Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dawlada Soomaaliya oo ah tan ugu tunka wayn siyaasad ahaan mandaqada geeska Afrika madaama ay leedahay Bada ugu dheer iyo Dhulka ugu wayn ee baaxad ahaan ku fadhiya inta aad…
Muqdisho, Sebtembar 5, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika, isaga oo ka shaqaynaya heshiis…
Beijing, Sebteembar 03, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay martigelinayso magaalada…
Waxaan ogaaday in ururka United Somali Youth uu wali isticmaalayo magacayga balse waxaa ka tagay Dec 02, 2016 aniga oo u sheegay madaxa urukaa inuu magacayga ka saaro xubinnimada gudida…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika. BEIJING,…
Iyada oo dawlada Nabad iyo Nolol ay ku guulaysatay inay inay ciidamada Afrikaanka ka rartay Xaafada Garoomada ee Magaalada Muqdisho ayaa madaxwaynaha waxa uu safar ugu anbabaxay wadanka Shiinaha si…
Muqdisho 30-08-2018: Waxaa maanta Garoonka Adan Cadde Airport ee Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka soo dagey 18 blood ka dib Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka…
Muqdisho 29-08-2018. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee…
Ilaa iyo mudo ka badan sideed sanadood ayaa ciidmada Afrikaanka ee markii hore lookeenay dalka inay xasiliyaan balse isku badalay kuwo iyagu nabad ka ilaalin ah ayaa dawlada Soomaaliya u…
Waxa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ka bilaabatay xafladda xil wareejinta taliyaha cusub ee CXDS Jeneraal Daahir Aadan Cilmi (Indho qarshe) iyo abaanduulaha cusub ee CXDS Jeneraal Odowaa. Munaasabada Waxaa goob joog…
Ciidul Adxaa ayaa soo galasa maalinta bari ah iyada oo dunida Islaamka iyo dhamaan meelaha ay ku noolyihiin dadyawga Islaamka ahi isku diyaariyaan dabaaldega Ciida ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane…
Ciidamo milatari ah oo uu hoggaaminayo Abaandulihii hore ee Ciidanka Xoogga C/laahi Caanood ayaa lagu soo warramayaa in saaka xili hore ay la wareegeen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha…
Jabuuti, Ogoosto 16, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo…
Muqdisho, Ogoosto 13, 2018; Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha…
Afhayeenka Qurbajoogta reer Jubaland Isxaaq Cabdulaahi Cilmi ayaa ku tilmaamay maamulka Jubaland mid hoosta kala shaqeeya Argagixisada Alshabaab isaga oo cadaymo muhim ah soo bandhigay. Cadaymahaa waxaa ka mida in…
Xaflad lagu maamuusayay 20 guuradii Jaamacadda Muqdisho 1997-2017 ayaa lagu qabtay hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho. Xafladan oo ahayd mid kakoobnayd qaybo farabadan ayaa waxaa lagusoo bandhigay film iyo suugaan…
Cabdulqaadir Aadan Jangali Gudoomiyii Bangiga Horumarinta ee Dawladii dhexe oo Madasha 60ka lagaga waraystay xaalada Dhaqan Dhaqaale ee Soomaaliya, Gudoomiyaha ayaa sheegay in magacaabida Gudoomiyaha Bangiga Dhexe uu Magacaabo Madaxwaynah…
Madaxwaynhii hore ee Cabdi Maxamed Cumar ayaa lafilayaa inuu xilka iska casilo saacadaha nagu soo aadan iyada oo ciidamo badan oo milatariga lagu soo daabulay magaalada Jigjiga lana filayo inay…
Iska hor imaad xoogbadan oo ay qowmiyada Oramadu doonasay inay xukunka uga qaada Cabdi Maxamed Cumar ayaa dhicisoobay kadib markii shacabka magaalada Jijijiga ka dhiidhiyeen isku daygii ay doonayeen inay…
Madaxwaynihii hore ee Khaatumo State of Soomaaliya Maxamed Yuusuf Jaamac ‘Indhosheel’ oo lagu waraystay madasha 60ka aya dusha u saaray weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu khaarajiyay masuuliyiin ku sugnaa magaalada…
Figradihiina