Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 19)

Dowladda Soomaaliya oo xirirrika u jartay dalka Guinea

Dowladda Soomaaliya oo xirirrika u jartay dalka Guinea

Shir jaraa’id Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ku qabtay galabta Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa xiriirka loogu jaray Jamhuuriyadda Guinea. Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Cawad…

Al-Rowda oo Boston ku matalasa Tartanka Quraanka ee Imaam Shaatibi ee Minnesota.

Al-Rowda oo Boston ku matalasa Tartanka Quraanka ee Imaam Shaatibi ee Minnesota.

Tartabka Quraanka ee Imaam Shaatibi oo sanadkiiba mar la qabto ayaa bari ka bilaami doona magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Tartanka ayaa waxaa magaaladan Boston ku matalaya Masjid Al-Rawda oo…

Xuska 1 da Luuliyo oo looga dabaal dagey dunida daafaheeda

Xuska 1 da Luuliyo oo looga dabaal dagey dunida daafaheeda

Maalinta 1da Luuliyo ayaa ku wayn qawmiyada Soomaaliyeed maalintan oo ah maalintii ay curatay Jamhuuriyad ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Geeska Afrika. 1da ayaa laga xusay magaalooyinka ay…

INTEGRATIONTV : Things to do in Las Anod Part One, Two and Three

INTEGRATIONTV : Things  to do in Las Anod Part One, Two and Three

Visiting home is more than a vacation, it is an opportunity to give back! Our Las Anod series will focus on education development and how the diaspora is helping. check…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGGA KA JARAY WADDADA ABWAAN TIMACADDE EE MUQDISHO

MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGGA KA JARAY WADDADA ABWAAN TIMACADDE EE MUQDISHO

Muqdisho, Juun 30, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah oo isku xirta degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ee Gobolka…

Madaxwayne Trump oo noqday madaxwaynihii maraykana ee ugu horeeyay ee booqda Waqooyiga Kuuriya

Madaxwayne Trump oo noqday madaxwaynihii maraykana ee ugu horeeyay ee booqda Waqooyiga Kuuriya

Madaxwaynaha Maraykanka Trump oo dadka badankiisu ku eedeeyaan cunsirinimo ayaa ah nin isagu aan la gaban waxa maskadiisa ku jira taasoo dadadan ay u arkaan inuu yahay nin cunsiri ah.…

General Indhoqarshe oo kala hadlay General Maraykan ah Arrimaha Ciidamada DANAB

General Indhoqarshe oo kala hadlay General Maraykan ah Arrimaha Ciidamada DANAB

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa kulan gaar ah la yeeshay Taliyaha Guud ee Ciidamada Maraykanka ee Afrika Sarreeye Guud Roger Cloutier, iyagoona ka wada…

Ogaysiis ku socda: Gabdhaha Soomaaliyeed ee Xiiseeya Kubada Kolayga ee reer Minnesota

Ogaysiis ku socda: Gabdhaha Soomaaliyeed ee Xiiseeya Kubada Kolayga ee reer Minnesota

Ciyaaryahanad Jamaad Fiin oo ka tirsan xulka qaranka Soomaaliya ee kubada kolayga ayaa Gabdhaha reer Minnesota kulan xirfad kordhin ah oo kubada Kolayga ah u qabanasa…. ceegaag.com…

War Murtiyeed ayaa laga soo saaray kulankii Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf

War Murtiyeed ayaa laga soo saaray kulankii Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii…

Haayada SCERDO oo wax qabadkeeda ay qireen Shacabka Soomaaliyeed ee reer Kanada.

Haayada SCERDO oo wax qabadkeeda  ay qireen Shacabka Soomaaliyeed ee reer Kanada.

