Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 37)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Mashruuca waraabka Beeraha Gobolka Gedo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Mashruuca waraabka Beeraha Gobolka Gedo

Ee fadal kaas oo heer gabo gabo ah maraya. Madaxweynaha oo xubno katirsan Xukuumada ay wehelinayaan waxaa uu lug kusoo maray dhamaan qaybaha Mashruuca oo biyaha wabiga Jubba lagu gaarsiinayo…

Waxqabadka Dawlada: Soomaaliya oo dib ulasoo noqotay Maamulka Hawadeeda

Waxqabadka Dawlada: Soomaaliya oo dib ulasoo noqotay Maamulka Hawadeeda

Dowlada Soomaaliya ayaa 27 Sano kadib Maanta si Rasmi ah ufurtay Qeybti Saadasha Hawada ee Garoonka Diyaaradaha Adan Cade Airport Muqdisho. Arintan ayaa timid kadib markii ay dawladu kasoo faramaroojisay…

Somali Prime Minister, His Excellence Hassan Ali Khaire will meet Somali Community Diaspora in the United States of America

Somali Prime Minister, His Excellence Hassan Ali Khaire will meet Somali Community Diaspora in the United States of America

at Waterford Springfield 6715 Commerce Street, Springfield, Virginia 22150 on Monday, September 25th, 2017 at 6:00 PM – 10 PM. We thank to Somali Ambassador, Ahmed Ahmed Isse Awad and Somali Community…

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya ku Casumay Qorayaal Soomaaliyeed

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya ku Casumay Qorayaal Soomaaliyeed

Muqdisho, 17 September 2017 –  Madaxweynha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey qalinlayda Soomaaliyeed ee ka qayb galay bandhigga Buugaagta Muqdisho 2017. Madaxweyne…

Ogeysiis: Kulan loogu baroordiiqayo shacabkii Soomaalida Itoobiya ee lagu xasuuqay Oromia oo lagu qabanayo Edmonton.

Ogeysiis: Kulan loogu baroordiiqayo shacabkii Soomaalida Itoobiya ee lagu xasuuqay Oromia oo lagu qabanayo Edmonton.

Waxaa dhamaan Jaalliyada DDSI ee ku dhaqan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda lagu wargalinayaa inuu  jiro kulan Tacsiyeed loo qabanayo dadkii shacabka Soomaalida ahaa ee lagu xasuuqay magaalada Awadey ee deegaanka…

SCERDO honored to be part of the Laurel Awards

SCERDO honored to be part of the Laurel Awards

Somali Canadian Education and Rural Development Organization (SCERDO) was honored yesterday to be part of the Laurel Awards celebration and to witness so many other notable non-profit organization being applauded for…

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo ay ubilaabatay daraasada sanad waxbarashadeedka 2017-2018

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo ay ubilaabatay daraasada sanad waxbarashadeedka 2017-2018

Ardayda Jaamacadda Muqdisho ayaa saakay iyagoo wajiyadooda laga dheehanayay farxad aad u balaaran ay u bilaabatay daraasadii sanad waxbarashadeedka 2017-2018 ee Jaamacadda Muqdisho. Ardayad lagu magacaabo Najmo Ibraahim Cali oo…

Ra’iisul Wasaare Khayre oo boggaadiyey Carwada Buugaagta ee Muqdisho lagu qabtay.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo boggaadiyey Carwada Buugaagta ee Muqdisho lagu qabtay.

Muqdisho, 16 September 2017 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee lagu qabtay magaalada Muqdisho, isagoo halkaas ka…

Gunaanadka Doodihii Musharixiinta Deg-mada 7aad ee Boston Kaalinta Deeqo ka gashay

Gunaanadka Doodihii Musharixiinta Deg-mada 7aad ee Boston Kaalinta Deeqo ka gashay

Waxaa qolka shirarka ee Hibernian hall ka dhacay doodii ugu danbaysay ee musharixiinta degmada 7aad ee magaalada Boston iyada oo tartanka ay ugu jirto Qowmiyada Soomaalida Deeqo Jibriil oo ilaahada…

Dufcadii 21-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u bilawday todobaadka dhaqanka

Dufcadii 21-aad ee ardayda Jaamacadda Muqdisho oo u bilawday todobaadka dhaqanka

Munaasabad aad u balaaran si wayn loosoo agaasimay loona qabtay ardayda cusub ee dufcadii 21-aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay xarunta ugu wayn Jaamacadda Muqdisho. Munaasabadan oo kusaabsanayd todobaadka…

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa lagu xantaa Ciidanka Xoogga Dalka, markaan la sheekaystay cidkasta, in aad tihiin Geesiyaal Sooma-jeestayaal ah”

