Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 42)

Qaraxyada Muqdisho ka istaagi la’ oo Galaftay Saraakiishii ugu saraysay CXD Soomaaliyeed

Qaraxyada Muqdisho ka istaagi la’ oo Galaftay Saraakiishii ugu saraysay CXD Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay saddex ka mid ah Taliyeyaasha Ciidamada dowladda, iyadoo Madaxweynuhu isla maanta magacaabay Taliyeyaal ciidan. Taliyihii ciidamada xoogga dalka Maxamed…

Maraykanka weerar xaga cirka ah oo aykaga jawaabayaan Gaasayntii Shacabka Siiriya ku qaaday Asadka Siiriya

Maraykanka weerar xaga cirka ah oo aykaga jawaabayaan Gaasayntii Shacabka Siiriya ku qaaday Asadka Siiriya

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hada sheegay in ay suuro gal ahayn in wakhtigan xaadirka ah nin kaligii taliye ahi hubka sunta ku gumaado shacabkiisa. Asadka Siiriya ayaa shalay hubka…

Wasiirka Gaashaandhiga Diini oo xilkii ku wareejiyay wiil Da’yar(Allow sahal amuuraha)

Wasiirka Gaashaandhiga Diini oo xilkii ku wareejiyay wiil Da’yar(Allow sahal amuuraha)

Allow sahal amuuraha: Wasiirka Gaashaandhiga ee Soomaaliya GEN: C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee Gaashaandhiga ee dawlada Raysal wasaare Khayre. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaliya Cabdi Rashiid…

Guri Faraaciineed aan horay loo ogayn laga helay Qabuuraha koonfurta Qaahira

Guri Faraaciineed aan horay loo ogayn laga helay Qabuuraha koonfurta Qaahira

Wadanka Masar oo ah wadanka ugu facawayn dunida ayaa laga helay Guri Faraacineed kasoo lagu qiyaasay ina la dhisay 3,700 oo sanadood ka hor. Taalada Boqor kamida Faraaciinadii ayaa lasoo…

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaallka Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya…

Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay waftigii Turkiga ee booqnayay caasimada Muqdisho

Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay waftigii Turkiga ee booqnayay caasimada Muqdisho

Wafti uu hogaaminayay Raysalwasaare ku xigeenka dawlada Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa maanta soo gaadhay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. waftigaa oo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi…

US Somalia strikes puts civilians at risk

US Somalia strikes puts civilians at risk

  In the past year the US launched 14 air strikes killing some top Al Shabab leaders 2 Apr 2017   President Donald Trump’s approval of greater US military authority…

Jaamacadda Muqdisho oo deeq gaarsiisay gobolka Shabeelaha Dhexe.

Jaamacadda Muqdisho oo deeq gaarsiisay gobolka Shabeelaha Dhexe.

Deeqdan oo isugu jirtay bariis, sonkor, caano, timir, baco, saliid, iyo caagadaha biyaha ayaa waxaa ka faa’idaystay in kabadan laba boqol oo qoys oo kamid ahaa dadkii ay saamaysay abaaraha  iyo…

Madaxwayne Farmaajo oo si mugwayn uga qaybgalay shirkii wadamada Carabta

Madaxwayne Farmaajo oo si mugwayn uga qaybgalay shirkii wadamada Carabta

Shirka wadamada Carabta oo ka furmay wadanka Urdun ayaa waxaa ka dhexmuuqday Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Madaxwaynaha ayaa wada dadaalo uu doonayo inuu kusoo celiyo wajigii ay Soomaaliya ku…

Baaq: Baho-Nugaaleed oo ka soo saaray xaalada deegaanada Khaatumo

Baaq: Baho-Nugaaleed oo ka soo saaray xaalada deegaanada Khaatumo

Date:27/03/2017 Kadib falaqayn dheer iyo wadatashi mudo u socday Aqoonyahano, Siyaasiyiin iyo waxgarad qurba joogta Bahanugaaleed ka mid ah waxaanu qiimayn  ku samaynay xaaladda ay maanta ku suganyihiin deegaamada SSC…

Tacsi ka timid qoyska Reer Geedeeye oo ku socota reer Axmed Sulub.

Tacsi ka timid qoyska Reer Geedeeye oo ku socota reer Axmed Sulub.

