Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Bari la’aasayaa Feedhyahankii Waynaa ee Mamxamed Cali iyada oomaantalagutukaday jinaasadii…. Ceegaag.com…
Waxaanu Hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada loo marinayaa dadwaynaha reer Ceegaag Dibad iyo Gudaba iyada oo loogu hanbalyeenayo horumarka ay gaadhsiiyeen deegaankoodaa oo haatan 10 jirsaday, Ceegaag.com…
Warhada nagasoo gaadhay Wadamada Sucuudiga, Masar, Qadar, Urdun iyo Falastiin ayaa sheegayain la arkay bishii barakaysneed ee Ramadaan, Soomaaliya ayaa wali cirka isha lagu hayaa.. Maadaama laga soomayo xaramka bari…
Dhacdada Dhiilada Xabaarsan ee dadka Walaalaha ah u dhaxaysa ee ka dhacasa deegaanka Dharkayngeeyo ayaa waxaa Baaq nabadeed nasoo gaadhsiiyay Jamaal Xaaji Cali isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan…
Cali xaraare ayaa ka waraystay qaarkamida aas aasayaasha jaaliyada Jubaland oo lagaga dhawaaqay waqooyiga Ameerika. madaxdaa la waraystay waxaa kamid ahaa Aadan Ugaas Baqow, Maxamed Axmed Jaamac ‘Shaale’ Eng. Cabdiraxiim…
Wararka laga helayo Cisbitaalka Madiina ee magaalada muqdisho ayaa sheegay in Maydadka dad ka badan 10 ruux la gaarsiiyay halka 50 kale oo dhaawac ah la dhigay Cisbtaalka kuwaas oo…
Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya , waxaa xalay gaaray si diirana loogu soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku…
May 30, 2016 (Adhicadeeye) Beesha Faqashini ayaa hore u lahaan jirtay Caaqil balse U dalacsiisay Inay ka dhigto Suldaan, Suldaanka cusuba ayaanu dhamaan Shaqaalaha Shabakadan udirayaan tahniyad, waxaana ILAAHAY uga…
May 28,2016 (Buuhoodle) Oo Ka dhacday Garoowe iyo Hargaysa, iyo deegaanada Khaatumo oo aan laga aqoon waxa noocaas oo kale ah……
May 28, 2016 (Buuhoodle)Kalfadhiga Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo ka furmay magaalada Buuhoodle. Sidoo kale Madaxwaynaha Maamulkaa oo furay Kalfadhigaa ayaa sheegay inay Xorayn doonaan Laascaanood wakhti dhaw oo fooda inagu…
25 May 2016 (Ceegaag) Shirkii uu Gogoshiisa dhigay Boqorka Beelaha daarood Boqor Burhaan ee Madasha Wadatashiga Hoogaanka Dhaqanka Soomaaliyeed uga socdau magaalada Qardho ayaa doortay Shirgudoonka kooban Gudoomiye iyo 4…
Xildhibaan Dalxa oo ah Xildhibaanada Soomaaliya kuwooda ugu tunka wayn ayaa si aada uga biyo diiday sida uu u dhaqmayo madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo sheegay in Dawladnimadii…
Shalay ayaa waxaa laysugu yimi shir aad u balaaran oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada jaaliyada Khatumo ee ku dhaqan wadanka Belgium, kulan kan oo ku…
Waxaa baryahan soo ifbaxasay magacyada basaasiin ku hoosjiray deegaanada Khaatumo, siiba deegaanka Ceegaag waxaa dhawaan lashaaciyay magacyada rag horay loogu dirsaday inay soo basaasaan shirkii Bardaha ee lagu dhisay maamulka…
Cali Daacuun oo waraysigii uu maanta siiyay madasha 60ka muxuu kayiudhi Hartiga iyo boobka Xildhibaanada….Waraysigii Cali Daacuun May 21, 2016 Ceegaag.com…
Iyada oo ay soomaaliya kabilaabantay udiyaar garawga doorasho humaageedka 2016 ayaa Magaalada Qadiimiga ah ee Taleex ayaa maanta siwayn looga taageeray Xildhibaan Cabdirashiid Cabdilaahi Maxamed Axmed iyada oo dadwaynaha degmadaasi go’aan…
Maalinta Nadaafada ay u asteeyeen dadyowga u taagan midnimada Soomaaliya maadaama ay dad maalintaa u asteeyeen inay kala jaraan Hashii Maandeeq, ayaa sanadkan siwayn looga xusay deegaanada reer Khaatumo. Xuskan…
Xildhibaanka ayaa sheegtay in ay neeroobi u joogaan arimo la xidhiidha Dastuurka, siiba sharciyada awoodaha Madaxda uu dalku yeelanayo. Xildhibaan Fawsiyo ayaa sheegtay in ay doonaso in muqdisho ay yeelato…
Gudoomiyaha Xisbiga TAYO ahna Musharax Madaxwayne ee Somaaliya 2016 ayaa shacabka ugu tahniyadeeyay munaasabada xuska malintiila yagleelay Ururkii xornimo u dirirka ee SYL. Farmaajo waxa uu yidhi ‘Waxaan hambalyo ku aadan…
Boqor Burhan Boqor Musse ayaa shir jaraa’iid oo uu maanta ku qabtay magaalada Bosaaso iclaamiyey xiliga uu furmayo shirweynaha Isimada Beelaha Soomaaliyeed oo ka dhici doona magaalada Qardho [21 May…
Figradihiina