Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 17)

Xafladda Qalin jabinta Dufcadii 19aad ee Jaamacadda Muqdisho oo laqabtay

Xafladda Qalin jabinta Dufcadii 19aad ee Jaamacadda Muqdisho oo laqabtay

Xaflad si heer sare loosoo agaasimay kuna saabsaneyd qalin jabinta dufcadii 19aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay Hoolka Sahal ee Magaalada Muqdisho. Ugu horeyn waxaa kalmad soodhaweyn ah ka…

Abwaan Mataan: Guurawgii Kuumaday Baratay

Abwaan Mataan: Guurawgii Kuumaday Baratay

Abwaan Abwaan Xuseen Cali Mataan oo horay u tiriyay gabayo badan oo uu ka mid ahaa Diini bay baratay sanadkii 2012 markii la yagleelayay Maamulka Jubaland gabaygaa oo uu ku…

Kulan tartameedkii Kooxaha kubada kolayga ee reer Boston

Kulan tartameedkii Kooxaha kubada kolayga ee reer Boston

Sanadkan 2019 waxaa lagu soo kordhiyay xaflad fantasiyeed loogu dabaal dago dhaqanka Afrikaanka siiba kan Soomaalida ciyaaro ay ka qab qaadanayaan dhalinta da’yarta ah ee soo korasa. Tartanka kooxaha ku…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta wada-hadallo labo geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta wada-hadallo labo geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta wada-hadallo labo geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra’iisul…

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE FADHIGA GAARKA AH EE ARRIMAHA GEESKA AFRIKA EE SHIRWEYNAHA ‘TICAD’

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE FADHIGA GAARKA AH EE ARRIMAHA GEESKA AFRIKA EE SHIRWEYNAHA ‘TICAD’

MUDANE SHINZÕ ABE, RA’IISUL WASAARAHA JAPAN, MUDANE DR. ABIY AHMED, RA’IISUL WASAARAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA DIMUQRAADIGA AH EE ITOOBIYA; MUDANE ANTONIO GUTERRES, XOGHAYA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY; MUDANE MUSA FAQI GUDDOOMIYAHA…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA ISKAASHIGA AFRIKA IYO JAPAN

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA ISKAASHIGA AFRIKA IYO JAPAN

Yokohama, Ogoosto 28, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisay magaalada…

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen: Odawaa Yuusuf Raage ayaa Xilka kalawareegay Taliyhii hore Gen: Daahir Aadan Cilmi

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen: Odawaa Yuusuf Raage ayaa Xilka kalawareegay Taliyhii hore Gen: Daahir Aadan Cilmi

Taliyaha cusub ee loo magacaabay Ciidanka Xooga dalka ayaa ah mid khibrad u leh ladagaalanka argagixisada halka uu taliyii labadalay ahaa ruug cadaa ku xeel dheer hogaaminta ciidan ladagaalamaya ciidama…

Madaxwayne Farmajo oo casho sharaf u sameeyay bahda qalinleyda ee ka qayb gashay Carwada Buugaagta ee Muqdisho

Madaxwayne Farmajo oo casho sharaf u sameeyay bahda qalinleyda ee ka qayb gashay Carwada Buugaagta ee Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay bahda qalinleyda ee ka qayb gashay Carwada Buugaagta ee Muqdisho ayaa bogaadiyay kaalinta ay ka geysanayaan…

Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya: Gen.Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar)

Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya: Gen.Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar)

Gen.Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) waa Generaal Ruug Caddaa ah oo horay uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka. Waxa uu horay u soo ahaa u qeybsanaha dhanka milateriga ee safaaradda Soomaaliya ee…

Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish): Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir

Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish): Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir

Cumar Maxamuud Maxamed oo ku magac dheer Filish,waxa uu in muddo ah ku soo jiray siyaasadda Soomaaliya. Xukuumaddii uu ra’iisulwasaaraha ka ahaa Cali Maxamed Geeddi ayuu ka soo noqday wasiirka…

Taariikh nololeedka taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage.

Taariikh nololeedka taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage.

