Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 47)

Adorisida Doorashada Madaxwaynenimo ee Soomaaliya iyo Farmaajo oo lafilayo inuu ku guulaysto Jagada Madaxwaynenimo

Adorisida Doorashada Madaxwaynenimo ee Soomaaliya iyo Farmaajo oo lafilayo inuu ku guulaysto Jagada Madaxwaynenimo

Waxaa si xawli ah u socda doorashada xildhibaanada Aqalka Sare iyo kan Hoose iyada oo la rajaynayo in lasoo gabo gabeeyo maalmaha fooda inagu soo haya. Hadaba xagee ayuu marayaa…

Roob Todob ah oo ka da’ay Gobolka Cayn

Roob Todob ah oo ka da’ay Gobolka Cayn

Waxaa xalay abaarihii 10kii fiidnimo ka da’ay deegaanada Gobolka Cayn roob dhibco waawayn oo wakhtiga uu da’ay darteed noqonaya roob kii Todob oo mamar uun ka da’a deegaanadaa. Roobka ayaa…

Madasha 60ka oo lagu waraystay siyaasi Cali Maxamed Axmed ‘Cali Daacuun’

Madasha 60ka oo lagu waraystay siyaasi Cali Maxamed Axmed ‘Cali Daacuun’

Waraysiga oo inoo qaaday Wariye Farxaan Axmed Nuur  isaga oo waraystay Cali Daacuun oo isna  sheegay in aysan doorashada Soomaaliya aysan ku soo baxaynin nin aan u dhalan beesha Hawiye…

Madaxweynaha Khaatumo Maante Booqday Dugsiga sare ee Samatar Baxnaan

Madaxweynaha Khaatumo Maante Booqday Dugsiga sare ee Samatar Baxnaan

Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh aya maanta booqasho shaqo ah oo uu ugu kuuro galyay habka waxbarashadu uga socoto dugsiyada sare siiba kuwa Buuhoodle ku tagay dugsiga sare…

Doorashada 2016 ee Soomaaliya xagay marasaa

Doorashada 2016 ee Soomaaliya xagay marasaa

Reporter becomes Canada’s first hijab-clad news anchor

Reporter becomes Canada’s first hijab-clad news anchor

TORONTO –  A Toronto television journalist is believed to be Canada’s first anchor to don a Muslim head scarf at one of the city’s major news broadcasters. Ginella Massa was…

Madaxweynaha Jubaland oo Maanta xariga ka jaray qayb Cusub oo si casri ah loo dhisay oo lagu kordhiyay guriga Martida Jubaland

Madaxweynaha Jubaland oo Maanta  xariga ka jaray qayb Cusub oo si casri ah loo dhisay oo lagu kordhiyay guriga Martida Jubaland

Tuuga Dilaalka ah ee Micheal Keating oo booqasho hal maalin ah ku yimid Kismaayo ayaa goob joog ka noqday tartanka kursigii ugu danbeeyay ee Xubnaha Aqalka Hoose kasoo galaya Jubbaland.…

Michael Keaton oo micidii uu qaniinsanaa Soomaaliya soo if baxday

Michael Keaton oo micidii uu qaniinsanaa Soomaaliya soo if baxday

Wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya Michael Keaton oo waraysi siiyay Telefishanka Qaranka isaga oo dalka u kala qaybiyay labawadan Waqooyi iyo Koonfur. Daawo adiga ayaa yaabi doonee hadii aad fahanto luqda…

Waalidiinta Soomaalida reer Boston oo samaystay dalad midaynasa iyaga iyo dhalinyaradooda

Waalidiinta Soomaalida reer Boston oo samaystay dalad midaynasa iyaga iyo dhalinyaradooda

Waxaa caawa markii u horaysay kulan ku yeeshay Tobin Community  Center waalidiinta iyo dhalinta soo korasa ee Soomaalida reer Boston, kulanka ayaa lagu qaadaa dhigay lamahuraannimada midnimada Jaaliyada, iyo ku…

Wararkii gaalkacayo iyo saaka meesha uu marayo dadaaladii nabadaynta degmadaa

Wararkii gaalkacayo iyo saaka meesha uu marayo dadaaladii nabadaynta degmadaa

Wariye Siyaad ayaa Madhasha 60ka ku waraysta wariye madaxbanaan Maxamed ‘Lakyman’ oo kusugan magaalada Gaalkacayo isga oo ka waryasta meesha ay maraso xaalada nabadaynta magaaladaa oo dirir xoogani ku dhexmarayso…