Canada ayaa sanadkii hore qaadatay qaxooti badan, balse qaxootiga oo ay Soomaalidu ka mid tahay ayaa wajaha caqabado badan marka ay dalkaasi galayaan. Haddaba waa maxay caqabadahaas? http://www.scerdo.org/ Haayadan SCERDO…

Casho Sharaf ay SAYPA ku maamuustay Aqoonyahanada reer Boston

Casho Sharaf ay SAYPA ku maamuustay Aqoonyahanada reer Boston

Habeenimadii Sabtida ayaa ururka Dhalinta iyo Waalidiintooda ee afka Ingiriiska loo soo gaabiyo SAYPA oo ka hirgalay sadexdii sanadood ee ina dhaafay magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka ayaa casho…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYBGALAY QALINJABINTA DUFCADDA 20-AAD EE JAAMACADDA UMMADDA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYBGALAY QALINJABINTA DUFCADDA 20-AAD EE JAAMACADDA UMMADDA

“Waxaa ii muuqda rajo wanaagsan, waxaa ii muuqda waddan dhaqaalihiisu uu la tartami doono waddamada aan burburin, waddan ka faa’idaysan doona khayraadkiisa dabiiciga ah, hadday tahay beeraha, xoolaha, kalluumaysiga iyo…

Xornimada Ogaden oo Soomaalida usoo gacan gashay iyo wadajirkii qawmiyadaha Itoobiya oo gabi ka laadlaada.

Xornimada Ogaden oo Soomaalida usoo gacan gashay iyo wadajirkii qawmiyadaha Itoobiya oo gabi ka laadlaada.

Kadib markii xiisada Wadanka aynu jaarka nahay dhulkana inaga haystay ilaa iyo 1954 kii labo marna aynu la’galnay dagaal ba’an oo duunyo iyo dadba ku rogmadeen. Sidoo kale Halganka gobanimo…

Reer Somallilandoow Ingiriis col baynu ku ahayn kumana walaaloobi karno? W/Q Mohamoud Ibrahimim (Xaaji)

Reer Somallilandoow Ingiriis col baynu ku ahayn kumana walaaloobi karno? W/Q Mohamoud Ibrahimim (Xaaji)

Waxaan dhegeystay Prof. Cabdulsalaam Yaasiin oo reer Burco ah oo ka warramaya maalinta 18ka May isla markaana barbar dhigaya 26ka June. Wuxuu dadka ku wacdiyayaa Somaliland iyo 18ka May in…

Aaskii Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Singub

Aaskii Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Singub

Ciidamdii Kamaandoosta ee Soomaaliya oo dib loo hawl galiyay

Ciidamdii Kamaandoosta ee Soomaaliya oo dib loo hawl galiyay

Tabaabrka lasiiyo ciidmada badanaa waxa uu wax ka taraa wada shaqayntooda iyo amar kala qaadashadooda balse geesinimada shaqsi ee ciidan waamid uu shaqsigaasi hido u leeyahay. Hadaba mar hadii dib…

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub)

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub)

Muqdisho, 18 Juun, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub)…

Madaxwaynihii xaqa ahaa ee Masar Maxamed Mursi oo la Dilay

Madaxwaynihii xaqa ahaa ee Masar  Maxamed Mursi oo la Dilay

Madaxwaynaha Masar ayaa geeryooday iyada oo ay sumeeyeen kuwa haatan horjoogayaasha ka ah wadanka Masar. kuna sheegay geeridiisa mid dabiici ah oo xidid dhiig ku guntamay. Maxamed Musni wuu geeyooday…

Qudbadihii Soomaaliga ee kulankii bishan June ee SAYPA, Boston MA

Qudbadihii Soomaaliga ee kulankii bishan June ee SAYPA, Boston MA

Kulankii SAYPA ee bishan Qudbadaha ku baxay Afka Hooyo ee Soomaaliga nala daawo. Doodihii iyo Talo iswaydaarsigii Jaaliyada reer Boston ku yeesheen kulanka bishan June kulankan billa’ah waxaa agaasima uruka…

SAYPA’s June 2019 Meeting: how do you choose your major?

SAYPA’s June 2019 Meeting: how do you choose your major?

SAYPA’s June 2019 Meeting was about youth mentoring for early teens: Recent graduates shared college experiences with the students, the subject was how do you choose your major? Ceegaag.com…