Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tagay xarunta Gurmadka, wuxuu si toos ah ula hadlay qaar ka mid ah eheladii ay dadku ka maqan yihiin. aidoo kalena waxa uu ku dhiiro galiyay…
Madaxwaynaha ayaa barta FB kusoo qoray qoraalkan gaaban “Waxaan saaka tagay goobtii ay musiibadu kadhacday iyo Isbitaalka Erdogan oo ay dhaawacyo badan yaallaan. Waxaan farayaa cid waliba oo leh aqoon…
Waxaa Shalay abaarihii 3:30PM saacada geeska Afrikada Bari ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho qarax ay soo maleegeen Khawaarijiinta Al-shabaab iyaga oo ku gumaaday shacab sidii caadada u ahayd.…
Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Dhexe ee Soomaaliya Saadiq C/llaahi Cabdi ayaa sheegay in dhismayaasha guryihii dawladda Turkigu balan qaaday inay Muqdisho ka hirgalinayso qorshahoodu marayo meel fiican. Wasiirka…
Madasha 60ka ayaa lagu waraystay xalay Safiya Yaasin iyada oo laga waraystay Dekada Bossaso vs DP World? Dawlada Soomaaliya Iyo Arimaha Siyaasada Somalia oo Laba kacleysey! Arimahaas Dhagaysi Wacan. Ceegaag.com…
Ra’iisal Wasaare Kheyre oo jeediyey Khudbaddii ugu Kululeyd: “Qofna ka ogolaan meyno dhaliil dalka lagu duminayo..” Ceegaag.com…
Madasha Lixdanka wareysi xasaasi ah oo Shirka Kismaayo kusaabsan Cabdinaasir Seeraar Vs Farxaan Axmed Nuur. Waxaa madasha 60ka lagu waraysta Afhayeenka Maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar oo diiday inuu ka jawaabo…
Maxamed Rashiid oo ah masuulkan sare ee ka tirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ayaa waxaa wax laga waydiiyay xaalada wadanka Itoobiya, iyo xaaladaha kasoo cusboonaatay kaalinta ONLF. xiriirka Jabhada iyo…
On the morning of July 24, 2016, a shaken Nimao Ali surprised herself by picking up her cellphone and shooting a video. From the balcony of her Hilda Street apartment,…
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Soomaaliya Jamaal M Xasan ayaa maanta magaalada Baarliin ee kula sixiixday dhigiisa dawlada Jarmalka Wadashaqayn iyo in labada dawladood iska kaashadaan xaga horumarinta labada wadan. Daawo Sawirada.…
Safarka Madaxwaynaha oo ay ku weheliyaan wasiiro ka tirsan Xukuumada iyo Marwada 1aad ee dalka ayaa Saaka uu madaxwaynuhu ku tagay wadankaa Suudaan ee Soomaalida u eeg. waxaan halkaan idiinkugu soo…
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Jubaland ayaa waxaa lagaaga waraystay xaalada Goboldaa ku midoobay maamulka Jubaland Wasiirka oo wax badan ka taabtay xaalada deegaanka iyo sida uu maamulku hawlihiisa uga wado…
Goobtu Waa Logan, Xalay oo ay Jamaad Fiin Ka anbabaxasay Boston oo ay gudaha Madaarkana ay ku sugayeen Ciyaartoydii reer Minasota oo yimid Boston si ay isu wada raacaan, iyaga…
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa booqasho shaqo ku tagat Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Madaxwaynaha ayaa warbixin yar oo kooban oo uu soo dhigay barta FB giisa ayaa waxa ay u qornayd sidatan. ‘Waxaan…
Kulan mahad celin ah oo loo sameeyay hawl wadeenada iyo ardayda Jaamacadda Muqdisho. kulankan oo ujeedkiisu ahaa mahad celin munaasabadda todobaadka dhaqanka Jaamacadda Muqdisho loogu mahad celinayay sidii wanaagsaneyd ee…
Next week in Entebbe, Uganda. There is an African tournament in which 12 afrobasket 2017 zone 5 countries are going to compete for who represents eastern and northern Africa in…
Iyada oo uu bilowday sanadkii cusbaa ee Islaamku 1439 ayaa waxaa waxaa qudbadii Salaada Jimcada Lagaga hadlay muhiimada uu u lahaa markii uu bilaabanayay Taariikhda Sanadka Islaamka, Waxaa Hijrooday 70…
Hooyo Maryan ayaa soo qabsatay codbaahiyaha iyada oo ka hadashay sanadkii 1996 sidii ay Deeqo Jibriil u caawisay iyada oo 17 jir ah. Eedo Maryan markii ay maqashay in Deeqo…
Jaaliyada dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya ee ku dhaqan Magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa kulan Tacsi iyo Baroordiiq ah isugu yimid maanta, kulankaas oo loogu duceynayo dadkii shacabka Soomaalida ahaa ee…
This week, Abaarso School was lucky enough to be visited by Robin Worth of Harvard University and Rebecca Zeigler Mano of Education Matters. Robin presented about Harvard University and the process of applying to American…
Figradihiina