Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 26)

Harlem Globetrotters visit Jamad Fiin The Captain of Somali National Team

Harlem Globetrotters visit Jamad Fiin The Captain of Somali National Team

After seeing a remarkable video of an Emmanuel College basketball player, the Harlem Globetrotters decided to pay her a visit and show their support. Jamad Fiin is a Somali basketball…

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale oo Geeryooday

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale oo Geeryooday

Waxaa Soo gaadhay shabakadan Ceegaag warnaxdin leh oo sheegayay inuu geeryooday halgamaagii waynaa ee Abwaan Ahmed Sheekh Cali Heelale. Waxaan Ilaahau uga baryanaa inuu naxariista Jano ka waraabiyo Samir iyo…

Hogaamiyaasha Halganka Ogadeeniya oo gaadhay Jigjiga

Hogaamiyaasha Halganka Ogadeeniya oo gaadhay Jigjiga

Iyada uu uu wali halganku halkiisii yahay ayaa Hogaamiyayaasha Halganka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ay maanta gaadheen magaalada Jigjiga arintan oo sitoos ah usoo afmeertay Qori ku raadintii Xornimada Agaaden…

Saraakiil Taliskii Tigreega la shaqaysan jiray oo laga ugaadhsanayo Kililada Itoobiya oo dhan

Saraakiil Taliskii Tigreega la shaqaysan jiray oo laga ugaadhsanayo Kililada Itoobiya oo dhan

Marka laga reebo kililka ay tigreegu ka sameesteen Goondher oo ah xaruntooda tasoo ay geesteen dhamaan dhaxalkii wadanka Itoobiya ka dib markii ay yiqiinsadeen inay xukunka farahooda kasii baxayo ayaa…

Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qeyb galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha

Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qeyb galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha

Nairobi, Nofeembar 25, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka…

Xarunta Waxbarashada ee Ismet iyo Fatma Tahiroglu ee Buuhoodle ayaaa maanta Xadhiga laga jarey

Xarunta Waxbarashada ee Ismet iyo Fatma Tahiroglu ee Buuhoodle ayaaa maanta Xadhiga laga jarey

Xaruntan ayaa waxaa dhistay Hay’adda Deniz Feneri Dernegi isla markaana ay fulisey NOG ga HADWA ayaa Waxaa wax ka badan doona arday ku dhaw 800 oo arday , kuwaa oo…

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal

Muqdisho, Nofeembar 24, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka…

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo laga waraystay isbadalka ka socda geeska afrika siiba deegaagnada Ogaden

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo laga waraystay isbadalka ka socda geeska afrika siiba deegaagnada Ogaden

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo ah xubin ka tirsan golaha dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynata Ogaadeeniya ayaa Madasha 60ka oo aalaaba lagu falanqeeyo arimaha siyaasadeed ee Soomaaliya lagaga waraystay meesha…

Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin oo lagu waraystay Madasha 60ka

Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin oo lagu waraystay Madasha 60ka

Xaaji Maxamed Yaasiin oo ah nin isagu leh khibrad siyaasadeed oo ku qotonta waayo aragnimo uu in badan usoo joogay dhacdooyin badan oo soo maray Soomaaliya guud ahaan gaar ahaanda…

Musharax Cali Xaaji Warsame oo lagu waraystay Madasha 60ka

Musharax Cali Xaaji Warsame oo lagu waraystay Madasha 60ka

Musharaxa Madaxwaynenimo ee dawlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa lagu waraystay madasha 60ka. Cali ayaa wax laga waydiiyay doonitaankiisa uu doonayo inuu hogaanka u dhufto. Waxaa kale oo laga waraystay…

Madaxweyne Farmaajo iyo RW Conte oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga

Madaxweyne Farmaajo iyo RW Conte oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Talyaaniga

Rome, Nofeembar 20, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo magaaladda Rome kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte ayaa sheegay in dib u xoojinta…

Waraysigii Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas ee Madasha 60ka

Waraysigii Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas ee Madasha 60ka

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa laga waraystay wixii u qabsoomay shantii sano ee uu madaxwaynaha ka ahaa Puntland, siiba Colaada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland. Xidhiidhka dawlada Puntland…

Waraysigii madhasha 60ka ee Jeneral Siciid Maxamed Xirsi (Siciid-Dheere)

Waraysigii madhasha 60ka ee Jeneral  Siciid Maxamed Xirsi (Siciid-Dheere)

Dawlada Puntland oo ay si habsami ah uga socoto doorashooyinka Baarlamaanka si loo doorto Madaxwayne ayaa waxaa Madasha 60ka idiin soo diyaarisay waraysiyo ay habeen walba idiinku keenaso mid ka…

JUSTICE: Insulting Prophet Mohammed in Europe can land you in jail, court declares

JUSTICE: Insulting Prophet Mohammed in Europe can land you in jail, court declares

Austria – The European Court of Human Rights (ECHR) passed the verdict on Thursday that insulting Islam’s Prophet Mohammed will be punishable offence and will not be counted under ‘freedom of…

Somalia offers 206 oil blocks in first round of open acreage auction

Somalia offers 206 oil blocks in first round of open acreage auction

The government of Somalia attended this year’s Africa Oil Week in Cape Town to announce a first round of bidding on offshore acreages in 206 blocks, mainly in southern Somalia.…

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo Muqdisho lagu soo Gebagebeeyay

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo Muqdisho lagu soo Gebagebeeyay

Waxaa maanta, 15/11/2018, magaalada Muqdisho lagu soo gebagebeeyay Aqoon isweydaarsiga sannadlaha afraad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018), oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed, oo magaciisa loo soo gaabiyo (ISOS), oo…

Musharax Saadiq Eenoow oo Madasha 60ka lagu Waraystay

Musharax Saadiq Eenoow oo Madasha 60ka lagu Waraystay

Musharax Saadiq Eenoow oo musharax u ah Madasha 60ka ayaa waxaa laga waraystay meesha uu marayo ololaha uu doonaya inuu hogaanka u dhufto dawlada Puntland waatan ee dhagaysi wacan. Ceegaag.com…

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo ka Furmay Muqdisho

Aqoon isweydaarsiga Sannadlaha Afraad ee Cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018) oo ka Furmay Muqdisho

Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 13novembar furmay Aqoon isweydaarsiga sannadlaha afraad ee cilmibaarista Soomaaliyeed (ACSOS2018), oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed, oo magaciisa loo soo gaabiyo (ISOS), oo…

Muqdisho Caasimad Goblan ah

Muqdisho Caasimad Goblan ah

Qaraxyo isdabajooga oo ka dhacay caasimada dalka Soomaaliya ayaa ilaahada aysan jirin soo afmeerid laga filayo ciidamada nabad galyada ee caasimadu inay ku guulaystaan in ay baajiyaan kana hor tagaan…

Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiga

Muqdisho, Nofeembar 07, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga dalkaas Mudane Hulusi…