Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 31)

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo madhasha 60ka lagaga waraystay Xaalada deegaanada OGAADEENIYA

Maxamed Rashiid Sheekh Cabdilaahi oo madhasha 60ka lagaga waraystay Xaalada deegaanada OGAADEENIYA

Masuul sare oo ka tirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeeniya (JWXO) afka qalaadna lagu yidhaahdo ONLF waxbadana saadaaliyay meesha ay ku danbayn doonto siyaasadii Tigreegu hor boodayeen ee AdisAbaba hadana ka…

Doowo Xaflada Dib u Furida Madjid Al-Rawdaha Boston Dayactir Dabadeed

Doowo Xaflada Dib u Furida Madjid Al-Rawdaha Boston Dayactir Dabadeed

Xaflad diimeed lagu maamusayay furitaanka qaybta 1aad ee masjid Al-rowda ayaa maanta ka dhacday isla Masaajidkaa oo ku yaala magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka. Masaajidka oo Soomaalidu milkiyadiisa lawareegeen…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Alrowdaha Boston April 27, 2018 by Sh Muuse Ashacari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Alrowdaha Boston April 27, 2018 by Sh Muuse Ashacari

Qudbadii salaada Jimcaha ee magaalada Boston ayaa shalay lagu qabtay Masjid Alrowdaha magaalada oo dib u habayn ku socotay  sadexdii sitimaan ee tagay, tasoo dib loogu dhisay musalaha masjidka, Dugsi…

Mahad Ceynaanshe Abdirahman oo ku geeriyooday magaalada Calgary.

Mahad Ceynaanshe Abdirahman oo ku geeriyooday magaalada Calgary.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maalintii Jimacaha oo taariikhdu ahayd April 20th sanadka 2018 ku geeriyooday magaalada Calgary ee gobolka Alberta Canada  ALLE ha…

Dhanbaal Codsi ah oo lagaga codsanayo MM Somaliland Muuse Biixi Siidaynta Boqor Buurmadoobe iyo Abwaanad Naciimo Qorane

Dhanbaal Codsi ah oo lagaga codsanayo MM Somaliland Muuse Biixi Siidaynta Boqor Buurmadoobe iyo Abwaanad Naciimo Qorane

Madasha 60ka oo ah madal lagu falanqeeyo siyaasada Soomaalida ayaa lagu qabtay barnaamij wacyi galin ah kaa soo dhamaadkiisii lagaga munaaqashooday sidii looga jawaabi lahaa Xadhiga Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed…

Maqaal; Dowladnimada Soomaaliya Oo Hana Qaadey, By Asadnaa Suudi.

Maqaal; Dowladnimada Soomaaliya Oo Hana Qaadey, By Asadnaa Suudi.

Midnimada iyo Qaranimada Soomaaliya Si kasta oo loo Cadaadiyo Lama Burburinkaro. si kasta oo Toobiyaheega looga leexiyo waxay Kusoo Dhacaysaa xariiq toosan Waxaana furmay waayiro badan oo isku Murugsanaa mudo…

Abwaan Cabdisamiic oo ka Gabyay Xaalada magaalada Laascaanood

Abwaan Cabdisamiic oo ka Gabyay Xaalada magaalada Laascaanood

Abwaanka oo aan waayadan ka gabyin xaalada deegaanada SSC balse hore loogu yaqaanay inuu aad uga gabyo hadba meesha ay hogo dhaclaynaso siyaasada reer SSC iyo Soomaaliyaba ayaa gabay yar…

Kacdoonka U Hiili Jubaland oo Madasha Lixdanka la’wadaagay Aragtidooda Maamulka

Kacdoonka U Hiili Jubaland oo Madasha Lixdanka la’wadaagay Aragtidooda Maamulka

Aqoonyahano Cabdirisaaq Maxamed Cabdi iyo Cabdi Ibraahim Maxamad (Blackyare) iyo Jaamac Shire Xasan oo marti ku ahaa madasha 60ka ayaa siwayn uga hadlay Gaabiska Maamulka Jubaland iyaga oo sheegay in…

Madaxweyne Farmaajo oo Qudbad ka Jeediyay Munaasabadda Xuska Xannad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo oo Qudbad ka Jeediyay Munaasabadda Xuska Xannad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Khudbaddii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka jeediyay munaasabadda xuska sannad guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Ceegaag.com…

Ardayda Kuliyada Injineeriyada ee Jaamacadda Muqdisho oo Bandhig usameeyay Samaynta Magaalooyin cusub iyo Biyo Sifayn

