Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 24)

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galaya xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galaya xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Puntland

Garoowe, Jan 26, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Goboleedka Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si…

Roger Stone Files Lobbying Disclosure for Somalia Efforts Months After Troop Surge

Roger Stone Files Lobbying Disclosure for Somalia Efforts Months After Troop Surge

More foreign lobbying efforts connected to the White House have surfaced. President Donald Trump’s longtime political advisor Roger Stone filed a lobbying disclosure on Friday about his work advocating for “commodity rights and…

JUBBALAND ITELLECTUAL COUNCIL BAAQ IYO BARAARUJIN. JANUARY 24, 2019

JUBBALAND ITELLECTUAL COUNCIL BAAQ IYO BARAARUJIN. JANUARY 24, 2019

Ku: Madaxwaynaha Dawlada Goboleed Jubbaland K: Baarlamaanka Dowlad Jubbaland Ku: Isamada iyo Cuqaashe reer Jubbaland KU: Waxgaradka iyo Bulshada Raydka Reer Jubbaland Ku: Culama’udiinka Reer Jubbaland Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa…

This brave Somali queen fought to establish gender equality in AD 15

This brave Somali queen fought to establish gender equality in AD 15

Just like many countries in the world, Somalia is a patriarchal society, where men control the system of society and government.  In such a setting, women are limited from accessing…

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey Danjireyaasha Masar iyo Indonesia

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey Danjireyaasha Masar iyo Indonesia

Muqdisho, Jan 22, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee ay dalalka Masar iyo Indonesia usoo magacaabeen Soomaaliya. Danjiraha dalka…

Qatar Oo Gaadiid Ciidan Ugu Deeqday Soomaaliya

Qatar Oo Gaadiid Ciidan Ugu Deeqday Soomaaliya

Dowlada Qatar ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku wareejisay 68 Gadiid dagaal ah, kuwaasi oo Dowladda Qatar ay ugu talagashay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay…

Madaxwayne kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaadhay Baydhabo

Madaxwayne kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaadhay Baydhabo

Madaxwayne ku xigeenka Axmed Cilmi Cusmaan (Garaash) iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa gaadhay magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaadhka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaalia. Waxaana…

Waxaa Laygu Barbaariyay Akhlaaqda Laga rabo Gabadha Islaamka ah. Xidigta Kubada Kolayga ee Soomaaliya Jamaad Fiin

Waxaa Laygu Barbaariyay Akhlaaqda Laga rabo Gabadha Islaamka ah. Xidigta Kubada Kolayga ee Soomaaliya Jamaad Fiin

Jamaad Fiin ayaa isku diyaarinasa Ciyaar Saaxiibtinimo oo Gabdhaha Kubada Kolayga ee Soomaaliya la yeelan doonaan Gabdhaha Wadanka Qadar taasoo dhici doonta horaanta bisha Maarso. Sucaad Galow oo ah Tababaraha…

Guddoomiyaha Jaamacadda Badda Cas (Red Sea University) iyo Diiwaanhayaha Guud ee Jaamacadda Muqdisho Oo Soo Kormeeray Imtixaanada Kasocda Jaamacadda Muqdisho

Guddoomiyaha Jaamacadda Badda Cas (Red Sea University) iyo Diiwaanhayaha Guud ee Jaamacadda Muqdisho Oo Soo Kormeeray Imtixaanada Kasocda Jaamacadda Muqdisho

Ustaad Cabdullaahi Sheekh Xasan, guddoomiyaha jaamacadda Badda Cas (Red Sea University) iyo Dr. Maxamed Xasan Nuur oo ah diiwaanhayaha guud ee Jaamacadda Muqdisho ayaa soo kormeeray imtixaanaadka usocda ardayda Jaamacadda…

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u fariisatay imtixaanka semisterka 1-aad ee sanad waxbarashadeedka 2018-2019

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u fariisatay imtixaanka semisterka 1-aad ee sanad waxbarashadeedka 2018-2019

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ufariistay imtixaankii koobaad ee simisterka koobaad ee sanad waxbarashadeedka 2018-2019. Imtixaankan ayaa ka bilawday dhamaan xarumaha ay iyo kambasyada ay…

