Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Columbus Ohio Aug 21,2017. Shirkan oo ay soo abaabuleen Jaaliyada Khatumo ee Columbus waxaa ka soo qeybgalay Waxgarad, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano reer Kharumo ah oo ka kala yimi gobolada dalka…
Boston, Aug 20 2017. Ilhan Omar is a State Representative in the state of Minnesota. She is also the first ever Somali person, male or female, to be elected for…
Xildhibaan Caasha ayaa daaha ka rogtay waxyaabo badan oo laysla dhexmarayay oo ay ka mid tahay doorka dawlada dhexe ee xilka qaadida madaxwayne goboleedkii Hir Shabeele Cali Cabdulaahi Cosoble. Sida…
Iyada oo doorashooyinka dawladaha hoose ee magaalada Boston ay dhacayaan Talaada ay taariikhdu ku beegan tahay Sep 26, 2017. Ayaa waxaa magaalada Boston soo gaadhi doona Xildhibaan Ilahaan Cumar, MN.…
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdiraxman Jamac Barre. Geerida Cabdiraxman Jamac Barre…
Iyada oo uu khilaafkii soo kala dhexgalay Maamulka Khaatumo uu kusoo gabogaboobay in xasaanadii xileed laga xayuubiyo Madaxwaynihii iyo Gudoomiyihii baarlamaanka Khaatumo ayaa waxaa hada bilowday dabaaldega soo dhaweenta madaxwaynaha…
Midkamida hogaamiyayaasha xarakada UGUS ee ku caan baxay gumaadka shacabka Soomaaliyeed ayaa isusoo dhiibay dawlada dhexe ee Soomaaliya kadib markii uu sida uu sheegay isaga baxay fikradii ahayd in gumaadka…
‘Waxaan maanta booqday xarumaha Radio Muqdisho, Raadiyaha Codka Ciidamada, Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Kaydka Hadalka ee Radio Muqdisho. Waxaan u mahadcelinayaa madaxda iyo shaqaalaha ka hawl gala warbaahinta qaranka oo…
Iyada oo ay kaabiga nagusoo hayso doorashooyinkii maamulka Somaliland ayaa waxaa dardar haatan la’galiyay shacabraadin musharixiinta iyada oo musharaxa xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi tagay caasimada gobolka Sool…
Iyada oo ay ahayd dhawaan Markii la doortay Madaxwayne Cabdala Maxamuud Cali Haybe Cagalule inuu majaraha u qabto maamulka Khaatumo State of Soomaaliya, ayaa waxaa madasha 60ka lagaga waraystay xaalada…
Iyada oo dhawaan Baarlamaanka Khaatumo ay doorteen Maamul cusub oo badalaya maamulkii Dr.Galaydh ayaa waxaa maanta magaalada Buuhoodle ka dhacay munaasabad lagu dhaarinayay Maamulka Cusub, Barmaamij gaara wariyaha Mandaqada Cali…
Masjika Soomaalida Boston Alrowda ayaa waxaa qudbadii jimcaha Booqday shabakadan Ceegaag oo soo min guurisay sidii ay u dhacday, hadaba nala daawada dadkii ay dhaaftay ama ku tukaday masaajidada kale.…
Kulankii bilha ahaa ee Somali American Youth Parent Associates (SAYPA) u qaban jireen dhalinta soo korasa iyo waalidiintood oo lagusoo bandhigay bishan sadex ruwaayadood, Ruwaayadahan ayaa ka hadlayay habdhaqanka Sooaalida…
Salaadii Jimcaha ee Masjidka Soomaalida Boston ayaa lagaga hadlay Fadliga Salaada Jimacaha. Cidii ay dhaaftay ama meelo kale ku tukaday ka daawo halkan iyada oo qudbada lagu qaadaa dhigay fadliga…
Soomaalida reer Boston ayaa shirkoodii bilaha ahaa waxaa kasoo qaybgalay musharaxa lataliyenimo ee xaafada Soomaalidu kadegantahay Boston. Deeqo oo shirkaa Soomaalidu kaga hadlaan waxa ay lakulmaan bishaa iyo waliba dhalinta…
Muqdisho, 25 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Mudane Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo…
Masjidul Rawda oo hilaadii halsano ka hor laga hirgaliyay magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa maamulkiisu ku guuleesteen inay magaalada dib ugu soo celiyaan Sheekh Muuse ashcari oo u…
Somali-American refugee and immigrant rights activist Deeqo Jibril arrived in Boston in 1991 after fleeing civil war. Today, she is running for Boston City Council in Roxbury, Massachusetts. If she…
Isku imaatingkii billaha ahaa ee Somalia American Youth Parents Association (SAYPA) ayaa dhacaya bishan 28keeda isaga oo ka dhacaya Hibernian Hall, 184 Dudley Street | Roxbury, MA Saacadu Waa 6:00PM ilaa…
Muqdisho, 19 Luulyo 2017; Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa munaasabad saagootin ah loogu qabtay Safiirkii dalka Sweden Mr. Mikael Lindvall oo muddo gaaraysa 5 sano ka shaqaynaayey dalka. Madaxweynaha…
Figradihiina