Waxaa ku geeryooday magaalada Diri-Dawa ee dalka Ethiopia, ALLA HA U NAXARIISTEE YAASIIN AXMED SULUB. Dhammaan qoyska reer Geedeeye oo kala jooga adduunka hareerihiisa, waxayna tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii,…

Tacsi ku socota reer ahmed sulub iyo dhammaan reer Aadan Ducaale

Tacsi ku socota reer ahmed sulub iyo dhammaan reer Aadan Ducaale

Dhammaan qoyska reer xaaji cali cilmi iidle waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alla ha u naxariistee Yaasiin Axmed Sulub oo saaka ku geeriyooday…

Deeqo Jibril Campaign Kick Off Invite

Deeqo Jibril Campaign Kick Off Invite

Dear friend,   When I announced my intention to run for Boston City Council District 7, I had no idea that I would be greeted with the kind of love…

Hambalyada Arooska Boqorka Abdizak Mohamed Omar Abdi iyo Boqorada Mumtaz Salad Cagawayne

Hambalyada Arooska Boqorka Abdizak Mohamed Omar Abdi iyo Boqorada Mumtaz Salad Cagawayne

  Waxaan Halkan Hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa Boqorka iyo borada kala ah Abdirizak MoHamed Omar Abdi iyo Mumtaz Salad Cagawayne oo Meherkoodu Kadhacay Wadanka Belgumka waxaan leenahay reerkii lagu…

Jaamacadda muqdisho oo deeq isugu jirta raashiin, baco, iyo caagadaha biyaha gaarsiisay barakacayaasha abaaruhu ay saameeyeen

Jaamacadda muqdisho oo deeq isugu jirta raashiin, baco, iyo caagadaha biyaha gaarsiisay barakacayaasha abaaruhu ay saameeyeen

Jaamacadda Muqdisho ayaa deeq waxa ay gaarsiisay in kabadan  boqol qoys oo ah dadka ay saamaynta ku yeelatay abaaraha iyo biyo la’aanta ee kasoo barakacay deegaanadoodii. deeqdan oo isugu jirtay bariis,…

Magacyadda Golaha Wasiiradda Cusub

Magacyadda Golaha Wasiiradda Cusub

Waxaa Goordhow nasoo gaaray qabiilada ay kasoo jeedaan Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya oo gaaraya 26 iyo Hal Wasiir ku xigeen. Marka loo fiiriyo Qaabka ayaa waxaa ay umuuqataa in…

SCERDO oo tababar usoo xidhay 26 dhalinyaro ah.

SCERDO oo tababar usoo xidhay 26 dhalinyaro ah.

Hay’adda SCERDO oo 26 ka mid ah dhallinyarada ku nool magaaladhaEdmontonee dalka Kanada ugu soo xidhay tababar shaqo-xirfadeed ah 7 bilood ah oo uga socday xarunta SCERDO. Xafladan oo si…

Union of Minority Neighborhoods recognize Deeqo Jibril’s work in Roxbury MA USA

Union of Minority Neighborhoods recognize Deeqo Jibril’s work in Roxbury MA USA

I am very pleased honored and humble to accept this award.  Thank you Union of Minority Neighborhoods for recognizing our work. Together we will Bridge Boston.’Deeqo Jibril’ Ceegaag.com…

Ogaysiis: ku socda Dhalinta SAYPA ee reer Boston

Ogaysiis: ku socda Dhalinta SAYPA ee reer Boston

Waxaa nili ogaysiinayaa dhamaan Dhalinta iyo waalidiinta in la samaynaayo koox Soomaali ah oo ciyaarta Kubada Kolayga. Sidaa awgeed waxaa la’ogaysiinayaa dhamaan Dhalinta SAYPA inay jiridoonto tartan qaadasho ah iyada…

Ogeysiis: Gurmadka Abaaraha (BOSTON)

Ogeysiis: Gurmadka Abaaraha (BOSTON)

Alxamdulillaah, dadaal aan loo kala hadhin ayay reer Boston ugu jiraan u gurmashada walaalahooda abaaraysan. Jimcahan soo socda, salaadda ka dib, waxaa masjidka ISBCC lagu qabanayaa lacag-ururin loogu gurmanayo walaalaheenna…