Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 32)

What Do You Know About The Port Berbara Accord And DP World? By Asadnaa Suudi.

What Do You Know About The Port Berbara Accord And DP World? By Asadnaa Suudi.

What do you know about the port Berbera accord between DP world, Ethiopia and Somaliland? Since Somaliland is one-clan secessionist enclave and not recognized by any country or by the…

Qudbadii GUURKA ee Kulankii SAYPA March 2018 By Sheekh Muuse Ashacari

Qudbadii  GUURKA ee Kulankii SAYPA March 2018 By Sheekh Muuse Ashacari

Habeenimadii Sabtida ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad Casho Sharaf ahayd Masjidka Al-Rowdaha Boston, xarladaa oo ahayd casho sharaf SAYPA u samaysay ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare. Hadaba waxaa lagu casuumay…

Casho Sharac SAYPA u samaysay Ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare ee Gobolka Massachusetts.

Casho Sharac SAYPA u samaysay Ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Sare ee Gobolka Massachusetts.

Haayada Madaniga ah ee Somali American Youth Parents Association (AKA) SAYPA ayaa u samaysay casho sharaf ku aadan fasaxa Dayrta (Spring Break) ee aradayda Jaamaadaha ka dhigata Gobolka Massachusetts. Casho…

Gudoomiyaha Madasha Isbadaldoonka Jubaland Suldaan Guray Xaaji Faarax oo Madasha 60ka lagu Waraystay

Gudoomiyaha Madasha Isbadaldoonka Jubaland Suldaan Guray Xaaji Faarax oo Madasha 60ka lagu Waraystay

Iyada oo ay fooda nagusoo hayso doorashooyinkii inta badan lasugayay ee Maamulka Jubaland ayaa waxaa lagu dhawaaqay madal aad u salbalaadhan oo ay ku midoobeen dadyowga degan dhulka uu maro…

Aqoonyahan Maxamuud Xasan ‘Musharaf’ oo lagu waraystay Madasha 60ka

Aqoonyahan Maxamuud Xasan ‘Musharaf’ oo lagu waraystay Madasha 60ka

Musharaf oo ah aqoonyahan kasoo jeeda deegaanada SSC ayaan ka waraysanay Guurguurka siyaasadeed iyo Shirarka ka socda deegaanadaa siiba mowqifka ay dadyowga deegaanadan ka aaminsanyihiin dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Alrowdaha Boston by Sh. Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Alrowdaha Boston by Sh. Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee wigii hore ayaa waxaa Masjid Alrowdaha Boston kasoo jeediyay Sheekh Muuse Ashcari Qudbada ayaa waxay ahayd sidii caadada ahad wiigagan Adaabta Salaada Jimcaha iyo Wakhtiyada ugu…

Madasha 60ka:Dekada Barbara iyo Fikirka aqo-onyahanada Soomaalida Waqooyiga America

Madasha 60ka:Dekada Barbara iyo Fikirka aqo-onyahanada Soomaalida Waqooyiga America

Waxaa Habeenimadaa Xalay si aada loogu gorfeeyay Dhicii qaawanaa ee loo gaystay Umada Soomaaliyeed kadib markii Maamulka Somaliland si ula kac ah ay isugu dayeen inay Soomaalida ka dhaxal wareejiyaan…

Former President of Somalia, His Excellence Hassan Sheikh Mohamud will be joining the great line up of Keynote Speakers at African Development Conference 2018 at Harvard University in Cambridge-Boston

FORMER PRESIDENT OF SOMALIA (SEPT. 2012- FEB. 2017) H.E. HASSAN SHEIKH MOHAMUD was the 8th President of Somalia from September 2012 until February 2017. A civil and political activist, Mohamud was…

Raysalwasaare Khayre oo Ganafka ku dhuftay Fadhadhaysigii Imaaraadka ee Dekada Berbara

Raysalwasaare Khayre oo Ganafka ku dhuftay Fadhadhaysigii Imaaraadka ee Dekada Berbara

Ra’iisulwasaare Jahuuriyada Soomaaliya Cali Xasan Khayre oo si kulul uga hadlay heshiiska Dekadda Berbera sharci darrona ku tilmaamay kaddib markii uu dalka dib ugu soo laabtey. Waa markii ugu horaysay…

Xaflada lagu soo dhaweenayo Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Soomaaliya Col Bashiir Maxamed Cabdi America London Ka Dhacday

Xaflada lagu soo dhaweenayo Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Soomaaliya Col Bashiir Maxamed Cabdi America London Ka Dhacday

Ayaa ka dhacaday magaalada London ee caasimada Boqortooyada Ingiriiska, xafladan ayaa waxaa loogu hanbalyeeyay Col. Bashiir oo ay dadkii xaflada isugu yimid qireen inuu yahay shaqsiga ugu haboon ee maanta…

