Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 29)

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo aanu ka waraysanay Shirkii JWXO ee Asmara

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo aanu ka waraysanay Shirkii JWXO ee Asmara

Masuul ka tirsan madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaden ayaa waraysi gaara lagula yeeshay Madasha 60ka. Waraysigan oo uu Maxmed Rashiid Sheekh Cabdilaahi kaga waramay sida loo dhisayo hab maamulka Jabhada,…

Raysalwasaare Khayre oo maanta Soo gaadhay Caasimada Puntland ee Garoowe

Raysalwasaare Khayre oo maanta Soo gaadhay Caasimada Puntland ee Garoowe

Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqsho rasmi ah ku yimid deegaanada ay maamusho dawlada Puntland isaga oo la filayo inuu kulamo la qaato bulshada qaybeheeda kala duwan. Raysalwasaraha…

Soomaaliya iyo Ereteriya oo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka

Soomaaliya iyo Ereteriya oo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka

Asmara, Luuliyo 28, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya ayaa wada hadallo la yeeshay…

Madaxweyne Farmaajo oo maanta dalacsiiyay Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo oo maanta dalacsiiyay Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta hal darajo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo ka hor intaan la dalacsiin ahaa…

Danjiraha Qaramada Midoobay Michael Keating oo Gaas kala hadlay xaalada Tukaraq

Danjiraha Qaramada Midoobay Michael Keating oo Gaas kala hadlay xaalada Tukaraq

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating oo maanta soo gaaray magaalada Garoorwe ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Kulanka  Gaas iyo Danjire Michael…

Askari Dabla’ah oo kamida 18kii Askari ee maxkamada ciidmadu ku xukuntay 5 sanadood oo lagu waraystay madasha 60ka

Askari Dabla’ah oo kamida 18kii Askari ee maxkamada ciidmadu ku xukuntay 5 sanadood oo lagu waraystay madasha 60ka

Midkamida dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay qaraxii 14 October ee ka jawaabay baaqii madaxwayne Farmaajo ayaa maxkamada darajada 1aad ee ciidanka qalabka sida ay ku xukuntay 5sanadood oo xadhiga kadib…

Xildhibaan Faysal Xasan Dhooble oo loo dhaariyay Xilka xildhibaanimo looga doortay York South-Weston.

Xildhibaan Faysal Xasan Dhooble oo loo dhaariyay Xilka xildhibaanimo looga doortay York South-Weston.

Doorashiiyinka Gobolda ee Waqooyiga Ameerika ayaa Soomaalidu u tartamaan xukanka wadmadan Galbeedka taasoo uu bishii tagtay uu soo baxay Xildhibaan Faysal Xasan isaga oo ka soo baxay Caasimad Ganacsiyeedka wadanka…

Somalia Partnership Forum Joint Communiqué

Somalia Partnership Forum Joint Communiqué

Preamble  1.           Representatives from 58 countries and 6 international organisations gathered in Brussels on the 16th and 17th of July 2018 to participate in the 2nd Somalia Partnership Forum (SPF), following the successful inaugural…

Shirkii Brussels ee Somalida iyo Yurub ku kulmayeen oo la soo gabagabeeyey

Shirkii Brussels ee Somalida iyo Yurub ku kulmayeen oo la soo gabagabeeyey

Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyay shirkii ka socday Magaalada Brusselsee ee dalka Belgium,Somalia Partenrship Forum, kaa soo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, waxaana shirkan oo socday labo maalmood laga soo saaray war…

Doomsday asteroid taller than the Empire State building that could WIPE OUT life on Earth in 2135 cannot be stopped by Nasa, scientists warn

Doomsday asteroid taller than the Empire State building that could WIPE OUT life on Earth in 2135 cannot be stopped by Nasa, scientists warn

NASA will be unable to defend our planet against a doomsday asteroid that could smash into Earth in 2135, a chilling study has revealed. Researchers found that it might be…

Jenaraal Maxamed Axmed Jaamac Shaalle oo musharaxnimadiisa Madaxwaynenimo ee Maamulka Puntland kaga dhawaaqay Boston.

