Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 30)

SCERDO provided relief for the October 14th bombing victims in Mogadishu, Somalia

SCERDO provided relief for the October 14th bombing victims in Mogadishu, Somalia

SCERDO provided relief for the October 14th bombing victims in Mogadishu, Somalia. Thank you to everyone involved!…

Sidii looga Ciiday Magaalada Boston iyo Salaamihii, Tahniyadihii Shacabku Isu dirayeen

Sidii looga Ciiday Magaalada Boston iyo Salaamihii, Tahniyadihii Shacabku Isu dirayeen

Iyada oo dadka Islaamka ee dunida daafaheedu u dabaal dageen munaasaba Ciidul Fidrida ayaa magaalada Boston ay dadka Soomaaliyeed iyo dadka Afrikaanka ahi isku meel kuwada tukadeen iyada oo arintan…

Heshiis Taariikhi ah oo Muqdisho ku dhexmaray Madaxwayne Farmaajo iyo Raysalwasaare Abiy

Heshiis Taariikhi ah oo Muqdisho ku dhexmaray Madaxwayne Farmaajo iyo Raysalwasaare Abiy

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali, iyagoona…

Sanadkan 1439 iyo Oogida Salaada Ciidul Fidraha ee Magaalada Boston, Goobta iyo Wakhtiga

Sanadkan 1439 iyo Oogida Salaada Ciidul Fidraha ee Magaalada Boston, Goobta iyo Wakhtiga

Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakaatuh… Walaalaha kheyrka jecel Ciid Mubaarak! Sannadkan waxaa aan ciidda wadajir u wada qaban doonaa walaaleheen Boston Islamic Center iyo #Masjid_Alhamdulillah oo ka dhici doonta Melnea A. Cass Recreation Complex. Waxaa munaasibadda…

Aqoonyahan Asadna Suudi oo ka hadlay Xaalada Gobalka Sool & Kacdoonka shacabka (dhegayso)

Aqoonyahan Asadna Suudi oo ka hadlay Xaalada Gobalka Sool & Kacdoonka shacabka (dhegayso)

Asad Hassan Suudi Oo kumagac Dheer (Asadnaa Suudi) degana Gedana Columbus, Ohio USA ahna Falanqeeyo siyaasada somalia isla markaana ah Xiriiriyaha Madasha 60 oo caawa Waraysi siyaay Radio Daljir ayaa…

Madaxwayne Farmaajo oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha QM ee Arimaha Soomaaliya

Madaxwayne Farmaajo oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha QM ee Arimaha Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu qaabilsan arrimaha siyaasadda Rosemary dicalro oo uu wehliyey ergeyga QM ee…

Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha oo booqday Baydhabo-Janaay

Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha oo booqday Baydhabo-Janaay

Masuuliyiinta ugu sarsaraysa dawlada Soomaaliya Madaxwaynaha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo raysalwasaaraha Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho shaqo ku gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. Masuuliyiintan waxaa soo dhaweeyay…

Mudaaharaadyadii ka dhanka ahaa Somaliland ee ka dhici jiray Alfaaka hore ee Wasaarada Arimaha dibada ee dalkan Maraykanka oo ka dhacaya guud ahaan Gobolka Sool

Mudaaharaadyadii ka dhanka ahaa Somaliland ee ka dhici jiray Alfaaka hore ee Wasaarada Arimaha dibada ee dalkan Maraykanka oo ka dhacaya guud ahaan Gobolka Sool

Mudaaharaadyo aad u balaadhan oo badanaa ka dhici jiray alfaafka hore ee Wasaarada rimaha Dibada ‘U.S. Department of State‘ ee dalkan Maraykanka ayaa haatan ka dhacaya guud ahaan Degmooyinka iyo…

Taraawiixda iyo Masjid Alrowdaha Boston (Suurat Yuusuf) By Sh. Muuse Ashcari

Taraawiixda iyo Masjid Alrowdaha Boston (Suurat Yuusuf) By Sh. Muuse Ashcari

Suurada yuusuf ayaa ka sheekeenasa qisadii nabi Yuusuf sida magaceeduba ku xardhanyahay, balse waxa ka dhexmuuqda mucjisada quraanka waayo waxay u soo degtay sida ugu saraysa ee loo qoro maqaalada…

Tukaraq: Faysal Cabdi Rooble oo lagu waraystay Madasha 60ka

Tukaraq: Faysal Cabdi Rooble oo lagu waraystay Madasha 60ka

Madasha Lixdanka ayaa lagu waraystay Faysal Cabdi Rooble xaalada deegaanada Tukaraq ee gobolka Sool, Soomaaliya. ayaa waxa uu wax ka iftiimiyay xaalada cakiran ee ay Puntland ku doonaso inay kula…

Libdhimaysid: Laascaanood oo banaanbax kadhana Soomaaliland ka dhacay

Libdhimaysid: Laascaanood oo banaanbax kadhana Soomaaliland ka dhacay

Maamulka Somaliland ayaa si awoodi ku jirto ugalawareegay maamulka Puntland Oct 15, 20007 halkaa oo ay hoosaasin badan ka timid maamulkii markaa talada Puntland hayay. Maanta ayay u muuqataa in…

