Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 35)

Qudbad Taariikhiya oo Janaraal Caanood ku dhiiro galiyay Sooma-jeestayaasha CXDS.

Qudbad Taariikhiya oo Janaraal Caanood ku dhiiro galiyay Sooma-jeestayaasha CXDS.

Iyada madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo amar ku bixiyay in qaybaha dalka laga xoreeyo Argagixisada UGUS. ayaa waxaa ciidamadu shalay dhaafeen Magaalada Balcad iyaga oo sifeenaya deegaanadaa ay…

Dawlada Dhexe, Gobolka Banaadir iyo dawlad Goboleedada oo go’aan ku gaadhay lawada dagaalanka Argagixisada UGUS

Dawlada Dhexe, Gobolka Banaadir iyo dawlad Goboleedada oo go’aan ku gaadhay lawada dagaalanka Argagixisada UGUS

Muqdisho, 5ta, November 2017 (Ceegaag) Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir 28-kii…

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Ameerika Zakariye Cali Xaaji Siciid oo laga waraystay xaalada Boosaaso

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Ameerika Zakariye Cali Xaaji Siciid oo laga waraystay xaalada Boosaaso

Wararka ka imanay dalkii hooyo siiba Gobolka Bari ayaa sheegaya in qulquldo ay ka jiraan tasoo kaliftay in qof ku nafwaayo qofna ku dhaawacmo. Waxaa dadku ka biyo diidan yihiin…

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlama-anka kuwooda caasimada ku sugan oo war saxaafadeed soo saaray

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlama-anka kuwooda caasimada ku sugan oo war saxaafadeed soo saaray

Muqdishi. Nov 02, 2017 (Ceegaag)— Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed ka kooban dhowr qodob…

Kulamdii SAYPA ee bilaha September iyo October 2017

Kulamdii SAYPA ee bilaha September iyo October 2017

Urur goboleedka SAYPA oo ay ku bohoobeen waalidiinta Soomaalida degan Boston iyo nawaaxigeeda ayaa qabtay xafladihii bilaha ahaa, kuwaasoo ka kala dhacay Jeep Johns Park (Timilty) iyo IHOPka xaafada Brighton.…

Tacsi: Xildhibaan Marxuum Cawad Ahmed Cashara oo maanta magaalada Toronto ee wadanka Kanada ku geeriyooday

Tacsi: Xildhibaan Marxuum Cawad Ahmed Cashara oo maanta magaalada Toronto ee wadanka Kanada ku geeriyooday

Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun. Madhinta waa ILLAAH.   Xildhibaan Marxuum  Cawad Ahmed Cashara oo magaalada Toronto ku geeriyooday. Cashara ayaa ahaa geesi wadani ah, Ilaahay waxaan uga baryanaa inuu qabriga…

Xaflad Deeqo Jibriil ugu mahadcelinasay Taageerayaasheeda kuna taageertay mesharaxnimada Mayarka Boston Martin Walsh.

Xaflad Deeqo Jibriil ugu mahadcelinasay Taageerayaasheeda kuna taageertay mesharaxnimada Mayarka Boston Martin Walsh.

Boston, Oct 29, 2017 (Ceegaag) Waxaa Xalay ka dhacday xarunta Eriteriyaanka Boston xaflad aad u balaadhnayd aadna loosoo agaasimay oo Deeqo Jibriil ku taageertay duqa magaalada Boston inuu afar sano…

Qudbadii Jimcaha Oct 27, 2017, oo ka hadlasay Fadaa’isha Sadaqada By Sh Muuse Ashcari

Qudbadii Jimcaha Oct 27, 2017, oo ka hadlasay Fadaa’isha Sadaqada By Sh Muuse Ashcari

Masjika Soomaalida Boston Alrowda ayaa waxaa qudbadii jimcaha Oct 27, 2017 Booqday shabakadan Ceegaag oo soo min guurisay sidii ay u dhacday, hadaba nala daawada dadkii ay dhaaftay ama ku…

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho Oct 25, 2017 (Ceegaag) Madaxwayne Maxamed  Cabdulaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu socdaal kusoo maray wadamada Ugandha, Itoobiya iyo Jabuuti. Madaxwaynaha ayaa ku…

Maamulka Hirshabeelle oo ku Dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Khawaarijiinta UGUS

Maamulka Hirshabeelle oo ku Dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Khawaarijiinta UGUS

Masuuliyiinta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab kadib hadalkii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya oo ahaa in Maamulada ay ka qeyb qaataan dagaalkaas.…

