Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madasha lixdanka (60ka) oo ah goob lagu falanqeeyo faaqidaada siyaasada Soomaalida ayaa waxaa lagu waraystay Aqoonyahan Jamaal Xaaji Cali isaga oo si tafatiran uga hadlay shirka kusoo gabogaboobay Caasimada Muqdihso…
Wariyaha Caanka ah ee Coldoon(Nabaddoon) oo wanaag badan kala kulmay shacabkiisa reer Laascaanood Saaka isga oo gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Coldoon ayaa horay laagu xidhay magaalada Hargaysa isaga…
Munaasabad ay si qurux badan u soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Ggoboleedka AfSoomaaliga (Aga) looguna tala galay soo dhaweynta Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka tirsan Maqaawiirta (Ruug cadayaasha) Akadeemiyada Aga ayaa lagu…
Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa barito ku shiraya magaalada Kismaayo, xarunta ku meelgaadhka ah ee maamul goboleedka Jubaland. Ciidamada dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa gobolka ayaa si aada u adkeeyay…
ARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMAA FII KHAYR Waxaa shalay oo ay bishu ahayd 14-Shawaal-1438 kuna beegan July 8, 2017, meherkooda ka dhacay magaalada Boston ee carriga Mareykanka:…
Xalay saqdii dhexe ayaa weerar ismiidaamin ah ay kusoo wadeen Kooxaha nabadiidka UGUS ay ka warheleen sirdoonka Jubaland kadibna iyaga oo kaashanaya kuwa dowlada dhexe ee Soomaaliya ay kala hortageen…
BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa shalay oo ay bishu ahayd 6-Shawwal-1438 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan June 30, 2017 tariikhda Milaadiga Meherkooda iyo arooskooda ka dhacay magaalada…
Waxaa hada Soo gabo gaboobay xaflad aad u saraysa oo lagu xusayay looguna duceenayay Halgamayaashii Xornimada Soomaaliya usoo dagaalamay magaalada Boston ee carigan dalkan Maraykanka. Xafladaa oo ay kasoo qayb…
Iyada oo ay fooda inagu soo hayso xuska Birima Luuliyo ayaa waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka socda nadiifin iyo Qurxin. hadaba nala daawo Madaxwayne Farmaajo oo isagu ka…
Waxaa magaalada Boton ka socda qabanqaabadii ugu danbaysay ee loogu diyaar garoobayay u dabaaldage Birama Luuliyo iyada oo xafladan lagu qaban doono Xaafada Roxbury qaybteeda Jecson Squire. 10 Lamartine Street.…
26ka Juun oo ah maalintii gayi Soomaali leedahay laga taagay Calan Soomaaliyeed ayaa waxaa si’aada looga xusay magaalada Boston ee carigan Maraykanka. Uruwaynaha Magaalada ee Waalidiinta iyo Dhalinta ee afka…
Hay,adda Somali Canadian Education and Rural Development Organization (SCERDO) ee fadhigeedu yahay magaalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa deeq raashin ah gaadhsiisay laba boqol (200) oo qoys oo danyar ah…
Waraysi dhinacyo badan taabanayay aadna u saameenayay Siyaasada deegaanada SSC ayaa waxaa lagaga qaaday madasha 60ka Cismaan Xasan Cismaan Badawi oo ka warbixiyay xaalada deegaanadaa, sababta uu uga hor yimid…
Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo madasha 60ka lagula yeeshay madaxwaynihii hore ee Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indhosheel ayuu si’aada uga hor yimid Heshiis ay Kahaatumo iyo Somaliland ku galeen magaalada…
Jaamacadda Muqdisho waxa ay u taagantsahay waxbarashada tacliinta sare ee dhalinta soomaliyeed iyo adeega bulshada tan iyo markii la aasaassay 1997. Jaamacaddu waxa leedahay todoba hadaf oo balbalaaran oo uu…
Wariye Cali Xaraare oo waraysi xiiso badan ka qaaday Cabdirashiid Macalin Faarax oo ka mida Aasaasayaashii Khaatumo isaga oo ka hor yimid in maamulkaasi ku biiro maamulka Somaliland. Daawo Waraysiga…
Dil dad rayida loogu gaystay deegaanka Bali-Busle oo hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug, dilkaa oo ciidamada amaanka dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ku soo qabqabteen Eedeesanayaashaas, ayaa Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed…
Iyada oo ay wadahadaladii uga socday Maamulka Khaatumo iyo kan Somaliland magaalada Hargaysa ay soo gabo gaboobeen, lagagana dhawaaqay in ay israaceen Maamulka Khaatumo iyo Somaliland si cadaaladana wax loo…
Iyada oo la galay 10kii danbe ee laga baadhanayay habeenka Awooda u saaxiibka ah ayaa waxaan doorbidnay inaan idinla wadaagno Qudbadii Masjudul Rawdada Boston oo uu qudbada ka akhriyay Sheekh…
Iyada oo ay hada fooda inagu soo hayo habeenkii u dhigmay kunka bilood ee Awooda u saaxiibka ahaa ayaa waxaan door bidnay inaad wakhtiga nagula qaadataan Surat Daha – oo uu…
Figradihiina