Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 45)

Madhasha lixdanka oo Tacsi Tiiraanyo leh u diraya shacabka, Ciidanka Qalabka sidana Talo iyo tusaalayn hawada u marinaya

Madhasha lixdanka oo Tacsi Tiiraanyo leh u diraya shacabka, Ciidanka Qalabka sidana Talo iyo tusaalayn hawada u marinaya

Waxaa caasimada dalka ee Muqdisho ka dhacay weerar waxashnimo ah oo dad u adeegaya cadawga umada Soomaaliyeed geesteen,  kuwaasoo xaga saanta inagala mid ah ay ka fuliyeen  goobaha shacabka iyo…

Cali Daacuun oo ka hadlay cida ku guulaysatay loolankii siyaasadeed ee Soomaaliya ilaa hada.

Cali Daacuun oo ka hadlay cida ku guulaysatay loolankii siyaasadeed ee Soomaaliya ilaa hada.

Cali Maxamed Axmed Cali Daacuun ayaa eedeemo xoogleh dusha uga tuuray maamulka Dawlada Puntland, isaga oo sheegay in lagaga guulaystay loolankii siyaasadeed ee Soomaaliya awoodii dalka ay maroorsadeed xoogaga kasoo jeeda…

Muhaajiriin Soomaaliya oo Maraykan laga musaafurinaya iyo Safaarada Soomaalida shaqaaleheeda oon Af-Soomaaliga ku Hadlin

Muhaajiriin Soomaaliya oo Maraykan laga musaafurinaya iyo Safaarada Soomaalida shaqaaleheeda oon Af-Soomaaliga ku Hadlin

Habeenimadii xalay ayaan madasha 60ka lagu waraystay dhalinyaro Soomaaliya oo usoo Hijrooday wadankan Maraykanka, kuwaasoo dib loogu celinayo Magaalada Muqdisho. Dhinaca kale dhalintan ayaa sheegay inay xidhnaayeen in ka badan…

Banaanbaxyo ay dumarku horkacayaan oo ka dhana madaxwaynaha Cusub ee Maraykanka oo ka dhacay badanaa wadamada Qarbiga

Banaanbaxyo ay dumarku horkacayaan oo ka dhana madaxwaynaha Cusub ee Maraykanka oo ka dhacay badanaa wadamada Qarbiga

Waxaa malin shalay ahayd ka dhacay banaan baxyo lagaga soo hor jeedo madaxwaynaha cusub ee maraykanka oo isagu xukunka ku yimid hab qabyaaladaysan oo cunsinimo ah ayaa waxaa dhamaan  badanaa…

Go’aanka Maxkamada ICJ ee Bada Soomaaliya iyo Doorshada Soomaaliya oo iskusoo beegmay

Go’aanka Maxkamada ICJ ee Bada Soomaaliya iyo Doorshada Soomaaliya oo iskusoo beegmay

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Qarammada Midoobay (ICJ) waxay soo jeedin doontaa go’aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee dacwadda soohdinta badda ee ay Soomaaliya ku…

Soomaaliya Doorsho kama dhacaso’Siyaasi Cali Daacuun ‘ oo marti ku ahaa madasha 60ka

Soomaaliya Doorsho kama dhacaso’Siyaasi Cali Daacuun ‘ oo marti ku ahaa madasha 60ka

Waraysi aad u xiiso badan oo madasha 60ka lagula yeeshay Cali Maxamed Axmed Cali Daacuun isaga oo sheegay inuu ka warwarsan yahay in aysan doorasho ka dhicidoonin Soomaaliya. ‘Wax saacad…

Jaaliyada Khaatumo ee Hidiya siiba magaalada Haydrobaad oo u dabaal dagay sanad guuradii 5aad ee kasoo wareegtay dhimihii Khaatumo

Jaaliyada Khaatumo ee Hidiya siiba magaalada Haydrobaad oo u dabaal dagay sanad guuradii 5aad ee kasoo wareegtay dhimihii  Khaatumo

Jaaliyada khaatumo ee ku dhaqan wadanka India gaar ahaan Hyderabad ayaa xalay ukala hadhin xaflad ay soo qabanqabiyeen ururka MAKI (Midowga Ardayda Khaatumo ee India ) taasoo si heersara loso…

Xildhibaan Axmed Ducaale Geele ‘Xaaf’ oo madasha 60ka lagu waraystay

Xildhibaan Axmed Ducaale Geele ‘Xaaf’ oo madasha 60ka lagu waraystay

  Waxaa madasha 60ka oo ah goob lagu falanqeeyo faaqidaada siyaasadeed iyo jawiga uu hadba ku jiro dalka iyo dawlada Soomaaliya ayaa waxaa marti ku ahaa Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf…

Kulan dhex maray Musharax madaxwayne Farmaajo iyo Cosoblaha Hirshabeele

Kulan dhex maray Musharax madaxwayne Farmaajo iyo Cosoblaha Hirshabeele

Waxaa magaalada Muqdisho ku kulmay Madaxwaynaha Hirshabeele iyo musharaxa madaxwaynaha Jamhuuriyada Dimuqraatiga ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyaga oo ka wada hadlay xaalada guud ee dalku maryo iyo sidii dalka…

Natiijadii doorashada Gudoomiye Ku xigeenada oo lagu dhawaaqay.