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa lagu xantaa Ciidanka Xoogga Dalka, markaan la sheekaystay cidkasta, in aad tihiin Geesiyaal Sooma-jeestayaal ah”

Muqdisho | CEEGAAG| September 9, 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Dugsiga tababarka ciidamada ee Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho. Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga…

Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo lagu waraystay Madasha 60ka

Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo lagu waraystay Madasha 60ka

Iyada oo wararka kasoo baxaya gudbintii Qalbi dhagax ay wali saamayn xoogleh ku hayso quluubta shacabka ayaa waxaa madasha 60ka lagu waraystay Zakariye Xaaji Cabdi oo isagu ka dhawaaqaya sida…

Go’aan Golaha Wasiirrada ee Qalbi Dhagax.

Go’aan Golaha Wasiirrada ee Qalbi Dhagax.

Muqdisho, 06 September 2017 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka…

Qudbadii Jimcaha ee Dul Xaj 10, 1438 H ama Sep 01, 2017 M Ka Sheekh Muuse Ashcari

Qudbadii Jimcaha ee Dul Xaj 10, 1438 H ama Sep 01, 2017 M Ka Sheekh Muuse Ashcari

Iyada oo aan idinla wadaagno Qudbadaha Jimcaha ee loo jeediyo Soomaalida ku dhaqan wadankan Maraykanka siiba magaalada Boston, sidii aad naga sugayseen maanta oo waliba Ciidul Odxayadii ahay iyo Jimce…

Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali oo soo dhaweeyay heshiiskii laga gaadhay shaqaaqadii ka dhacdey Buuhoodle.

Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali oo soo dhaweeyay heshiiskii laga gaadhay shaqaaqadii ka dhacdey Buuhoodle.

Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali Cilmi oo kamid ah Aqoonyahaniita Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa soo dhaweeyey heshiiskii iyo nabadii laga gaadhay shaqaaqadii beelo Walaalo ah ku dhexmartay magaalada Buuhoodle…

Hay’adaha SCERDO iyo Humanity First oo gurmad biyo dhaamin ah ka bilaabay Deegaanada Ceegaag iyo Goljano.

Hay’adaha SCERDO iyo Humanity First oo gurmad biyo dhaamin ah ka bilaabay Deegaanada Ceegaag iyo Goljano.

Iyadoo Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda ay wali ka taagan yihiin abaaro iyo biyo La’aan baahsan oo saamayn balaadhan ku yeelatay bulshoweynta ku dhaqan deegaanadaasi ayaa waxaa haatan la gaadhsiiyey gurmad…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta shacabka waqti kula soo qaatay xeebta Liido

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta shacabka waqti kula soo qaatay xeebta Liido

Muqdisho: Aug 29, 2017. Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo isga oo booqsho ku maraya Xeebata Liido  ayay dhalinyaradii ku dabaalanasay waydiisteen Madaxwaynaha kubada la’ciyaaro isga oo ka aqbalay, dhinaca…

Qudbadii Salaada Jimcaha Dul-Xaja 03, 1438 H/ Aug 25, 2017 M/ Ka:Sheekh Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha Dul-Xaja 03, 1438 H/ Aug 25, 2017 M/ Ka:Sheekh Muuse Ashcari

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjidul Rawdaha Boston ayaa maanta ku saabsaneed Fadliga 10ka maalmood ee u horeeya bishan Dul-Xija hadaba ka’faaideeso qudbadana waxaa Akhrinaya Sheekh Muuse Ashcari. Ceegaag.com…

Ololaha Doorashada Deeqo Jibriil Oo gacan ka helay Xildhibaan Ilahaan Cumar iyo Sheekh Tawakal Yuusuf

Ololaha Doorashada Deeqo Jibriil Oo gacan ka helay Xildhibaan Ilahaan Cumar iyo Sheekh Tawakal Yuusuf

Imam Taalib J. Mahdee waa Imam of Masjid Al-Quraan, waana masaajid la’dhisay 1940-kii waxa uu ku furay Xaflada Ayaadaha Quraanka, Imaamka ayaa sidoo kale sheegay in ay Deeqo u tahay…

Baaq Nabadeed oo ay shaqaaqadii Buuhoodle kasoo saareen Qurbajoogata Beesha Axmed Garaad

Baaq Nabadeed oo ay shaqaaqadii Buuhoodle kasoo saareen Qurbajoogata Beesha Axmed Garaad

Iyada oo ay shaqaaqo aan loo meeldayin sikadis ah uga dhacday magaalada Buuhoodle tasoo keentay inay ku nafwaayaan wiil iyo walaalkii, hadaba waxaa iska soo daba dhacayay baaqyada nabadeed ee…