Xaaladda Dhaawacyadii Loo Qaaday Dalka Sudan Oo helay Daryel Caafimaad

Xaaladda Dhaawacyadii Loo Qaaday Dalka Sudan Oo helay Daryel Caafimaad

Ka dib Cabashooyin ka soo baxayay Ardayda wax ku barta dalka suudaan iyo dad kala socday dhaawacyada dalkaas la gaarsiiyay ba waxa isla xalay lagu guulaystay in la xalliyo cabashooyinkii…

Tolkay Jira iyo Gabaygii Cabdisamiic ee Caawimaadii Turkigu u gaystay Soomaalida

Tolkay Jira iyo Gabaygii Cabdisamiic ee Caawimaadii Turkigu u gaystay Soomaalida

Abwaanka oo badanaa ku luuqeeya gabayada qiirada xanbaarsan ee Soomaalinimadu ku dheehan tahay ayaa waxa uu gabay ka tiriyay dhacdadii Muqdisho iyo sida Dawlada Turkiga ee walaleheen inoogu soo gurmadeen.…

Bashiir Cismaan Cabdi Xaashi oo ku guulaystay doorashadii M.Kuxigeenka Khaatumo

Bashiir Cismaan Cabdi Xaashi oo ku guulaystay doorashadii M.Kuxigeenka Khaatumo

Buuhoodle Oct 23, 2017 (Ceegaag) Waxaa goor dhawayd ku guulaystay Doorashadii Madaxwayne kuxigeenka maamulka Khaatumo State Of Soomaaliya Aqoonyahan Bashiir Cismaan Cabdi Xaashi. Bashiir ayaa sagaashamaadkii deganaa magaaladan Boston ee cariga…

Boston oo ku biirtay magaalooyinka looga baroordiiqay Gumad shacbiyedkii Muqdisho

Boston oo ku biirtay magaalooyinka looga baroordiiqay Gumad shacbiyedkii Muqdisho

Iyada oo ay magaalooyin badan oo kuyaala aduunka daafihiisa sida Paris, Toronto, London, Minneapolis, ayaa waxaa liiska dabada kasoo qabsaday magaalada Boston ee cariga dalkan Maraykanka. duqa magaalada Boston Marty Walsh…

Kulamadii Caynabo oo ku dhamaaday in la shirqoolo Buuhoodle

Kulamadii Caynabo oo ku dhamaaday in la shirqoolo Buuhoodle

Heshiiska bishan October 20, 2017 ka dhacay Caynaba ee dhexmaray khaatumo iyo Soomaaliland waxaa kucad in maamulkii khaatumo ee Cali Khaliif gadhwadeenka ka ahaa sirasmiya ugu biiray soomaaliland kana tanaasulay…

Dawlada Soomaaliya oo isu diyaarinasa inay nabadiida dalka ka xorayso

Dawlada Soomaaliya oo isu diyaarinasa inay nabadiida dalka ka xorayso

Madaxweyne Farmaajo “Waxa ay ogaan doonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal si deg deg ah uga jawaab celiya dhibaata kasta oo lagu sameeyo dadkooda. Waxaan tusinaynaa in aan diyaar…

Qurbaawiyiinta Soomaaliyeed oo u kacay Gacan qabashada Dadkooda lagu Weeraray Muqdisho

Qurbaawiyiinta Soomaaliyeed oo u kacay Gacan qabashada Dadkooda lagu Weeraray  Muqdisho

Iyada oo dadyowga Soomaaliyeed ee ku kala dhaqan aduunka daafihiisa ay bilaabeen banaan baxyo iyo lacag ururin aad u xoogan oo shaqsi shaqsi ama kooxkoox  loo wada hawl galayo siiba…

Banaanbax ka dhan ah Argagixisada shacabka gumaada oo ka dhacay Muqdisho

Banaanbax ka dhan ah Argagixisada shacabka gumaada oo ka dhacay Muqdisho

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa galabta kala qeybgalay shacab aad u tiro badan, bannaanbax looga soo horjeedo kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab. Masiibadii dhacday ee lagu xasuuqay Shacabka Soomaaliyeed, ma ahan…

Hooyo Carfoon Cabdi Maxamuud oo ku geeryootay Muqdisho

Hooyo Carfoon Cabdi Maxamuud oo ku geeryootay Muqdisho

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho  ku geeriyootay  ALLE ha u naxariistee Carfoon Cabdi Maxamuud oo ah Hooyadii dhashay Suldaan Mahdi Cali, dhamaan…

More than 300 dead, scores missing after Somalia truck bombing

More than 300 dead, scores missing after Somalia truck bombing

Somalia is calling Saturday’s deadly truck bombing its version of 9/11. The terror group Al-Shabaab is being blamed for the weekend attack that killed more than 300 people. But as…