Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 27)

Madaxweyne Farmaajo oo la kulamay jaaliyada Soomaalida ee South Suudaan kana qayb galay munaasabadda dhaqan gelinta heshiiska nabadda dalka Koonfurta Suudaan

Madaxweyne Farmaajo oo la kulamay jaaliyada Soomaalida ee South Suudaan kana qayb galay munaasabadda dhaqan gelinta heshiiska nabadda dalka Koonfurta Suudaan

Jubba, Oktoobar 31, 2018;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb galay munaasabad loogu dabbaaldegayo heshiiska nabadeed ee dalkaas…

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Ka daalacashada Ceegaag Online Taleefoonkaaga

Waxaa nagu soo noqnoqotay in aan webka laga daalacan karin teleefoonada markii aan ciladaa baadhanay waxaan ogaanay in uu baaxada webku aad u waynaaday oo uu dhaafay cadadka telefoonada, hadaba…

Madaxweyne Farmaajo oo garsooreyaasha ugu baaqay in ay ka qayb qaataan sarreynta caddaaladda

Madaxweyne Farmaajo oo garsooreyaasha ugu baaqay in ay ka qayb qaataan sarreynta caddaaladda

Muqdisho, Oktoobar 25, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay xarumaha Maxkamadda Sare, Racfaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladdu ay xoogga saarayso…

Abwaanad Roodo Afjano iyo Socdaalkeeda U midaynata Soomaalida Halganka ONLF

Abwaanad Roodo Afjano iyo Socdaalkeeda U midaynata Soomaalida Halganka ONLF

Waxaa magaalaada Boston lagu qabtay shir ay soo agaasimeen xubnaha ONLF uga masuulka ah magaaladan Boston iyada oo kulankan uu ka dhacayay gobolo badan oo wadankan Maraykanka ah. Hadaba kulanka…

Wariyihii Lagu bilaabay Telefiishanka Qaranka Soomaaliya Muna Gaalo’eri iyo Kulankii ONLF Boston

Wariyihii Lagu bilaabay Telefiishanka Qaranka Soomaaliya Muna Gaalo’eri iyo Kulankii ONLF Boston

Magaalada Boston ayaa waxaa ka dhacay mid kamida kulamadii ay ONLF ugu diyaar garoobasay inay dhulka Soomaalida kasoo dhiciso Gumaystaha Itoobiya ee sida sharcidarada ah ku maamulya. ONLF ayaa  habeenimadii…

Qurbajoogta Soomaalida oo u istaagay Xoraynta Ogadeeniya: Shirkii Boston

Qurbajoogta Soomaalida oo u istaagay Xoraynta Ogadeeniya: Shirkii Boston

Xaflad aad u balaadhan oo lagu soo bandhigay cududa iyo midnimada Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Boston iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Boston. Xafladan oo ay…

Madaxweyne Farmaajo “Maanta Waa Maalin weyn oo muujinaysa sida ay nooga go’an tahay in aan dalkeenna dib ugu Dhisnno.”

Madaxweyne Farmaajo “Maanta Waa Maalin weyn oo muujinaysa sida ay nooga go’an tahay in aan dalkeenna dib ugu Dhisnno.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku ammaanay shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda sida ay u soo ajiibeen baaqiisa…

Gudiga Hooyooyinka SAYPA oo ka Qaybgalay Furitaanka BCYF Vine Street ee Boston, MA

Gudiga Hooyooyinka SAYPA oo ka Qaybgalay Furitaanka  BCYF Vine Street ee Boston, MA

Waxaa maanta dib loo furay xarunta BCYF Vine Street, taasoo ay lix iyo tobankii bilood ee ina dhaafay ay ka socotay dib u habay iyada oo ay ku baxday maaliyad…

BISHAAN IYO BUUGGII BAYDHABO qore:Cabdinaasir Yuusuf Macalin

BISHAAN IYO BUUGGII BAYDHABO qore:Cabdinaasir Yuusuf Macalin

Waa hoteelka Horyaal ee magaalada Baydhabo,sida caadada ah waxaa hoteelka soo buux dhaafiyay aqoonyahaanno,siyaasiyiin,arday iyo qaybaha kala duwan ee bulshada si ay uga qayb galaan Madasha Qoraaga iyo Buuggiisa oo…

Taliyaha CXDS Indho-Qarshe oo bilaabay sifeenta dalka argagixisada khawaajirta ah

Taliyaha CXDS Indho-Qarshe oo bilaabay sifeenta dalka argagixisada khawaajirta ah

Ka dib markii talada Ciidamada dib loogu soo celiyay Ganeral Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe ayaa durdaba ay bilaabantay in lataakuleeyo shacabka ka gilgishay hasashada ay argagixisadu ku habsatay deegaanadooda iyo…

