Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Inaalilahi Wa inaa ileyhi Raajicuun. Garaad Cali Buraale Waxa Uu Ka mid ahaa Golaha Sare Dhaqanka Gobollada SSC Alle Ha U Naxariisto Janada ha Geeyo Samir iyo Imaan Ilaahey ha…
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Midowga Yurub iyaga oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya, iyo sidii Midowga Yurub u kordhin lahaayeen dadaalkooda ku aaddan dib u…
Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Shir-Madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka bilowday caasimada wadanka Itoobiya ee AdisAbaba. Madaxwayne Farmaajo ayaa shirka…
CAAM ALFAYN: Gabay Canaan, Murugo iyo Dar-daaran isugu jira oo Abwaan Suusle kula hadlay Soomaalida Sanadii 2000 – 18-sano kadib Xaaladii uu ka hadlay maxaa is badalay. Abwaanka ayaa fariintan…
Madaxwaynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Dhagax dhigay Xaafad Cusub oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo. Xaafadan oo qaab casri ah loo dhisayo ayaa lagu magacaaba Bilan ESTATE. Madaxweynahu…
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahu Maxamed (Farmaajo) ayaa gaadhay magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug, wuxuuna dhagax dhigay dhismaha dekedda magaalada Hobyo. Magaalo xeebaadka Hobyo ayaa ah magaalo qadiimiya…
Dawlad Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya Golaha Guurtida Qoraal ka soo baxay: January 21, 2018 Waxaa la joogaa waqtigii Xoraynta iyo Aaya ka tashiga Gobollada SSC (Khaatumo) Ismiidaamintii aan loo meel…
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa safarkiisa Nabadaynta iyo midaynta dibuheshiisiinta ku dhisan ee uu dalka ku marayo ayaa lafilayaa inuu bari soo gaadho magaalada Caabudqaaq ee gobolka…
Dhuusamareeb, 16 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah…
Dear Friends, To donate Click Here I’m a Somali American born in Sool and raised in Mogadishu. I began playing basketball at the age of 7 and credit the sport…
Laascaabood: Garoon casriya oo kubada cagta ah oo loogu magac daray halyeyga Soomaaliyeed ee Cabdi Bille Cabdi oo maanta uu xadhiga ka jaray isla Cabdi Bille ayadoo lagu furay ciyaar…
Boqor Burhan Boqor Muuse ayaa Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo gudoon siiyay Go’ shaal ah, Faras iyo Bilad si waafaqsan Maamuska Boqortooyada Beesha Daarood. Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Farmaajo ayaa booqasho shaqo ku…
Iyada oo uu midha dhalay halganka hubaysan ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya maalin dhawna ay ONLF ka talindoonaan gayiga Ogaadeeniya gaadhsiina doonaan in dadyowga deegaanadaa Soomaaliyeed inay taladooda gacantooda soo…
Madaxwaynaha iyo Waftigiisa ayaa soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka dawlada Puntland. Madaxwaynaha ayaa si aad u wayn loogusoo dhaweeyay Garoowe isga oo lafilayo inuu furo mashaariic ay ka…
Urur ay ku bohoobeen Dhalinta iyo Waalidiinta ku dhaqan magaalada Boston ee Gobolka Massachusetts wadankan Maraykanka ayaa ka codsanya in laga caawiyo xaga dhaqaalaha madaama ay ku shaqeeyaan barnaamij ku…
Kumanaan ardayda Jaamacadda Muqdisho oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ufariistay imtixaankii koobaad ee simisterka koobaad ee sanad waxbarashadeedka 2017-2018. Imtixaankan ayaa ka bilawday dhamaan 9-ka kuliyadood iyo qaybahooda…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay xilalkaas bannaanaaday. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyn…
Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulaahi Ciiso Nuur oo Sebtember 11, 2016 beesha Xasan Ugaas u doorteen inuu badalo aabihii ayaa maanta oo ah Janawari 01, 2018 lagu caleemo saaray Magaalada Buuro…
Heesta ‘Cuyuuban’ ayaa ku qotonta Afsoomaali Culus oo murtideeda fasiraadeeda loo daayay dadwaynaha Soomaaliyeed looguna talo galay sanadka 2018, Waxaa heestan Curiyay laxankana Saaray Haykal Yare. Waxaana ku luuqeenaya Fanaanada…
Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Aqalka Sare…
Figradihiina