DANJIRAHA CUSUB EE SOOMAALIYA EE DALKA MAREYKANKA

Washington, 17 Sebtembar, 2019: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa aqabaaladda waraaqaha aqoonsiga ee uu Madaxweynaha Mareykanka Mudane Donald J. Trump kaga guddoomay Aqalka Cad danjiraha cusub ee Soomaaliya ee…

Nigerian scientist develops cancer drugs from African plants

Nigerian scientist develops cancer drugs from African plants

*Mansurah Abdulazeez discusses how her visionary plant research could help in fight against tumoursMansurah Abdulazeez is a molecular biologist at the Center for Biotechnology Research, Bayero University Kano, Nigeria. Her…

Madaxwayne Farmaajo oo booqanaya Galmudug

Madaxwayne Farmaajo oo booqanaya Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu ku dhiiro galiyo…

Cabdidheere oo ku dhawaaqay musharaxbimadiisa Maamulka Galmudug

Cabdidheere oo ku dhawaaqay musharaxbimadiisa Maamulka Galmudug

Cabdi Cabilaahi Axmed (Cabdi Dhere) oo maanta Magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxtinimada Dowlad Goboleedka Galmudug. Xafladda Shaacinta Musharax MW Galmudug Cabdi C/llaahi Axmed…

Madaxweyne Farmaajo iyo dhismaha Ciidanka XDS.

Madaxweyne Farmaajo iyo dhismaha Ciidanka XDS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo juhdi badan ayuu galiyay in la helo Ciidamo Qaran oo xoogan. Madaxwaynaha ayaa geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay inuu dalka u dhiso…

Cabdi Cabdulaahi Ahmed oo u sharaxan jagada madaxtinimada Maamulka Galmudug

Cabdi Cabdulaahi Ahmed oo u sharaxan jagada madaxtinimada Maamulka Galmudug

Cabdidheere ayaa isu sharaxay jagada madaxtinimo ee Maamulka Galmudug. Cabdidheere ayaa ka mid ahaa aqoonyahanada ka shaqaysta magaalada Boston balse baryan danbe hawlo ganacsi u dagaanaa Bariga Afrika. Ceegaag.com…

Mohamed Abukar Nuur khabiir arimaha maamulka hawada oo marti ku ahaa Madasha 60ka

Mohamed Abukar Nuur khabiir arimaha maamulka hawada oo marti ku ahaa Madasha 60ka

Waxaa madasha 60ka lagu waraytay Khabiir ku takhasusay arimaha hawada kasoo ka mid ahaa aqoonyaanadii Dawladii dhexe u tababartay inay Hawada dalka hagaan hamaadii 1990kii, hadaba nala dhagayso waraysiga oo…