Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Masjidkii 2aad ayay Soomaalida reer Boston Iibsadeen shalay oo taariikhdu ahayd 8 Rabiicul Aakhir, 1439 Miilaadigana Dec 27, 2017. Masaajidka ayaa lagu magacaabaa Masjid Al-Rowda. Dhismahan ayaa hore u ahaan…
Xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar) oo socdaal ku yimid Wadankan Canada ayaa ka dhacdey xarunta…
Waxaa maanta geeridii xaqa ahayd ku haleeshay magaalada Ceegaag ee Gobolka Togdheer Soomaaliya Hooyo/Ayeeyo/Abooto Aamina Xaaji Cismaan Aw-Maxamed. Aaamina Ayaa ku dhalatay Laasa Ceelbardaale ee Gobolka Sool sanadkii 1925 tii taariikhda…
Magaaladda Edmonton ee caasimada gobolka Alberta Canada ayaa waxaa xalay soo gaadhay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar). Wasiir Oomaar ayaa waxaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saraakiisha hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga. Ceegaag.com…
Waxaa Magaalada Xudun ee Gobolka Sool in mudo ah Ka soconaayay Shir balaadhan oo Beelweynta Bihi-Dareys Ku Lahaayen. Shirka Waxaa Ka Soo Qeyb Galay Odayaasha iyo Dhamaan Aqoonyahanka Beesha Bihi…
As President, he lowered his salary to only $450 a month and limited his possessions to a car, four bikes, three guitars, a fridge and a broken freezer. A motorcyclist…
Warsangali waxaa weeye dadka ugu xadaarad sareeya ummadaha Illaahay abuuray ee Xaawo iyo Aadan kasoo farcamey, haddana Illaahay wuxuu Hadiyad usiiyey dadka Soomaaliyeed, waa Saldano aan dhicin oo liicin, Waxayna…
Another possibility is state Rep. Ilhan Omar. Omar, a refugee and rising political star, became the first Somali-American woman elected to a state Legislature when she won her seat last…
Madaxweynaha JS Mudane Maxamed Cabdudullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar halkaas oo uu ka furmayo shirka Ganacsiga Afrika 2017. Magaalada Sharma Sheekh…
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Cabdla Maxamuud Haybe Cagalule ayaa marti ku ahaa madasha 60ka. Mudane Cagalule ayaa la waydiiyay waxa ay kula duwan yihiin isaga iyo Cali Khaliif maadaama ay labadu…
Waxaa maanta furmay Aqoonisweydaarsiga sannadalaha saddexaad ee cilmibaarista Soomaaliyeed, Oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed ee ISOS ee hoos taga Jaamacadda Muqdisho. Aqoon isweydaarsigan oo socon doona muddo saddex maalmood…
Nayroobi, Nofeembar, 27, 2017-(Ceegaag) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray Maagalada Nayroobi. Wafdiga…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 23rd sanadka 2017 ku geeryooday magaalada Hargeisa, ALLE ha u naxariistee Dr. C/rashiid Maxamuud…
Gudoomiyaha Maamulka ay shacabkiisu samaysteen ee Khaatumo State Of Somalia Cabdilaahi Jaamac Xirsi ‘Baydhaba’ oo madasha 60ka lagaga waraystay xaalada maamulkaa iyo xidhiidhka ay la leeyihiin Soomaaliya inteeda Calanka Buluuga…
Aqoonyaho u dhashay Asalahaan deegaanada Hoostaga Dawlada Puntland oo kala ahaa Cabdidaahir Maxamed Yuusuf, Cabdulaahi Ciid, Cornayl Pilot Cawil Axmed, iyo Dr. Siciid Cali Nugaal. Waraysiga waxaa qaaday Farxaan Axmed…
Qudbada ayaa waxay ka hadlasay saacada ducada la’aqbalo maalinta Jimcaha. Soojeediye Sheekh Muuse Ashcari Daawo Ceegaag.com…
The Khatumo State of Somalia was formed on 12 January 2012 in the historic town of Taleh where more than 400 delegates selected among the assembled 4,000 participants (including traditional…
Maxaad kala socotaa tartanka meeyarka magaalada Kismaayo. Ceegaag.com…
Ka dib qarixii Isgoyska Octber 14 ayaa madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah argagixisada UGUS, ayaa maanta waxa uu shacabka u jeediyay qudbad…
Figradihiina