Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 53)

Sheekh Mustafe Xaaji oo Gaadhay Lascanod

Sheekh Mustafe Xaaji oo Gaadhay Lascanod

Sheekha wayn ee Mustafe Xaaji Cilmi ayaa maanta gaadhay Magaalada  Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, Sheekhaayaa si aada loogu soo dhaweeyay halkaa isga oo muxaadarooyin kajeedin doona maalmaha inagu soo…

Ogaysiis: Dabaaldega Ciidul Fidrida reer Boston

Ogaysiis: Dabaaldega Ciidul Fidrida reer Boston

Dabaaldega Ciidul Fidrada Boston oo Dhacasa isla Maalinamada Ciida Arbacadan June 06, 2016.  Ha moogaan inaad reerka keentid barxada Timilty  Wakhtiga: 11:00 AM                       Ilaa                     9:00PM Goobta: 205 Roxbury…

Medina blast: Saudi city ‘hit by suicide bomber’

Medina blast: Saudi city ‘hit by suicide bomber’

A suicide bomber has attacked the Saudi city of Medina, close to the Prophet’s Mosque, one of Islam’s holiest sites, al-Arabiya TV and the Okaz newspaper report. Footage on al-Arabiya…

Hanbalyo Meherka: Abdicasiis Maxamed Cali Abokor iyo marwadiisa Fa’isa Axmed Xasan oo Meherkoodu Ka dhacay Laascoonood

Hanbalyo Meherka: Abdicasiis Maxamed Cali Abokor iyo marwadiisa Fa’isa Axmed Xasan oo Meherkoodu Ka dhacay Laascoonood

Hambalyo hambalyo Bahda Ceegaag Online waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Abdicasiis Maxamed Cali Abokor iyo marwadiisa Fa’isa Axmed Xasan oo meherkoodu ka dhacay magalada Laascaanood July 03,…

XAFLAD LAGU ABAALMARINAYAY ARDAYDA JAAMACADDA MUQDISHO EE KU GUULAYSATAY TARTANKII QUR’AANKA KARIIMKA

XAFLAD LAGU ABAALMARINAYAY ARDAYDA JAAMACADDA MUQDISHO EE KU GUULAYSATAY TARTANKII QUR’AANKA KARIIMKA

Xaflad lagu abaalmarinayay ardayda Jaamacadda Muqdisho ee ku tartamaysay Quráanka Kariimka iyo ardayda kaalimaha koowaad galay Jaamacadda ee ay kafaala qaaday hayáda Qatar Charity ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada muqdisho.…

Tacsi: Shacabka Madasha 60ka oo Tacsiyade-enaya Geerida Xaqa ah ee Haleeshay Marxuum Garaad Abshir Saalax

Tacsi: Shacabka Madasha 60ka oo Tacsiyade-enaya Geerida Xaqa ah ee Haleeshay Marxuum Garaad Abshir Saalax

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay dalka Sweden ku geeriyoodey Garaad Abshir Salaax Maxamed oo ka mid ahaa madaxdhaqameedka Khaatumo. Garaad Abshir ayaa in…

Garaad Abshir Saalax oo Sweden ku geeriyoodey.

Garaad Abshir Saalax oo Sweden ku geeriyoodey.

  INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxa goordhawayd dalka Sweden ku geeriyoodey Garaad Abshir Salaax Maxamed oo ka mid ahaa madaxdhaqameedka Khaatumo. Garaad Abshir ayaa…

Daaqad Taariikheed: Maqaaladii ugu muhim-sanaa ee Ceegaag Online Daabacday July 2009

Daaqad Taariikheed: Maqaaladii ugu muhim-sanaa ee Ceegaag Online Daabacday July 2009

Xuska 1da Luulyo oo laga xusay Somalia (Sawiro). (Qardho.  July 01,  2009 Ceegaag Online) Halka ka daalaco Maqaalkaa Riix Ururka United Somali Alliance oo la kulmay Xildhibaan Keith Ellison inta uusan…

Cadaalad Daro Kajirta Saami Qaybsiga xubnaha Daarood ee Baarlamaanka Dawlada Federaalka Soomaaliya

Cadaalad Daro Kajirta Saami Qaybsiga xubnaha Daarood ee Baarlamaanka Dawlada Federaalka Soomaaliya

KU: Dr Cabdiwali M Cali Gaas, Maxadweynaha Dawlad G. Puntland Sh Axmad Moxamed Islaam Maxadweynaha Dawlad G. Jubaland Dr Cumar Cabdirashiid A Sharmarka Ra’iisal Wasaaraha DF Soomaaliya Ujeeddo:     Beesha Geri  Koombe  ee …

Qaybyo Qoraalka Siyaasada Qaran ee Jinsiga

Qaybyo Qoraalka Siyaasada Qaran ee Jinsiga

Waxaa Baryahan Soo ifbaxayay Hadalo Siyaasadeesan oo  lagaga Soo horjeedo Sharci la’baafiyay  in xukuumadu sharciyeesay waliba rag Culumo ah ayaa ka hadlay, nimankan oo aan dalka in diinta lagu maamulo…

Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga oo soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee saddexda sano ee soo socota

Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga oo soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee saddexda sano ee soo socota

Soomaaliya ayaana aysanba jirin qorshe dowladeed oo wadanka lagu horumarinayo ilaa intii ay dhacday dawladii dhexe, hadaba wasiirka qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah CAYNTE ayaa dardar galiyay inuu sameeyo qorshe…

Hibo Nuura iyo Abwaan Luqmaan oo Baaq Nabadeed Diraya Dirirta ka socota Gobolka Sool siiba Dharkayngeeyo

Hibo Nuura iyo Abwaan Luqmaan oo Baaq Nabadeed Diraya Dirirta ka socota Gobolka Sool siiba Dharkayngeeyo

Fanaanada Caanka oa ee Hibo Nuura iyo Abwaan Luqmaan ayaa Suugaan kulahadlay dadkaku diriraya Hoyga Suugaanta ee Sool. Ceegaag.com…

Waraysi 26 June oo aanu kawaraysanay DuuliyeSare Cawil Axmed

Waraysi 26 June oo aanu kawaraysanay DuuliyeSare Cawil Axmed

Cawil Axmad ayaa sheegay sabaabta ay qaybkamida gobolada waqooyi ugu dhagan yihiin Goosashada, munaasabada 26 Junewaxa uu  yidhi…Waraysiga 26 June oo aanu kawaraysanay Duuliye Sare Cawil Axmed Ceegaag.com…

Waraysiga 26 June ee madaxa SCERDO Jamaal Xaaji Cali

Waraysiga 26 June ee madaxa SCERDO Jamaal Xaaji Cali

Maanta oo ku beegan maalintii gayiga Soomaaliyeed laga taagay Calan Soomaaliyeed waabeerat xoriyada eemagaalada Hargaysa walow calan kalekataaganyahay maanta tasoo ka turjumasa nasiib darada ku habsataydalkeenii Hooyo eeb Soomaaliya. Dhagayso…..Waraysiga…

Baaq nabadeed oo madasha 60ka looga jeedinayo Beelaha Bahararsame iyo Qayaad

Baaq nabadeed oo madasha 60ka looga jeedinayo Beelaha Bahararsame iyo Qayaad

Dagaalka Dharkayn geeyo ma’aha mid loo baahan yahay maanta waa dhawaaqa shacabka Soomaaliyeed ee madasha 60ka u dirayaan waxgaradka deegaanka siiba kuwa reer Khaatumo. Dhagayso Baaqa…..Baaq nabadeed oo madasha 60ka…

OGAYSIIS: Dabaaldaga IIDA Fidriyada oo la qabanayo isla maalinta Ciida Magaalada Boston(Timilty Park)

OGAYSIIS: Dabaaldaga IIDA Fidriyada oo la qabanayo isla maalinta Ciida Magaalada Boston(Timilty Park)

Waxaa loogu bishaareenayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee degan magaalada Boston iyo Nawaaxigeeda in Dabaaldage Iida sanadkan laqanayo islamaalintaa Ciida, Waxaa kuu diyaara dhamaan waxka farxiya Ubadkeena oo ay muhim tahay…

Wararkii Wiigan oo kale ay daabacday Ceegaag Online sanadkii 2008kii

Wararkii Wiigan oo kale ay daabacday Ceegaag Online sanadkii 2008kii

Ninkii madowga ahaa ee ugu horeeyay ee ku guulaysta inay sharaxdaan mid kamida (Democraticga)labada xisbi ee talada dalka maraykanka had iyo goor lakala wareega. (St. Paul, June 03,  2008 Ceegaag Online)…

Galmudug baanala yiraahdaa si lamafilaana ayaan isugu nimid ee madaxwayne Cabdik-ariin hanakala dirin ee wax qabad la’aanta nala

Galmudug baanala yiraahdaa si lamafilaana ayaan isugu nimid ee madaxwayne Cabdik-ariin hanakala dirin ee wax qabad la’aanta nala

Qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Cadaado ayaa xalay kulan ay yeesheen waxay uga hadleen dhibaatooyinka maamulka Galmudug uu ku soo kordhiyay gobolada uu sheegto inuu ka taliyo,…

Nin rasaas ku dilay labo nin deegaanka Yayle

Nin rasaas ku dilay labo nin deegaanka Yayle

Deegaanka Yayle  oo u dhaw deegaanka CEEGAAG Ayaan Saaka waxaa rasaas  ooda  kagaqaaday nin kasoo  jeeda bariga burco, waxaa rasaastaa ku dhintay nin  reer  Yayle ah Iyo nin bariga burco…

Britain axes aid to Ethiopian police amid human rights outcry

Britain axes aid to Ethiopian police amid human rights outcry

Ethiopia, June 13, 2016 Britain has suspended most of a £27 million aid programme to support Ethiopia’s police force, The Telegraph has learnt, amid mounting allegations of torture, rape and murder…