Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Doqa magaalada Boosaaso oo safar shaqo ah ku maraya gobolada wadankan maraykanka ayaa soo gaadhay magaalada Boston abaarihii 11:25 Habeennimo kadib marlii uu martiqaad kahelay madaxa siyaadada Puntland u qaabilsan…
Waxaa habeendanbe oo bishu tahay Aug 24, 2016. magaalada Boston soogaadhi doona Duqa magaalada Boosaaso oo dalkan Maraykanka u yimid mataaneynta Minneapolis iyo Boosaaso. Magaalada Boston wuxuu kula kulmi doona…
Dhamaan Maamulka madasha 60ka iyo Mudanayaasha, Marwooyinka ku qaadaadhiga Siyaasada Soomaalida ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii Gen: Maxamed Cali Samatar oo ku geeryooday wadankan Maraykanka…
“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Anagoo ah Waxgaradka, Culumaaudiinka, Odoyaasha, Aqooyahanada beesha Hayaag ee gudo iyo dibadba waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Reer Cali…
Waxa aynu ahayn bulsho ku tookhda halabuurka maansada, oo waa waxa na loogu baxshay, “Umaddii Maansada.” Ma aynaan lahaan jirin faro wax lagu qoro oo baahsan. Taas ayaana qasbaysay in…
Waxaa lagu wargalinayaa Waalidiinta siiba Hooyooyinka Soomaalida reer Boston in shirkii Lagu qaadaa dhigayay Isku xidhka iyo iskawarhaynta Jaaliada siiba dhalinta Dugsiyada Hoose Dhexe, Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha uu dhici…
Waraysi aad u kulul oo dhinacyo badan Taabanaya ayuu Mujaahid Maxamed Rashiid Sheikh Abdullahi uga xogwaramay xaalada dalkii hooyosiiba qaybta ku hoosjirta gumaysiga Abasiiniyaanka. Maxamed Rashiid oo ah siyaasi in badan…
Dr. Cali Ciise oo aan si toos ah uga jawaabin in Khaatumo inay ku biiraso Somaliland iyo in kale isaga oo yidhi waxay utaalaa hawshaas reer Khaatumo….. anagu waxaanu diidanaa…
Jamaal Xaaji Cali ayaa laga waraystay sharciga kahortaga argagixisada oo u ogolaanaya ciidmada amaanka inay baadhaan cidwalba oo ay kashakiyaan kaasoo awood u siinaya ciidamada inay baadhitaano ku sameeyaan shaqsigii…
Xaafada Queens ee magaalada New York ayaa lagu dilay Imaam Imaam Maulama Akonjee iyo saaxiibkii Thara Uddin iyadaoo danbiga ay galeen uun uu noqday inay ka muuqatay shacaacirta Islaamka, Police ayaa…
Jamaal oo aanu kawaraysanay heshiiska ay Somaliland iyo Khaatumo ku yeesheen magaalada Caynaba ee Gobolka Sool ayaa ugu baaqay maamulka sare ee Khaatumo inay raali galin ka bixiyaan qiyaamadaa qaran…
Isimada ayaa ku tuntuusaday inay wadahadaladaasi gaar ku yihiin maamulka sare nee Khaatumo iyaga ooo….. Dhagayso.. Ceegaag.com…
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada somaliyeed ee dalka Kiiniya Gaar ahaan Nairobi inuu jiro bandhig suugaaneed lagu soo bandhigayo Buugii abwaankeenii weynaa ee Soomaaliyeed Samatar Baxnaan Cabdile Mohamed Cigal Waxaa…
Wasiir Doolaal ayaa kabiyo diiday hoosaasinta uu maamulkiisu ku haya shacabka isaga oo arintaa ka hadlayana waxa uu yidhi…Wasiirka Arimaha Gudaha ee Khaatumo Axmed Maxamed Doolaal Ceegaag.com…
Kulan aqooneed aad u balaaran oo lagu baranayay daryeelka af-Soomaaliga iyo kaalinta ay hooyadda ka qaadan karto horumarinta afka ayaa maanta lagu qabtey xarunta Aqalka Dawladda Hoose ee Magaalada Muqdisho.…
Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Dhul Qadah 3, 1437 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan August 6, 2016 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Manassas ee gobolkaVirginia, ee dalka Maraykanka,…
Sooljoogto: Sahra Diiriye Gamaadiid oo ka mid ah Xisbiga TAYO ee uu Hogaamiyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Sidoo kalana ah Gudoomiyaha Ururka Samo-falka ee DUGSI ayaa waxay soo gaadhay Gobolka Cayn. Sahra…
Silsilada Guba Daarood ayaawaxaa hada ku soo noqday Khadar Sheekh Sheekh Abwaan Kaare oo kasoo jeeda Puntland(Majeerteen) isaga oo usoo Gabyay C-Jabiyeoo reer Galmudug ah (Mareexaan).Dhagaysoo…Gabaygii Khadar Sheekh Sheekh Abwaan Kaare…
Shirkaa oo ay qabteen Beesha Harti Waamo ayaau dhacaysidatan… Ceegaag.com…
Figradihiina