Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Argayga qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa soo saaray warqad uu kaga hadlayo xaalada siyaasadeed ee gobolka Koonfur Galbeed taasoo uu kaga soo hor jeesaday ama uu dalbanayay in wax laga…
Kadib markii lasii daayay Gacan ku dhiigle doraad dil ula kaca ugu gaystay nin dhalinyaro ah Cabdirisaaq Caano Kurus magaalada Buuhoodle ayaa caaqilkii reerka uu ka dhashay gacan ku dhiigluho…
Waxaan is weysiiyey goormuu Cali Ciise Puntland noqday? Waxaan is weydiiyey qadiyadii bardaha Khaatumo shacabkii naf iyo maal ba waxay ku bixiyeen muxuu ku bedeshay?? Waxaan kaloo isweydiiyey dadkii reer…
Magaalada Garoowe oo uu isbadalay jawigeeda kadib markii uu soo gaadhay ruug cadaa dhaqaale yahan ah kana soo jeeda gobolka Nugaal kasoo olole xoogan ugu jira dhab u soo celinta…
Sida aad wada ogtihiin amaba aan maalin walba la sameeyo waxaa la duubaa cajalado ku saabsan nolosha qaybaheeda kala duwan xaga siyaasada xaga fanka xaga tacliinta iyo qaybo kale oo…
Dr.Cali Ciise Cabdi oo kamid ah musharixiinta ugu saamaynta badan ee Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Imaanshihiisa iyo soo dhawayn kadib waxa uu qabtay shir…
Musharax Cali Ciise Cabdi waa murasha ugu hadal heynta badan todobaadkaan ee aan ka midka ahayn murshaxiinta gacanta Ayuutada xilka Puntland tirsada, waana markii ugu horeysey uu musharax miisaan…
Gudoomiyaha JWXO iyo Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia qaybta wadanka Eritrea tababarku ugu soodhamaaday ayaa maanta siwayn isugu xogwaraystay xarunta ciidanka JWXO ee magaalada Jigjiga. Gudoomiye Maxamed Cumar ayaa salaan…
Baro muuqaalka Hogaamiyayaasha u halgamaya inay Soomaaliya dib u hanato maqaamka ay ku lahayd gayiga bariga Afrika. Ceegaag.com…
Warar hoosaad soogaadhaya Ceegaag ayaa sheegaya in Saacadaha fooda inagu soo haya uu Dr. Cali Ciise Cabdi ku dhawaaqi doono musharaxnimadiisa Madaxwayne ee Dawlada Puntland. Go’aankan oo shabakada Ceegaag ay…
Dhaqanka Soomaalida Leedahay maxaad kaxasuusataa, Doowo Muuqaal Xiisa gaar ah leh , Gabayo , Baraanbur , Heeso dhaqameed , iyo Dhamaan Qabiilada Soomaalida. Bandhigan oo lagusoo bandhigay magaalada Madheera deegaanada…
Akharistataashada qiimaha badan waxaan idiin door bodnay inaan wiigan idinla wadaagano Dacwada kasocota Boston siiba Masjid Al-rawdaha Boston. Waakan SHeekh Muuse Ashcari oo qudbada masaajidka soo jeedinayay iyo Tafsiirkii Sheekh…
Waxaa magaalada Boston ee carigan Maraykanka yimid masuul ka tirsan Jaamacada Bariga Afrika Jaamac Xasan (Jaamac Soomaali) kasoo dhaqaale u doonaya dhisme ay jaamacadu ku kordhinaso faraceeda magaalada Buuhoodle. Hadaba…
Muqdisho, Diseembar 13, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo…
1:Maxaad usoo Celisey Dhalintii Magafe Haystay? 2:Maxaad Usoo Daysey Maxaabistii Hindiya? 3:Maxaad usoo daysey Dhibanayaashii siishalis? 4:Maxaad usoo Daysey Dulmanayaashi Ethopia ku xirnaa mudada dheer? 5:Maxaad usoo Daysey Wilashii Xaqdarrada…
Mooshinka ka dhanka ah dawlada Soomaaliya oo ay wadaan qolooyinka bukaan socod ayaa waxaa isasoo taraya siyaasiyiint a ka hor yimid, sidoo kalena xildhibaano magacooda la’isticmaalay iyada oo qaarkood loogu…
Muqdisho, Diseembar 10, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ee Soomaaliya. Danjiraha dalka Turkiga Mudane…
Ka dib markii la waayay dhicii ba’naa ee lagu hayay hantida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo ifbaxayay dadka dawlad diidka ah ee Soomaaliya bililiqaystay in ay isku dayayaan in carqaladeeyaan…
Muqdisho, December 09, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka Qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu…
Musharaxa oo isaga kasoo jeeda deegaanada ka maqan Puntland ee ay Somaliland gacanta kaga dhigtay ayaa ah mid isagu ugu cadcad tartamayaasha u tartamaya qabashada jagada Madaxwaynenimo ee Dawlada Puntland.…
Figradihiina