Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macilin oo u dalacay darajooyinka sare ee PhD-da. 3 sadex ka mid ah macalimiintaas waxay…
Marka laga reebo Garaadka Guud ee beesha Dhulbahante Ismadooda intii xilka Khaatumo darteed ku wayday iyo inta la socotay Khaatumo, kuwii ku noqday Puntland iyo kuwii u galay Somaliland ayaa…
Kulan-aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) kuna abaal-marineysey Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho maanta oo ahayd 30kii bisha Disember 2016, Halku dhegga kulanku wuxuu ahaa Sida Af Soomaaliga…
Xildhibaanka oo waraysigiisa la sugayay mudo wiig ah ayaa ka hadlay xaalada siyaasada Soomaaliya siiba xaalada Maamulka Dawlada Puntland, waxayaabaha uu xildhibaanku ka dhawaajiyay waxaa kamida Siyaasada Madaxwayne Cabdi wali…
Waxaan maanta kulan qado la qaatay xildhibaannada labada aqal ee laga soo doortay deegaan doorashada Dowlad Goboleedka Jubaland. Xildhibaannada waxaan iska wareysannay duruufaha dalka ka jira, doorashooyinka nagu soo fool leh…
Cali Maxamed Axmed Cali Daacuun oo had iyo goor falanqeeya siyaasada Soomaaliya ahna nin u dhuun daloola hadba meesha ay wax marayaan ayaa waxa uu caawa waraysi xog badan uu ku…
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaaldagey sanadguuradii 4aad ee Aasaaskii Jaalliyada DDSI ee gobolkan Alberta, ayaa lagu qabtay St. John’s Cultural Centre ee magaalada Edmonton.…
Waraysi xaqiiqo raadin ah ayaanu la yeelanay Jamaal Xaaji Cali oo isagu had iyo goor aanu ka waraysano arimaha deegaanada SSC ama maamulka Khaatumo. Waxayaabaha aanu diirada saarnayna waxaa ka mida Heshiiska…
Somaliland, which acquired independence in 1991 during the civil war that erupted after the collapse of Siyad Barre, still remains an autonomous region of Somalia, subject to the Somali Federal…
Eng Maxamed Xasan Xaaji oo isagu aad ugu janjeedha maamulka Somaliland ayaa barnaamijka Aragtida Siyaasiga ee SOMTV ka sheegay inuu Khaatumo u dirsatay Hargaysa oo uu Gogol xaadhayo ku biiritaanka UDUB…
Waxaa shalay soo gaadhay Caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho, isaga oo sheegay inuu dalka keeni doono nabad waarta iyo nolal wanaagsan Raysalwasaare Farmaajo, oo lagu xasuusto waxqabad hufan oo masuuliyad…
Waxaan halkan mahad celin aan lasoo koobi karin u diranaa dhamaan qoyskayaga iyo asxaabtayada oo si aanu ku qanacsan nahay uga soo qayb galay arooskayaga oo ka shacay sabtidii dhawayn magaalada Manases ee…
Salaan iyo mahadcelin ay hawada sigaara ugu soo marinayaan Umulkhayr Cali Cawl iyo Cabdirisaaq Maxamed Xaaji Cali iyaga oo u mahad celinaya dadkii kasoo qayb galay Arooskooda siiba reer Boston sigaarana ugu…
“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxa shalay cisbitaal ku yaala magaaladaDjiboutiee caasimada dalkaDjiboutiku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Daahir Suldaan Seed. Alle ha unaxariistee Marxuum Daahir…
Waxaa shalay fiidkii—oo ahayd Sabti, bisha Rabiical Awal [Mawliid] 18, 1438 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan December 17, 2016 ee tariikhda Milaadiga—arooskoodu si habsami leh uga qabsoomay magaalada Manassas, Virginia, ee…
Gudiga xalinta khilaafaadka ee doorashooyinka dadban ayaa diiday 11 xildhibaan oo horay loo doortay. Xildhibaanada doorashadooda la diiday ayay 5 kamid ah kasoo jeedaa Koonfur galbeed 2 Hirshabeele 2 Puntland…
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay oo ay bisha December tahay 10, wadanka South Africa gacmo ka xaqdarani ku dileen marxuum Cawil Maxamed Maahir.…
Waxaa lagasoo guuray dhamaan deegaano badan oo ku xeeran magaalada Ceegaag, waxaa iyana culays ka yimid dadkii deegaanka oo iyaguna kusoo xarooday magaalada Ceegaag taasoo dhibaato wayn ku noqotay daryeelka…
Xildhibaan Cabdulaahi ayaa sheegay waxyaabaha keenay in la garab mariyo sii haysashada kursigii uu kaga fadhiyay Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya. Dhagayso…Waraysigii Cabdulaahi Xasan Dhooble Ceegaag.com…
Hordhac: Waxaa iska caadi ah in cidii uu cudur halis ahi haleelo ayna dhici karin inay wax kale ka fakarto aan ka ahyn siday isu daawayn lahayd. Aduunka waxay ugu…
Figradihiina