Natiijadii doorashada Gudoomiye Ku xigeenada oo lagu dhawaaqay.

  Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa hadda soo gabagebeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada Golaha Shacabka . Natiijada oo lagu dhawaaqay ayey kala heleen labadii xildhibaan ee…

Musharaxiintii ugu badnaa oo Go’aan Culus ka soo saaray Muqdisho

Musharaxiintii ugu badnaa oo Go’aan Culus ka soo saaray Muqdisho

Warsaxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen 18 murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxweyne ayaa waxay ugu hadleen arrimaha doorashada, iyagoona ku heshiiyay inay ku midoobaan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha…

Ahmed Hussen oo loo magacaabay wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyaddaha Kanada.

Ahmed Hussen oo loo magacaabay wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyaddaha Kanada.

Ahmed Hussen oo ah nin muwaadin asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee dalkan Kanada. Ra’iisal wasaaraha Kanada Mudane…

Madaxweynahii Galmudug oo xilkii laga qaaday iyo Gudoomiye ku xigeenkii oo la weeraray

Madaxweynahii Galmudug oo xilkii laga qaaday iyo Gudoomiye ku xigeenkii oo la weeraray

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Maanta Baarlamaanka Galmudug Kalsoonidii Kala Laabtay ayaa Xaalad Deg Deg ah ku soo ragay Degaanada uu ka arimiyo Maamulkaasi. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed Qoraal…

The Somali-born Canadian MP, Ahmed Hussen, has been sworn-in before Justin Trudeau

The Somali-born Canadian MP, Ahmed Hussen, has been sworn-in before Justin Trudeau

I love politics. I have been involved in many campaigns, including for Barack Obama’s unlikely presidential bid in 2008 as well as in Ottawa and Toronto over the years. I have actively…

Cabudhinta Saxaaafada Xorta Ah: NISA oo loo jeediyey inay Dalka ka mamnuucdo weriyeyaal caan ah

Cabudhinta Saxaaafada Xorta Ah: NISA oo loo jeediyey inay Dalka ka mamnuucdo weriyeyaal caan ah

Hay’adda nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa loogu baaqay inay Soomaaliya ka mamnuucdo laba weriye heer caalami ah oo lagu eedeeyay inay la shaqeeyeen Alshabaab una fidiyaan dacaayadahooda. Hamza Maxamed oo…

Aadan Cadde iyo Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Waa Tusaalaha Hoggaanka Fiican ee Afrika

Aadan Cadde iyo Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Waa Tusaalaha Hoggaanka Fiican ee Afrika

Waxay ahayd madal cilmiyeed farxad leh! Waxaa inna daashaday colaad, abaar, gaajo, qaxooti, barakac, musuqmaasuq iyo waxyaabo kale oo laga naxo, oo dhegaheenna ku soo dhaca markiiba Soomaaliya la soo…

Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta la kulmay Xildhibaannada labada aqal ee laga soo doortay Puntland

Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta la kulmay Xildhibaannada labada aqal ee laga soo doortay Puntland

Waxaana uu musharraxu uu goobta kusoo bandhigay barnaamijkiisa siyaasadeed iyo qorshaha uu rabo in uu ku hoggaamiyo dalka Soomaaliya. Mudane Farmaajo ayaa khadubaddiisa waxaa uu diiradda ku saaray sida uu wax…

Musharax Madaxwayne Farmaajo oo la hadlay shacabka Soomaaliyeed

Musharax Madaxwayne Farmaajo oo la hadlay shacabka Soomaaliyeed

Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qorshihiisa uu ku samato bixinayo dalka. Kulamo uu la qaatay madax kaladuwan sida kuwa maamulka Somaliland iyo wararkale Daawo Kalsan…

Jaalliyada Alberta/Canada ee Reer Khaatumo oo si adag uga soo horjeestay go’aamadii ka soo baxay shirkii Addis Ababa ee Soomaaliland iyo Khaatumo

Jaalliyada Alberta/Canada ee Reer Khaatumo oo si adag uga soo horjeestay go’aamadii ka soo baxay shirkii Addis Ababa ee Soomaaliland iyo Khaatumo

Jalliyadda Khaatumo ee Alberta ayaa si adag uga soo horjeestay, wada hadalkii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Somaliland iyo khaatumo kuna saabsanaa sidii degaannada SSC loogu gacangalinlahaa maamulka Soomaaliland .…

Waraysigii Sanadka 2016: Madaxwaynaha Khaatumo Dr. Galaydh oo iska barbariyay midnimada Soomaaliya isuna barbarinaya Somaliland

Waraysigii Sanadka 2016: Madaxwaynaha Khaatumo Dr. Galaydh oo iska barbariyay midnimada Soomaaliya isuna barbarinaya Somaliland

Wariyaha UniversalTv ee magaalada Buuhoodle Khadar Cusmaan oo waraysi ka qaaday madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh wiigii hore ayaa waxa uu madaxwaynuhu u shaagay reer Khaatumo in ‘Hal…