Isqabqabsiga Siyaasadeed ee Soomaalida oo kusoo baahay Maryakanka

Isqabqabsiga Siyaasadeed ee Soomaalida oo kusoo baahay Maryakanka

Loolanka siyaasadeed ee ka jira gudaha dalka goobo badan ayuu u talaabay oo dalalka shisheeye ah, gaar ahaan loolanka ka jira gobolada waqooyiga Soomaaliya, bulshada waqooyiga Soomaaliya waxay ku kala…

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo ay ubilaabatay daraasada sanad waxbarashadeedka 2018-2019

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo ay ubilaabatay daraasada sanad waxbarashadeedka 2018-2019

Ardayda Jaamacadda Muqdisho ayaa u bilaabatay daraasadii sanad waxbarashadeedka 2018-2019  iyagoo wajiyadooda laga dheehanayay farxad  aad saraysa. Ardayad lagu magacaabo Cabdishakuur Cali oo kamid ah ardayda wax kabarata Jaamacadda Muqdisho…

Shiinaha oo mashruuc Camarooyinka ilaalada amaanka ku xidhidoona meelaha muhiimka ah ee dalka Jabuuti.

Shiinaha oo mashruuc Camarooyinka ilaalada amaanka ku xidhidoona meelaha muhiimka ah ee dalka Jabuuti.

Dalka Shiinaha ayaa mashruuc weyn oo ilaalada kamarooyinka casriga ah ee loo adeegsado sugida amniga ka fulinaya meelaha muhiimka ah ee dalka Jamhuriyada Jabuuti. Xaflada daahfurka mashruucan ayaa waxaa hadalo…

Madaxwayne Farmaajo oo marlabaad soo celiyay waxbarashada dadwaynaha

Madaxwayne Farmaajo oo marlabaad soo celiyay waxbarashada dadwaynaha

Waxbarashada dadwaynaha ayaa in badan ka maqnayd Soomaaliya ilaa intii ay  dhacday dawladii dhexe ee Soomaaliya, inkastoo ay dawladihii kumeelgaadhka ahaa iyo tii madaxwayne Xasan Sheikh ay aad isugu taxaluujiyeen…

Wasiirka Arimaha dibada iyo wafti uu hogaaminayo oo soo gaadhay magaalada New York si ay uga qaybgalaan kulanka Golaha Amaanka.

Wasiirka Arimaha dibada iyo wafti uu hogaaminayo oo soo gaadhay magaalada New York si ay uga qaybgalaan kulanka Golaha Amaanka.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya Axmed Cawad ayaa soo gaadhay magaalada New York ee xarunta golaha amaanka, waftigan ayaa waxaa kamid ahaa xubno sarsare oo ka…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR DEGDEG AH ISUGU YEERAY MADAXDA GALMUDUG

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR DEGDEG AH ISUGU YEERAY MADAXDA GALMUDUG

Muqdisho, Sebtembar 22, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo cusboonaaday deegaannadaas.…

Ogeysiis: Xaflada lacag uruurinta Saado Cali Foundation oo Ottawa lagu qabandoono.

Ogeysiis: Xaflada lacag uruurinta Saado Cali Foundation oo Ottawa lagu qabandoono.

Waxaa la qaban doonaa habeenimada sabtida ee taariikh-du tahay September 22nd 2018 maal aruurin loogu talagalay Saado Cali Foundation markaa waxaa shacabka Soomaliyeed iyo inta samaha jecel eek u dhaqan magaalada…

Habkii uu u qabsoomay casho sharafeedkii bilaha ahaa ee SAYPA Sep. 2018

Habkii uu u qabsoomay casho sharafeedkii bilaha ahaa ee SAYPA Sep. 2018

Iyada oo bilwalba ururka Somali American Youth Parents Association (SAYPA) uu qabto xaflad ay kuwada casheeyaan badanaa hooyooyinka iyo ubadkoodu, ayaa bishan waxaa lagu soo casuumay labo fanaan oo ku…

Dufcadii 22-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo loo soo gabagabeeyay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho

Dufcadii 22-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo loo soo gabagabeeyay todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho

Munaasabad aad u balaaran si wayn loosoo agaasimay kuna saabsanayd todobaadka dhaqanka jaamacadda muqdisho loona qabtay ardayda cusub ee dufcadii 22-aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay xarunta ugu…

Sheekh Daaheeye oo Dabadhilifyo shisheeye ku tilmaamay ka qaybgalayaasha shirka Kismaayo

Sheekh Daaheeye oo Dabadhilifyo shisheeye ku tilmaamay ka qaybgalayaasha shirka Kismaayo

Sh Xasan Daaheeye oo shirka Kismaayo ku tilmamay mid shisheeye loogu adeegayo madaxda dowlad gobaledyada yihiin caada qaatayaal duminaya dawlada dalka,  shacabka Soomaaliyeed ayuuna kula dardaarmay iney dowladooda ilaashadaan. ‘Nimankaa…