Hanbalyo Dhalasho: Khadar Cabdiriigle iyo Ubax Jaamac oo wiil ugu dhashay Ceegaag

Hanbalyo Dhalasho: Khadar Cabdiriigle iyo Ubax Jaamac oo wiil ugu dhashay Ceegaag

Aniga oo ku hadlaya afka dhamaan Shaqaalaha Ceegaag Waxaan halkan  hanbalyo uga diranaa Khadar Cabdiriigle iyo Ubax Jaamac Saleebaan oo wiil ugu dhashay Ceegaag, Waxaana ilaahay uga baryanaa in uu…

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha dalka Isbaanishka

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha dalka Isbaanishka

Muqdisho, 28 Feb 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Spain u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma.…

U Dhaqsashada Masaajidka/Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid AL-Rowdaha Boston By Sh. Muuse Ashcari

U Dhaqsashada Masaajidka/Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid AL-Rowdaha Boston By Sh. Muuse Ashcari

Waxaanu badanaa idiinsoo tabinaa qudbooyin taxana ah oo ka hadlaya Fadliga Salaada Jimcaha iyo Muhiimada ay leedahay ku oogida salaada ha Faralka ah Masaajidada hadii aad tahay shaqsi Lab ah.…

ONLF iyo Siyaasadooda Xoriyad usoo celinta deegaanada Soomaaliyeed ee Ogaden

ONLF iyo Siyaasadooda Xoriyad usoo celinta deegaanada Soomaaliyeed ee Ogaden

Iyada oo uu midha dhalay halganka hubaysan ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Afka qalaadna lagu yidhaahdo Ogaden National Liberation Front ONLF. Ilaahay idinkiina ay maalin dhawna ay ka talindoonaan gayiga…

Maalintii 2aad ee Muctamarkii Masjid Al-Rowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Maalintii 2aad ee Muctamarkii Masjid Al-Rowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Tartamada muctamarka ka dhacay ayaa waxaa ka mid ahaa kadis ay dhalin da’doodu u dhaxayso sideed jir ilaa toban jir ay ku tartameen Aqriska Quraanka kariimka ah, Taariikhda iyo Afka…

Maalintii 1aad ee Muctamarkii Masjid Alrowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Maalintii 1aad ee Muctamarkii Masjid Alrowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Muctamarkii ugu horeeyay ee ay iskusoo duba rideen Maamulayaasha Masjidka Al-Rowda ayaa si habsami ah uga Socda Masjid Jaamaca Magaalada Boston, Muctamarka ayaa si rasmi ah uga furmay shalay iyada…

Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan oo ku guuryootay Jigjiga

Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan oo ku guuryootay Jigjiga

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa xalay ku geeyootay Ilaahay Naxariista Jano Ha waraabiyee magaalada Jidjiga Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan Hode. Marxuumada ayaa ifka kaga tagtay tafiir tiradoodu kor u…

Announcement: The First Ever Mu’tamar by Alrowda Masjid will be Held Feb 17-18, 2018

Announcement: The First Ever Mu’tamar by Alrowda Masjid will be Held Feb 17-18, 2018

?????????? ?????????? ?????? ??????? ??????? Dear brothers & sisters, We are super !EXCITED to announce the first ever Mu’tamar by Alrowda Masjid. The Title: “Say this is My Way and…

Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye Goboleed-ka AfSoomaaligu u Faa’iideysey Dhallinyarada Muqdisho

Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye Goboleed-ka AfSoomaaligu u Faa’iideysey Dhallinyarada Muqdisho

“HABEYNTA QORAALKA  AFKA SOOMAALIGA”: Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu u Faa’iideysey Dhallinyarada Muqdisho Tababbar-xirfadeed ku saabsan qurxinta qoraalka AfSoomaaliga ayaa  7-dii bisha labaad 2018 waxaa Magaalada Muqdisho loogu qabtay dhallinyarada jecel…

Qaybkamida Kooxda Kubada Kolayga ee Muqdisho City oo aan wali Visa ay ku Yimaa-dan UAE Lasiin sabab aan cid cadaysaa jirin

Qaybkamida Kooxda Kubada Kolayga ee Muqdisho City oo aan wali Visa ay ku Yimaa-dan UAE Lasiin sabab aan cid cadaysaa jirin

Ciyaaraha gabdhaha ee wadamada Carabta ayaa si habsami ah uga socda magaalada Shaariqa ee wadanka Iskutaga Imaaraadka Carabta. Ciyaarahan oo ka ka kooban Kubada Kolayga, Kaarateega, Qaanso Ridida, Fooli Boolka,…