Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqashao shaqo ku tagay gobolada Jubooyinka iyo Gado oo loo yaqaan maaamulka Jubaland. Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa si’aada loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo.…
Daawo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho oo maanta Cashar lama illaawaana u dhigay, kooxaha Nabad diidka ah ee ka shaqeeya buun buuninta Qabyaaladda iyo iska horkeenka Shacabka iyo…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada Allaha u naxariistee Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo si weyn looga ga…
Iyada oo ay odoyo reer Bu’aale ahi ka biyo diideen Siyaasada Jubaland aadna u dhaliilay Maamulka Axmed Madoobe tasoo keentay in Gudoomiyii hore ee `ee deegaanadan hadana ah Wasiir maaliyedeed…
Odoyaasha oo uu waraystay Farxaan Axmed Nuur ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan deegaanadan, iyaga oo odoyadan aad uga cabanayay sida ay dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka deegaanka ee…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geeriyooday ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Warsame oo si weyn looga yaqaannay…
Jaamacadda Muqdisho iyo ururka maandeeq ee gothenburg sweden oo deeq raashin ah gaarsiiyay boqol iyo kunton qoys oo ka soo barakacay gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ka mid ah gobolada ay…
Barnaamij aad u xiiso badan oo laga diyaariyay 100ka maalmood ee uu xukunka lawareegay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.nala daawo Ceegaag.com…
Golaha 28ka ayaa waxaa ka furmay bandhig siyaasadeed uu daadihinayo Guulayste tasoo lagu qaadaadhigi doono Siyaasada Soomaalida iyada oo waliba lagusoo casuumi doono dad siyaasiyiin ah ama u dhuundaloola hadba…
Waraysiga oo dhinacyo badan Taabanaya ayaa waxaa qaaday wariye Farxaan Axmed Nuur ee nala dhagaysta..Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo lagu waraystay madasha 60ka Marka hore waan iskiin-barayaa oo magaceygu waa…
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo waftigiisa oo ku sugan wadanka Qadar ayaa waxay la kulmeen Wadaadka Caanka ah Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi madaxwaynaha ayaa yidhi. ‘Culumada Soomaaliyeed waxay kaalin muuqata ka…
Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Shaban 26, 1438 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan May 22nd sanadka 2017 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Edmonton ee wadanka Kanada Siciid Abdi…
Madaxwaynaha Soomaaliya oo booqsho ku tagay Dhulka Soomaalida Jabuuti ayaa sidiiran loogusoo dhaweeyay halkaa madaxwaynaha oo ka hadlay habmaamuuskii loo sameeyay ayaa waxa uu yidhi..’Muddooyinkii aan dagaalka sokeeye ku jirnay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kaga qeyb galay magaalada Riyadh shirka Madaxda dalalka Islaamka iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaasoo uu marti geliyay Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan. Madaxweyne…
Cabdimaalik Askar oo ah shaqsi waxbadan galiyay deegaanada SSC ilaa iyo shirkii Washington DC August 1999, Shirarkii Columbus Ohio 2001 iyo 2007, kuwii Minnesota ee ay dadka deegaanadan kaga tashanayeen…
Maxamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi ayaa wax laga waydiiyay meesha uu marayo halganka xornimo u dirirka ee ONLF iyo Soomaaliya xaaladeeda guud gaar-ahaan dhulka ay gumaystaha Abasiiniyaanku Haystaan ee Ogaadeeniya. Sarkaalkan…
Bahada Ceegaag Online waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Axmed Nuur Biixi iyo Beydan Maxamed Aaden Dheere, oo arooskoodu ka dhacay magaalada Boston, Massachusets , USA, maanta…
Malinnimadii Axada ee bishu ku beegnayd 05-07-2017 ayaa waxaa la qabtay kulankii Jaaliyada ay u qabanqaabiyaan Gudida Walidiinta iyo Dhalinta soo korasa ee magaalada Boston SAYPA. Kulankan oo lagu soo…
Shirkii arrimaha Soomaaliya oo maanta ka dhacay aqalka Lancaster House ee magaaladda London, oo ay si wadajir ah shir gudoominayeen dowladda UK, madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo xoghayaha guud…
Shirka London oo ah mid ladoonayo in Soomaaliya lagu gargaaro si’ay cagaheeda ugu istaagto ayaa waxaa ka qayb galay dhamaan madaxda Soomaalida , sidoo kale maamulka Khaatumo ayaa waxaa uga…
Figradihiina