Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho, Juun 12, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirrigelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Orodyahanno Soomaaliyeed oo billado ka soo hooyay tartanno…
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo beeniyey in Hub lagala baxay keydka Ciidamada sidoo kalena ka hadlay guulaha uu gaadhay ciidanku dhawaanadan. ceegaag.com…
Muqdisho, Juun 11, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan dalalka Geeska Afrika Mudane Alexander George…
Kiiniya ayaa wali u kuukuutamasa Shiidaalka Soomaaliya halka uu Uhuuru Kiinyaati ka samri la’yahay tuuganimadii uu ku doonayay inuu bada Soomaaliya shiidaal kala soo baxo. Hadaba Siyaasiga caanka ah ee…
10 June 2019 Economic Development The Centenary International Labour Conference got underway on Monday at the UN in Geneva, with ILO chief Guy Ryder, calling on hundreds of delegates from…
Magaalada Boston ayaa lagu qabtay xaflad lagu xidhayay dugsi quraanka Masjidka Alrowda hadaba nala daawo laba muxaadaro oo aad u khuseeya ubadka ku koraya wadamadan Qarbiga. Hadaba nala daawo labadan…
SAYPA April 2019 Monthly meeting focused mentors and mentee based on shared background and interest. College graduated Youth discussed with the parents how their teens don’t see education as relevant…
Magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa si wayn looga dabaal degay munaasabada Ciidul Fidrida taasoo dhamaan umada islaamka ee ku dhaqan dunida daafaheeda ay u dabaal dageen. Munaasabadan…
Muqdisho, Juun 04, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Masjidka Dugsiga Tababarka ee Jeneraal Goordan. Salaaddii…
Sacuudiga, Ayaa Xaqiijiyay Inay Arkeen Bisha Shawaal ee Soonfur Maalinta Berito ahna Ay Tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidrida. Barito oo Talaado ah kuna aadan June 4, 2019 miilaadiga ama…
Muqdisho, 3da Juun, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee loo soo magacaabay Soomaaliya Mudane Nicolás…
Muqdisho, Juun 2, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha oo…
Iyada oo ay bisha barakaysan ee Ramadaan ay maraso maalmihii u danbeeyay ayaa waxaa wadaadada dacwadu ku boorinayaan in dadka muslimiinta ahi ay maalkooda ku bixiyaan mashaariicda khayriga ah ee…
Hada wadanka waxaa meelo badan ka jira abaaro. Waxaad maqlaysaa maamul hebel ama magaalo hebel waxaa beri ka jira “Roob Doon”. In Ilaahay la baryo waa wax wanaagsan, laakinse waxaa…
Dacwada islaamka ayaa la’daalaadhacasa in dadkii usoo qaxay qarbiga la baro dhaqankooda iyo diintooda balse dhalinta badankooda ayaa ku ababay uun inay bartaan jisaska hoose ee Quraanka Kariimka iyada oo…
Muqdisho, May 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Warshadda Qalabka Dhismaha oo ay dib u hawlgaliyeen Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha ay ka…
…
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta kasoo ambabaxay Muqdisho ayaa soo gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha ayaa maalinta berri ah waxa…
Ilo wareedo ka agdhawdhay Maamul Goboleedka Soomaalilayn ayaa waxaa naga soo gaadhay inay olole Ba’an ugu jiraan sidii ay iyagu u maamuli lahaayeen masiirka Qabaa’ilada dega waqooyiga dalka mar hadii…
(Washington DC May 18, 2012 Ceegaag Online) Waxaa shalay ka dhacay albaabka hore ee wasaarada arimaha dibada ee dalkan Maraykanka banaanbax aad u balaadhan oo ka dhan ahaa dad iyagu…
Figradihiina