S/Guuto Odowaa Yuusuf Raage Abaanduukaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya waxa uu ku dhashay Degmada Aadan yabaal ee Gobolka Shebeelaha Dhexe Sanadkii 1987-kii waxbarashada Dugsiga Hoose iyo Dhexe waxaa…

Wasaarada Arimaha Gudaha oo ganafka ku dhufatay is magacaabistii Axmed Islaan

Wasaarada Arimaha Gudaha oo ganafka ku dhufatay is magacaabistii Axmed Islaan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Kismaayo kuwaas oo tilmaamaya in shaqsiyaad…

Xaflad sanadeedkii dhaqanka Soomalida oo lagu qabtay Boston MA.

Xaflad sanadeedkii dhaqanka Soomalida oo lagu qabtay Boston MA.

Uruka madaniga ah ee magaciisa looso gaabiyo SAYPA (Midawga waalidka iyo Ubadka Somalida Maraykan ayaa sanadka 2019 ku qabtay goob fagaara ah xaflad agaasinkeedu aad u sareeyo oo lagu soo…

Ma fahansan tahay sababta loo qaado imtixaanka ISEE

Ma fahansan tahay sababta loo qaado imtixaanka ISEE

Akhriste wax badan ayaad is waydiisay sababta loo qoodo imtixaanka ISEE hadaba ma iswaydiisay waxa uu yahay ama uu noqon karo mar haday Iskuulaadka tayada tacliin gudbintoodu badan tahay ay…

Ogaysiis: Kulan sanadeedkii Sanadlaha ahaa ee SAYPA kusoo bandhigasay dhaqanka Soomaalida oo laqabanayo Axada Aug 11, 2019

Ogaysiis: Kulan sanadeedkii Sanadlaha ahaa ee SAYPA kusoo bandhigasay dhaqanka Soomaalida oo laqabanayo Axada Aug 11, 2019

Uruka SAYPA ee magaaladan Boston ayaa kusoo bandhiga dhaqanka Soomaalida Jeep Jones Park/Timilty Axada Aug 11, 2019 Hamoogaanina fadlan dhardhaqameedkeena ku kaalay xaflada. Wixi faah faahin ah kalsoo xidhiidh Info@saypa.org…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA ENG. YARIISOOW IYO CALANKA JAMHUURIYADDA OO HOOS LOO DHIGAY

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA ENG. YARIISOOW IYO CALANKA JAMHUURIYADDA OO HOOS LOO DHIGAY

Muqdisho, Ogoosto 1, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Cabdiraxmaan…

WAR SAXAAFADEED KU SAABSAN CELINTA JINSIYADDII LABAAD EE MADAXWEYNE FARMAAJO

WAR SAXAAFADEED KU SAABSAN CELINTA JINSIYADDII LABAAD EE MADAXWEYNE FARMAAJO

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii labaad ee uu ka…

Agaasimaha Tiyaatarka Qaranka Fanaan Numcaan oo Yurub ku damaashaadaya

Agaasimaha Tiyaatarka Qaranka Fanaan Numcaan oo Yurub ku damaashaadaya

Fanaan numcaan oo baryahan safar ku mararayay wadamada Yurub ayaa waxa uu ka qayb galay tartan ciyaareen alagu qabtay Magaalada Stocholm ee wadanka Sweden isaga u mahad celinaya dhalinta reer…

Trump admin honors Muslim cleric who protected 262 Christians during terror attack

Trump admin honors Muslim cleric who protected 262 Christians during terror attack

July 31, 2019 The Trump administration honored a Nigerian Muslim Imam last week among its first-ever International Religious Freedom Award winners for his efforts that saved hundreds of Christians during a…

SOOMAALIYA 7 MADAXWAYNE MA YEELAN KARTO:

SOOMAALIYA 7 MADAXWAYNE MA YEELAN KARTO:

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Axmed Cabbey, mar uu la hadlaayay golaha baarlamaanka dalkiisa wuxuu uu weeydiiyay xildhibaanada su’aashaan oo uu yiri: “Miyaynu ogolaan karna in Maamul Goboleed ka tirsan Ethiopia inuu…