Xaflad Ardayda Kaalimaha Koobaad Kagalay Sanad Waxbarashadeedka 2017/2018 Ayaa Lagudoonsiiyay Abaalmarin Iyo Shahaadooyin

Xaflad Ardayda Kaalimaha Koobaad Kagalay Sanad Waxbarashadeedka 2017/2018 Ayaa Lagudoonsiiyay Abaalmarin Iyo Shahaadooyin

Xaflad arday gaaraysay 22-tan arday oo isugu jiray wiilal iyo gabdhaba kana kala socday qaybaha ay ka koobantahay Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta waxay ka dhacday xarunta shirarka ee Jaamacadda Muqdisho.…

Shir looga hadlayay horumarinta Waxbarashada, Caafimaadka iyo Cilmi baarista oo lagu soo gabo gabeeyay Turkiga

Shir looga hadlayay horumarinta Waxbarashada, Caafimaadka iyo Cilmi baarista oo lagu soo gabo gabeeyay Turkiga

Shirka oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Bariga Afrika ee horumarinta iyo Cilmi baarista ee fadhigeedu yahay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga  ayaa waxaa dhanka Dowladda Soomaaliya uga qeyb galay…

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray madaxda cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Dani iyo Karash

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray madaxda cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Dani iyo Karash

Muqdisho, Jan 08, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni)…

Toos u Daawo Doorashada Puntland

Dr. Cali Ciise Cabdi oo iska diiday in Laaluush lagu doorto

Dr. Cali Ciise Cabdi oo iska diiday in Laaluush lagu doorto

Wararka naga soo gaadhaya Caasimada Maamulka Puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in uu Dr. Cali Ciise Cabdi diiday inuu Laaluusho Xildhibaanada, oo 25 kaliya kasoo xaadirtay hoolkii musharixiintu ka jeedinayeen…

Guuxa dadwaynah iyo fariin ku socota Baarlamaanka Puntland

Guuxa dadwaynah iyo fariin ku socota Baarlamaanka Puntland

Waxaa habeenimadii xalay lagu qabtay madasha 60ka barnaamij lagusoo bandhigayay fariina loogu dirayay xubnaha Baarlamaanka ee Puntland tasoo ahayd shaqsiga ay doonayaan in uu Puntland hogaamiyo shanta sanadood ee fooda…

U.N. Chief Regrets Somalia Envoy Expulsion, Will Send Replacement

U.N. Chief Regrets Somalia Envoy Expulsion, Will Send Replacement

BY MICHELLE NICHOLS UNITED NATIONS (Reuters) – United Nations Secretary-General Antonio Guterres will appoint a new envoy to Somalia, a U.N. spokesman said on Friday, after failing to convince the…

Ilahaan Cumar oo noqotay gabadhii Muslim ah ee Aqalka Talada Sharci dajinta Maraykanka Xijaab ugu Shaqo tagta

Ilahaan Cumar oo noqotay gabadhii Muslim ah ee Aqalka Talada Sharci dajinta Maraykanka Xijaab ugu Shaqo tagta

Habeenimadii xalay ayaa Soomaalida ku dhaqan caasimada wadanka Maraykan ay u dabaal dageen guushii ay ka soo hooyeen doorashooyinkii sanadkii tagay ka dhacay wadankan Maraykanka hadanba cidii ay dhaaftay araga…

Gudoomiyayaasha Baarlamaanka Puntland oo la’doortay

Gudoomiyayaasha Baarlamaanka Puntland oo la’doortay

Doorashada Maamulka Puntland ayaa si habsami ah uga bilowday Baarlamaanka Maamulkaa tasoo durdaba maanta oo JImce ah ladoortay lana dhaariyay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen. Cabdixakiin Maxamed Axmed ‘Dhoobo…

Dr. Cali Xaaji Ciise Cabdi oo lagu waraystay madasha Lixdanka

Dr. Cali Xaaji Ciise Cabdi oo lagu waraystay madasha Lixdanka

Waraysi aad u xiiso badan oo lagu baranayay Musharax Madaxwaynaha Dawlada Puntland Cali Xaaji Ciise Cabdi oo Madasha Lixdanka lagula yeeshay saacad ka hor ayaa waxa uu u dhacay sidatan.…