Jenaraal Maxamed Axmed Jaamac Shaalle oo musharaxnimadiisa Madaxwaynenimo ee Maamulka Puntland kaga dhawaaqay Boston.

General Shaalle oo dhawaanahanba la hadal hayay inuu isu sharixi doono jagada ugu saraysa ee Dawlada Puntland ayaa si toos ah ugu dhawaaqay manta oo taariikhdu tahay July 8, 2018…

Marwada Koowaad ee dalka Saynab Macalin oo lakulantay Hooyooyinka M-Galmudug

Marwada Koowaad ee dalka Saynab Macalin oo lakulantay Hooyooyinka M-Galmudug

“Waxaan la kulmay qaar kamid ah haweenka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaannada Galmudug. Waxaan iska xog-wareysannay xaaladaha ka jira deegaannada Galmudug, baahiyaha ka jira iyo sida haweenka Soomaaliyeed ay uga…

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Dr Cawad oo lagu Waraystay Madasha 60ka

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Dr Cawad oo lagu Waraystay Madasha 60ka

Waxaa Caawa Madasha 60ka Wareysi lagula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Soomaaliya Dr, Axmed Ciise Cawad.  Waraysigaa oo wasiirka la waydiiyay su’aalo in badan ay Soomaalidu baraha bulshada isku waydiinayeen,…

Mursal Maxamed Khaliif oo loo magacaabay wasiirka Caafimaadka ee Jubaland

Mursal Maxamed Khaliif oo loo magacaabay wasiirka Caafimaadka ee Jubaland

Mursal Khaliif oo ah muwaadin deganaa magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka ayaa ka mid noqday wasiirada cusub ee maamulka Jubaland, kaasoo lafilayo inuu wax wayn ka badalo xaalada Caafimaad…

Madaxwaynah oo u Mahad Celiyay Badbaadiyayaashii Hantida Qaranka Kadib Burburkii Dawladii Dhexe

Madaxwaynah oo u Mahad Celiyay Badbaadiyayaashii Hantida Qaranka Kadib Burburkii Dawladii Dhexe

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo “Waa inaan xusnaa dadkii qiimaha badnaa ee dhiiga iyo dhaqaalaha kusoo bixiyay sidii qarankeennu uu cagaha isugu taagi lahaa, waana inaan abaal marinnaa kuwa…

Raysalwasaare Khayre ayaa Daahfuray Qorshaha Dhamaystirka Faderaalaynta Soomaaliya

Raysalwasaare Khayre ayaa Daahfuray Qorshaha Dhamaystirka Faderaalaynta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’adaha ku shaqada leh siyaasadda loo dhanyahay oo maanta ka furmay…

Isku shaadhayn lagu sameeyay Maamulka Jubaland

Isku shaadhayn lagu sameeyay Maamulka Jubaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaam ayaa isku shaandheeyn ku sameeyey golaha wasiirada Dowlad goboleedka Jubbaland kuwo cusubna magacaabey. iyada oo aan wali aysan soo bixin wasiiradii waawaynaa ee awood qaybsiga Jubaland.…

Qalbi Dhagax oo lagu Waraystay Madasha Lixdanka markii ugu horeesay

Qalbi Dhagax oo lagu Waraystay Madasha Lixdanka markii ugu horeesay

Cabdikariim Sh. Muuse (Qalbi-dhagax) ayaa markii ugu horaysay waraysi siiyay saxaafada xorta ah sidoo kalena ka hadlay sidii loosoo qabtay cida usoo gacan galisay dawlada Itoobiya. iyo waliba waxa ay…

Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luuliyo u Diray Shacabka Soom-aaliyeed ee ku Sugan Dunida Daafaheeda

Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luuliyo u Diray Shacabka Soom-aaliyeed ee ku Sugan Dunida Daafaheeda

Madaxweynaha Jamhuriyadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed iyo israacii labada qeybood ee…

Dawlada Soomaaliya oo kasoo dhalaashay Dhismaha Hay’adda Qaranka ee Naafada.

Dawlada Soomaaliya oo kasoo dhalaashay Dhismaha Hay’adda Qaranka ee Naafada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas oo kaalin mug leh ka geystay u ololeynta xuquuqda dadka…