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo dhiigga ku daadanaya Tuka-raq, xilli uu salaaddii Jimcaha kaddib Masjidka Madaxtooyada ka jeediyey khudbad

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la joojiyo dhiigga ku daadanaya Tuka-raq, xilli uu salaaddii Jimcaha kaddib Masjidka Madaxtooyada ka jeediyey khudbad

Dagaalo qadhaah ayaa ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool hal kaa soo ay Maamulka Somaliland Xoog kaga qabsatay Maamulka Puntland. Colaadan ayaa waxa ay ku soo aaday iyada oo…

Hay’adda Qatar Charity oo Daahfurtay Barnaamij Afurin Qaar Kamid ah Gobolada Dalka

Hay’adda Qatar Charity oo Daahfurtay Barnaamij Afurin Qaar Kamid ah Gobolada Dalka

Hay’adda Qatar Charity oo kamid ah  hay’addaha kahowlgala dalka Soomaaliya kana mid ah hay’addaha waxku oolka ah ee shacbiga Soomaaliyeed markasta gaarsiiya kaalmo waxku ool ah. Sida lagu yaqaano hay’adda…

Bishaaro Bisha baraykaysan ee Ramadaan oo bilaabantay maadama Shabcaan 30keeda ladhamaystay

Bishaaro Bisha baraykaysan ee Ramadaan oo bilaabantay maadama Shabcaan 30keeda ladhamaystay

Iyado maalmihi ugu dambeeyay si aada Dunida Muslimka looga sugayay Dhalashadda Bisha Barakaysan ee Ramadan ayaa bishii shabcan la dhamaystay maanta taasoo maanta soon ka dhigasa maadama aan bisha meelna…

Madaxwayne Farmaajo oo ka Qaybgalay Munaasabad lagu Dhaarinayay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya

Madaxwayne Farmaajo oo ka Qaybgalay Munaasabad lagu Dhaarinayay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Goleyaasha dowladda…

Taageerada Dawlada Dhexe ee Soomaaliya waa Muqdas Waajib ku ah Muwaadinkasta oo Doonaya inay Soomaaliya soo Kabsato ‘Jamaal Xaaji Cali iyo Cawil Axmed’

Taageerada Dawlada Dhexe ee Soomaaliya waa Muqdas Waajib ku ah Muwaadinkasta oo Doonaya inay Soomaaliya soo Kabsato ‘Jamaal Xaaji Cali iyo Cawil Axmed’

Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa madasha Lixdanka lagula yeeshay Aqoonyahano Maxamed Axmed Xirsi ‘Cawil’ iyo Jamaal Xaaji Cali iyaga oo sharaxaad ka bixiyay mudnaanta is garab taaga dawlada Soomaaliya ee …

Garyaqaan Ismaaciil Cali Maxamed Casayr oo u sharaxan xildhibaanka degmada 25aad ee Gobolka Ohio oo marti ku ahaa M-60ka

Garyaqaan Ismaaciil Cali Maxamed Casayr oo u sharaxan xildhibaanka degmada 25aad ee Gobolka Ohio oo marti ku ahaa M-60ka

Ayaa lagu waraystay madasha 60ka isaga oo la saadaalinayo inuu ku guulaysandoono Ilaahay Idinkii  Talaadadan Tarka isreebreebka xisbiga Dimuqraatiga ah ee Degmada 25aad magaalada Columbus. Musharaxa ayaa waxaa su aalihii…

Axmed Islaam oo Qalbidhagax ku booqday Guri Xabsiyeedka AdisAbaba

Axmed Islaam oo Qalbidhagax ku booqday Guri Xabsiyeedka AdisAbaba

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe) ayaa xabsiga ku booqday Sarkaalka OLF, Cabdikarim Sheekh Muuse Qalbidhagax Addis Ababa, Ethiopia Sabti 5ta Maajo 2018. Qalbi Dhagax ayaa sirdoonka…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano

ee kaalinta labaad ka galay tartankii Koobka Bariga iyo Bartamaha Qaaradda Afrika (CECAFA) ee lagu qabtay dalka Burundi. “Annaga waxa ay noo xisaabsan tahay in aad guuleysateen, sababtoo ah waxaad ka…

Midowga Hayadaha Qadar iyo Turkiga oo Gargaar Gaasiiyey Dadka ku waxyeeloobey Fatahaada Webiga ee Baled Weyne

Midowga Hayadaha Qadar iyo Turkiga oo Gargaar Gaasiiyey Dadka ku waxyeeloobey Fatahaada Webiga  ee Baled Weyne

Iyadoo ay socdaan gargaarka la gaarsiinayo Dadka Fataahada Wabiga ku Waxyeeloobey ee Magaalada Baled Weyne  ayaa Midowga Hayadaha  Qadar iyo Turkiga  oo Gargaar gaasiiyey Dadka ku waxyeeloobey Fatahaada webiga Hayadahaas…