Halyaay Doolaal oo gaadhi ku jiidhay Boston (He is A man and Freedom Fighter)

Halyaay Doolaal oo gaadhi ku jiidhay Boston (He is A man and Freedom Fighter)

Boston, Nov 16, 2016(Ceegaag) Wararka ka imanaya magaalada Boston ee cariga maraykanka ayaa waxaa ay sheegayaan in halgamaagii waynaa ee  reer Ogaadeenya DOOLAAL uu gaadhi ku jiinay meel u dhaw…

Waxgaradka Makhtuum oo shir gudoominayo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku gacan saydh-ay war saxaafadeedkii Jawaari ee Senedka

Waxgaradka Makhtuum oo shir gudoominayo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku gacan saydh-ay war saxaafadeedkii Jawaari ee  Senedka

Muqdisho Nov 15, 2016 (ceegaag) Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo soo saaray warqad uu ku duudsiyay xuquuqda saami qabsi ee reer Makhtuum  ka heleen awood qaybsiga aqalka sare…

Baaq Dib u mudayn Shirka Gogol nabadeedka Taleex

Baaq Dib u mudayn Shirka Gogol nabadeedka Taleex

Kulan ay isugu yimaadeen bishan 7-deedii, gudiga qabanqaabada wadaxaajoodka beelaha walaalaha ah ee Faarax Cali iyo Samakab Cali , waxaa lagu faaqiday xaalladda abaareed ee ka taagan dalkii gaar ahaana…

Suldaan Cabdulqaadir Ciise Axmed oo lagu waraystay madasha 60ka

Suldaan Cabdulqaadir Ciise Axmed oo lagu waraystay madasha 60ka

Suldaanka ayaa laga waraystay xaalada guud ee Soomaaliya siiba deegaanada Puntland iyo waliba hawlaha doorashooyinka ee ka socda caasimada Garoowe ee maamulka Puntaland. Dhagayso waraysiga oo uu qaaday wariye Cabdi…

Turkiga oo Masaajid wayn ka dhisay Baylaruus

Turkiga oo Masaajid wayn ka dhisay Baylaruus

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqday magaalada Minsk ee dalka Beylaruus, isagoo ka furay masaajidkii ugu horeeyey ee dalkaas laga dhiso. Masjidkan oo dhismihiisu socday sanado badan ayaa dhowr…

Xaafada 161 (Speed wayga) oo columbus Ohio nin Soomaaliya lagu dilay

Xaafada 161 (Speed wayga) oo columbus Ohio nin Soomaaliya lagu dilay

Nin dhalinyaro ah oo la oran jiray Qaasim, oo u shaqaynayay dawlada ayaa waxaa gurigiisa hortiisa ku dilay nin cadaana dilkan ayaa waxaa looga shaki san yahay inuu salka ku…

Ilhaan Cumar oo noqotay shaqsigii Soomaaliya ee ku guulaysta Kursi sharci dajin ah wadanka Maraykanka

Ilhaan Cumar oo noqotay shaqsigii Soomaaliya ee ku guulaysta Kursi sharci dajin ah wadanka Maraykanka

Minneapolis Nov 09, 2016 (Ceegaag). Ilahaan ayaa noqotay gabadhii ugu horaysay ee Haayadaha sharci dajinta ee wadankan Maraykanka kursi ka hesha taasoo guulwayn u ah Soomaalida reer  Minnesota. Ilahaan, oo 34…

Donald Trump oo ku guulaystay (11-9) Madaxweynenimada Wadanka Mareykanka

Donald Trump oo ku guulaystay (11-9) Madaxweynenimada Wadanka Mareykanka

Donald Trump ayaa loo doortay Madaxweynaha Mareykanka, ninkan oo ahaa Ganacsade aan Siyaasadda Mareykanka lagu aqoon, waxaana uu ka adkaaday Haweeneyda ugu awooda badan wadankan Maraykanka oHillary Clinton oo muddo…

Laanta Akadeemiye-Goboleedka Af-Sooma-aliga oo Hargeysa ku qabatay Kulan-aqooneed Muhiim ah

Laanta Akadeemiye-Goboleedka Af-Sooma-aliga oo Hargeysa ku qabatay Kulan-aqooneed Muhiim ah

Kulan-aqooneed xiisa leh oo maalin dhan socdey ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Laanteeda hargeysa ayaa waxaa lagu qabtay Jaamacadda Golis xarunteeda Hargeysa. Kulanka ama tababbarka oo mowduuciisu ku saabsanaa…