Ardayda Kuliyada Injineeriyada ee Jaamacadda Muqdisho oo Bandhig usameeyay Samaynta Magaalooyin cusub iyo Biyo Sifayn

Ardayda kuliyada Injineeriyada sanadka 4-aad iyo 3-aad ayaa soo bandhigay bandhig samaynta magaalooyin cusub iyo biyo sifaynteeda. Munaasabadaan ayaa waxaa kahadlay maamulka iyo masuuliyiinta ugu sareeysa Jaamacadda Muqdisho. ugu horayn…

Baaqa Ururuka Islaax ee Khilaafaadka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Baaqa Ururuka Islaax ee Khilaafaadka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Xarakada Islaax waxey aad uga welwelsan tahay khilaafka soo kala dhexgalay hay’adaha dawladda iyo deganaasho la’aanta siyaasadeed ee ka dhalan karta. Khilaafkaan kala qaybiyay xubnaha baarlamaanka,  iyo hogaankiisa , hakad…

Tartanka Orodka gaaban oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Tartanka Orodka gaaban oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini Marathone. Tartanka ayaa waxaa ka qayb galayay 370 Orod yahan…

Ilwaad Elman oo loo magacaabay la taliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay

Ilwaad Elman oo loo magacaabay la taliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay

Ilwaad Elman waa gabar Soomaaliyeed oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha bulshada, Haatan Ilwaad dadeelkii waxaa aqoonsatay Qaramada Midoobay oo u magacowday inay ka mid noqoto la taliyeyaasha dhanka nabadeynta ee Xoghayaha…

Gudoomiye Jawaari oo Caqabad ku Noqday Habsami u Socod Hanaanka Dawladnimo ee Soomaaliya oo la Casilayo

Gudoomiye Jawaari oo Caqabad ku Noqday Habsami u Socod Hanaanka Dawladnimo ee Soomaaliya oo la Casilayo

Hawlkarnimo xumada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Jawaari ayaa waxa ay keentay in dhamaan joogsadeen ku shaqaynta sharciga iyo dhamaystirka sharciyadii qabyada ahaa taasi oo ku kaliftay in qaybta fulinta ee…

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qar-Midoobay iyo Midowga Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdi ka socda Qar-Midoobay iyo Midowga Afrika

Muqdisho, 1da Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u qaabilsan dhaqaale u raadinta…

Cismaan Tiriko Muxuu ka Yidhi Mooshinka mushqaayad raadiska ah iyo qudbadii dankahadalka ahayd ee Muuse Biixi?

Cismaan Tiriko Muxuu ka Yidhi Mooshinka mushqaayad raadiska ah iyo qudbadii dankahadalka ahayd ee Muuse Biixi?

Aqoonyahan Cismaan Maxamuud ‘Cismaan Tiriko’ oo ah masuul wax badan kasoo shaqeeyay Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa ka hadlay Mooshinka Mushqaayad raadiska ah ee Baarlamaaka Soomaaliya Caadeestay iyo waliba qudbadii danka hadalka…

Somalia Amb to the U.N. tells Security Council that the military base UAE is building in Berbera is “in clear violation of international law”, calls on UNSC Security Council to “take the necessary steps”

Somalia has urged the United Nations Security Council to take action against the construction of a United Arab Emirates (UAE) military base in Somaliland. Speaking at the Security Council on Tuesday,…

Edmonton health matters: national poison prevention week/SCERDO

Edmonton health matters: national poison prevention week/SCERDO

This is national poison prevention week and local experts want parents to know about the biggest risk for kids. About 70 per cent of childhood poisonings in Alberta involve medication.…

Naadiga  Pen oo Munaasabad isugu jirtey  Xus iyo Xasuus u Sameeyey Qoraagii Dr Cabdiraxmaan Abuu Xamza.

Naadiga  Pen oo Munaasabad isugu jirtey  Xus iyo Xasuus u Sameeyey Qoraagii Dr Cabdiraxmaan Abuu Xamza.

Naadiga  Hal Abuurka iyo Qalimaalka Soomaaliyeed ee Koonfurta iyo Bartamaha ee Pen ayaa Munaasabad isugu jirtey Xus iyo Xasuus u qabtey  Qoraagii Soomaaliyeed  Alaha u Naxariistee Dr Cabdiraxmaan Xuseen Samater ( Abuu Xamza)…

Ogaysiis: Xaflada soo Dhaweenta Madaxway-nihii hore Soomaaliya ee reer New England

Ogaysiis: Xaflada soo Dhaweenta Madaxway-nihii hore  Soomaaliya ee reer New England