Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho, July 30, 2019 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa fiidnimadii xalay oo Isniin ahayd casha sharaf u sameeyay Danjire Tarig Ali Bakheet…
Haweenayda isku qarxisay Xarunta Dowladda Hoose waxay ahayd Gabadha Indhoosha ah, Basiiro Cabdi Maxamed Agaasimihii Naafada Gobolka Banaadir sida lagu ogaaday Baaritaanka, horudhac ah.Gabadhan waxay u qaabilsanayd Dowladda Hoose Arrimaha…
Waxaa hadda Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan uga qeyb galaya Dugsiga Tababarka ee Turk-Som munaasabad tababar loogu soo xirayo Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno kamid ah Ciidanka Xoogga…
Dib u milicso Soomaaliya iyo wararkeedii maxaa iska badalay bal nala eeg 12 sanadood ka hor, adiga ayaa amakaagi doona. Dhugo wararka madaxdoodii bishii Luuliyo sanadkii 2007 wararka oo dhamaystiran…
Ka dib markii uu maamulka uu madaxda u yahay Axmed Islaan ku fashilmay inuu diyaariyo hab dawli ah oo lagu maamulo Maamulka Jubaland ayaa hadana waxaa sidii caadada ahayd laysku…
Muqdisho, Luulyo 22, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika Mudane Thabo Mbeki iyo wafdiga uu hoggaaminayo…
Buubaa oo kasoo shaqeeyay in badan wadanka Soomaaliya ayaa waxaa waraystay Saabtv nisagoo Buubaa ka dhawaajiyay inaan dad badan aysan fahan sanayn waxa loo igmaday gudida ay dawlada dhexe u…
Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanadguuradii 59aad ee xornimada dalka Soomaliya iyo sanadguuradii 152aad ee maalinta qaranaimada dalka Canada ayaa lagu qabtay beerta wayn ee lagu magacaabo Rundle Park ee…
Raysal wasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo markabkii xoolaha siday ee lagu xayiray dekedda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.…
Muqdisho, Luulyo 13, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay…
Wararka Dhiilada Xabaarsan ee naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in argagixisada Alshabaab ay weerar ku qaadeen Hoteel Cascasey ee magaalada Kismaayo iyaga oo ujeedadoodu tahay in ay Dilaan…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre iyo wafdi la socday oo maalmahaanba ku sugnaa Galmudug ayaa shalay gelinkii dambe si layaab ah ugu gudbay galabta dhanka Waqooyi ee magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka tiiraanyeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag, taas oo sababtay…
Arar Intaanan guda gelin cinwaanka koe xusan waxaan jeclahay in aan cadeeyo waxa aan diidanahay iney tahay KALA GOYNTA SOMALIA IYO IN ANIGA OO AAN DOONEYN IN KHASAB LAYGU MUQUUNIYO…
On the eve of the African Union summit in Niamey, Niger, President Alpha Condé invited the President of the self-proclaimed Somaliland Republic Muse Bihi Abdi to Conakry. A gesture that…
Xubna ka tirsan Musharaxiinta Madaxweyne ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku yeeshay shir Jaraa’id oo degdeg ah, kuwaasoo eedayn culus u jeediyay maamulka Jubbaland. Musharax Sheekh Daahir Axmed oo ka…
Afhayeen u hadlay wasaaradda arimaha dibadda ee Guinea ayaa raali galin buuxda siiyay dowladda Somalia iyo miidowgga africa kadib markii dowladda Somalia ay saartay cadaadis siyaasadeed xariirka dib-lumaasininanna ku jartay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…
By Socrates Mbamalu on June 6, 2019 — Rwanda has launched a satellite named Icyerekezo, which will bring internet connectivity to students at Nkombo Island, in Lake Kivu. Rwanda wants…
Figradihiina